Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Kamaavi


  1. Ms.Dhuc-dhuc & Dhaylo ani waxa iga dar-daarana haddii aad ku yar oo kaaryoon yar meelahaa riix riixi oo dadku ugu yeerayaan Qoorweyne aa ku aragto mid ka mda garoomada aad ka dagayso ka cabso oo lafahaaga u ula baxso aan ku dhahay, sababtoo ah, Faranka aad is necbaydeen in uu noqdo aaba laga yaaba.

     

    Sida kale safar salaxan oo hadana salaxan , habo. smile.gif


  2. This whole thing

    seems joke to me,

    horta maxuu ahaa

    waxa dhabta ah ee

    la isku qoonsaday.

     

    Ma dhulba?

    Ma dhaqalla?

    Ma dhaqamaadba?

    Ma dhabihii xornimda

    loo mari lahaaba,

    Maxuu ahaa awowe?

     

    Haddii sida la shegi

    waxa la isku haysto

    uu dhulyahay.Dhul

    madax banaan oo ay

    qolyahni ka taliyaan

    aaba iska yar.

     

    Dhul Somaliyed

    oo saas ah oo

    xor ah aanba

    manta jirin.

     

    We all Somalis

    get no Land

    at the moment.

    We're all under

    Gumaysi.

     

    First let our

    lands be freed

    from the Tigre,

    those are the

    ones who rule

    ourlands living

    like a king

    while inhabitants

    are dying for

    hunger, silic

    iyo sakaraad.

     

    Awowe, let this

    chicken fight

    be stopped and

    the real fight

    be taken to the

    Tigree, period.

     

    Originally posted by THE HAKA:

    I repeat waa in la kala socdaa, oo ONLF meeshaa Alshabab faraha uga qaadaa, GAR IYO GAR DARABA.

     

    Hadii kale, both sides will lose and Ethiopia will win.


  3. Xaaji wax yaalo badan

    aad is dhex dhigtay niyow.

     

    Bahasha kala qaad-qaad adeer

    oo mowqifka lagu weydiyey uun

    labbadaadii sadar ku xariiq.

     

    Sidooni ha ahaate hadday saasi

    dhab kaa tahay, waxaan ana kuu raacin

    lahaa hal su'aallo yaraysa oo walan.

     

    S: Intee in le'eg ayaad

    aamin santahay in Shabaabku

    ay ku ekaan lahaayen keliya

    koonfurta amaba ay kala goyn

    lahaayeen dhul somaliyeed

    hadayba lacala gacanta ku

    dhigi lahaayeen oo guusha aad

    oogu ducaynayso ay horayba

    ka heli lahaayeen?

     

    Hana is dhex-dhigine, bahasha

    inoo kala tartiibi niyow. :D


  4. Abu, aabbo wax saas ah ood isku sii

    daaliso meesha ma yaalo, kowdheh.

     

    Wadaadadu way ka howl gali karaan

    meeshay rabaan laakiin halka wax

    iska qaban la'dahay waxa weeye

    nimanku meelihii loo cayimay ee la

    isku ogaa in ay ka howl galaan ayey

    garab mareen.

     

    Waxuu qorshu ahaa in saf balaaran

    lagu ku ciyo waayanaha. Nin walbana

    goobta lagu ogyahay uu ka adkaado.

     

    Tusaale ahaan gobolada Liibaan iyo

    Shiniile hadday wadaadau ka howl

    galaan cid kaga dab'o tagayso

    ma leh waana meelihii loo qoondeeyey

    in ay ka howl galaan . Laakiin, taasi

    ma dhicin.

     

    Weliba halka la isku diidanyahay kelliya

    ma aha wadaadnimo la yahay iyo siyaasad

    la cabsanyahay, laakiin waa nidaamka ugu

    haboon ee dhulka lagu xorayn

    lahaa ama lagu dagaal geli lahaa inta laga

    xoraynayo isla dhulkaaas.

     

    Teeda kale labada dhinacba, wadad

    iyo waranle waa ka budh & buux.

     

    Insha'allahu adu mardhow hal dhinac

    uun bay iskugu shuban doontaa.

     

    Markaa,Wax saah ah ood isku sii

    xiijisaan anu meesha kuma arko, ee

    nimanyahow wakhtigiina si kale ooga

    faa'iidaysta.

     

    Wallaahu Aclam.


  5. Inkastooy hadhow dhihi doonaan hebel

    & heblaayo jaclaysi ay kaa ahayd hadana

    kii hab iyo hanaan layimaada in lagu daba

    faylo xaganaga wuu ka idman yahay, allow

    Xaaji Xayraana mu ahaado.

     

    Shariifka & Xiinkiisu ragii loo baahnaa

    weeye aabbo, way to go yaa xiinka!! :D

     

    Originally posted by xiinfaniin:

    Way to go yaa Sh. Sharif!


  6. Edo qabow xu

    iska tara?

     

    Nafta wax

    u ron ogu

    dadal no?

     

    Jimcsigana

    ku dadaal,

    as Dr.Nu

    would say.

     

    Originally posted by Malika:

    Is it me or this years winter is harsh.It's so cold!


  7. Istaaqfuralah!

    Nnyow waxagu

    wa ka dare e

    ka waran.

     

    Hadda ma yabki

    aa saa oogu

    dhel-dhelaysa.

     

    Waxaba balana in

    aan mar kaa yabiyo,

    iyo Hargaysa iyo

    xafadii Dumbuluq.

     

    Teeda kale,

    saladu haday

    marka iyyda

    ah ina qabato

    dee yabka bartas

    aan ooga haraynaa.

     

    Alle ha aqbalo taan

    hadda soo turtay! :cool:

     

    Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

    Salaadu dadka miyay qabataa mise iyadana wax kalaad uga jeedaa ,,,,,,,
    :D

     

     

    Walee kaa yaabay ,,,,,,,,,,,


  8. LOL^ war magacu waxuu

    ka socdaa farnacab, markaa a'da

    n'da ka danbaysa an ka so hor

    mariyey isla n'da.

     

    Marka farancab ay saa kugu

    soo baxaaya.

     

    Waxan ku modayey in aad meel

    kale shiishka hu hayso,

    lakin ku fahmay hada.

     

    Salaad aa i haysa ee nabadey, sheekha.