
Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Las Anod, is in Puntland State, Somalia Bari, Nugaal, Mudug, Sool, Sanaag, and Cayn are all part of Puntland regional state, and Puntland is part of United Somalia
-
BAAQ NABADEED IYO CAMBAARAYN Oo Ay Saareen beel ka mid ah beelaha Laascaanood Ee Qurba Joogta Ah
-
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo magaalada Laascaanood kula shirey Waxgaradka gobalka Sool booqdeyna Jiidaha dagaalka. Oct 02, 2007 By:Faarax C/qaadir Geylan (Jidbaale.com)- Madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Puntland Xasan Daahir Maxamuud iyo Wafuud uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Laascaanood. Wafuudan oo ubadan taliyaasha ciidamada iyo golaha wasiirada waxaana ka mid ahaa wasiirada Wasiirka Caafimaadka Dhagaweyne ,Wasiirku xigeenka Maaliyada Yaasiin Tamaad iyo taliyaasha ciidamada Qalabka Sida ee Puntland. Madaxweyne kuxigeenka oo magaalada tagey xili habeen ah ayaa bilaabey la shirida dhamaan qeybaha kala duwan ee magaalada Laascaanood gaar ahaan waxgaradka gobalka Sool isagoo la kulmey Garaad Jaamac iyo Garaad Saleemaan kalana hadley dajinta xaalada gobalka Sool. Garaad Jaamac iyo Garaad Saleemaan ayaa usheegay Madaxda Puntland in ay sameynayaan waan-waan ku aadan in magaalada Koonfurteeda laga saaro maleeshiyo beeleedka loona baahan yahay in aan magaalada wax dagaal ah laga ridin. Xukuumada Puntland ayaa balan ku qaadey in aysan magaalada joogi karin Maleeshiyaadka udurbaan tumaya kooxaha iskaashanaya ee Somaliland iyo Koox-da Al-Shabaab isla markaana looga baahan yahay Isimada gobalka Sool in ay kooxahaasi Magaalada ka saaraan. Waxgaradka gobalka Sool ayaa usheegay Xasan Daahir Afqudhac in ay dagaalkii shaley dhinaca Puntland ay la dagaalameen koox-da Al-Shabaab iyo Somaliland oo iskaashanaya ayagoo markaasina ka fashilmey qorshihii ay doonayeen. Wafdigan waxa ay kaloo booqdeen Jiida dagaalka ayagoo halkaasi kula kulmey Saraakiisha howlgalinta ciidamada dowlada Puntland ee jooga goobahaasi ayagoo kala hadlay sidii difaaca ay tahay Puntland loo xoojin lahaa ayadoo Madaxweyne kuxigeenku usheegay ciidamada in looga baahan yahay difaacida dalka iyo dadka Puntland. Madaxweyne kuxigeenka ahna ku simaha xilka Madaxweynaha ayaa magaalada si caadi ah ku dhexmareyey ayadoo guud ahaan gacan ku heynta magaalada ay Puntland si rasmi saaka ula wareegtay ,ayadoo wasiiro ka tirsan Puntland oo dhinaca Milateri ku caanbaxey ay tageen Jiida hore oo dagaalka oo ay wali joogeen. Shirarkaasi ka dib ayaa Madaxweyne kuxigeenka oo ay galbinayaan gaadiidka dagaalka wuxu tagey meelihii uu shalay dagaalku ka bilowday isagoo ka dibna Caasumada Puntland ee Garoowe dib ugu soo laabtay. Faarax C/qaadir Geylan Xigasho: AllPuntland
-
Cuqaasha gobolka Sanaag oo ku tilmaamay dagaalka S/land ay kusoo qaadey Laascaanood gardaro qaawan, iyo abaabul ciidan oo laga dareemaayo gobolka Sanaag. Dhahar: Odayaal dhaqameedka Sanaag ayaa ku tilmaamay dagaalka ay Soomaaliland kusoo qaaday degmada Laascaano mid gardara ah iyadoo lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan. Waxay odayaashu ugu baaqeen in shacbiga woqooyi Bari ay iska difaacaan wixii dulmi ah oo uga yimaada woqooyi galbeed. Ciidama beeleedka Sanaag ayaa sidoo kale waxaa laga dareemayaa heygan diyaar garow dagaal iyadoo aanan lagaraneynin abaabulkooda ciidan meesha u toogo noqoneysa. Magaalooyinka Gobolka Sanaag ayaa waxaa si aad ah looga dareemayaa colaada gobolka Sool iyadoo ay saameeyn weyn mar walba ku yeelato gobolka Sanaag ayaa hadana waxaa aad u xun guud ahaan tayada isgaarsiinta dalka Soomaaliya taasoo dhalisay khasaaraha dhabta ah inaan wali meelo badan laga ogayn. Dagaalka Laascaanood ayaa kululaaday mar ay madaxda Somaliland ku eedeeyeen fadeexadii dagaalkiiDhahar in uu ka dambeeyey Riyaale, laakiin hada Laascaano in sidii Dhahar aan loogu ceeboobin, waa siday warka u dhigeenee. Sikastaba ha ahaatee, maamulka Soomaaliland ayaa inta badan weerarkiisu wuxuu soo hagaagaa bilaha ramadaan ee barakaysan, Xiryaha ciidan ee Puntlandna waxaa ugu waaweyn xeryaha gobolka Bari kuwaasoo iyagu juuqla ah oo aan wax abaabul ah ka jirin. Ismaaciil Maxamed Dhahar.com
-
Reer Laascaanood in badan bey sabreen, markaa reer laascaanood waa inay iska celiyaan gardarada cad ee militia riyaale In badan bey isku dayeen dadka reer Laascaanood in si nabad ah malitia Riyaale ee soo duulay loogu celiyo dagaamadoodii Hargeysa iyo Burco Maanta waxaa laga gaarey maalintii ee reer Sool, Sanaag, iyo Cayn ee ku difaaci lahaayeen dadkooda,dhulkooda, guryahooda dhiig iyo maalba Wax ka dheexeeya majirtu inuu qofku noqdo shahiid gurigiisa difaacaya ama qof sharaf ku nool
-
Baaq Nabadeed Iyo Cambaarayan ay Soo Saareen Qurba Jooga Beel ka mid ah beelaha Laascaanood Ka Dib Shir ay Qabteen [ October 01, 2007, 09:49 PM: Message edited by: 'Chief ]
-
Khudbadii Uu Garaad jaamac Garaad Cali Kasoo Jeediyay Maanta Toga Waqdari:::"Nimankii waa baqayaan oo waxaa loogu sheekeeyay in toban toban loo qab qabanayo oo la xidh xidhayo nasiib daro kalsooni badan naftooda kumay qabinoo qaarkoodbaa buuraha dib ugusii dhacay"
-
Great Day; People of Laascaanood joined together to celebrate peace and unity Garaad Jamac and people of Sool succeeded to disband a local militia Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo Boqolaal dad ah oo maanta isugu soo baxay Toga Weyn ee Waqdi oo magaalada dhowr kiiloo mitir koonfurta kaga beegan Garaad Jaamac iyo Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Xaabsade Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo Socdaalkiisii Maanta Ee Nabad Raadinta Garaad Jaamac Garaad Cali iyo boqolaal shacabka reer laascaanood ah ayaa isugu soobaxay Toga Weyn ee waqdari oo dhanka koonfurta dhowr kiiloomitir kaga beegan magaalada laascaanood.............................. Garaadka ayaa isu soobaxan iclaamiyay maalintii shalay ahayd kadib markii uukhudbad dheer kasoo jeediyay masaajidka weyn ee Al-Huda. Ujeedada isu soobaxan ay dadku isgu yimaadeen Toga Waqdari oo inbadan u jira magaalada ayaa ahayd mid hubka looga dhigayo dhalinyaro gadoodsan oo taageero ka haysta maamulka labaxay somaliland. Dhalin yaradan ayaa waxay mudo todobaado ah ku jireen Toga Waqdari kuwaas oo ilaayo haatan aan si rasmi ah usoo bandhigin ujeedada rasmiga ah ee ka danbaysa duurgalkooda. Culi maa'udiin Garaado cuqaal odoyo iyo dhamaan waxgaradka deegaanka iyo shacabweynahaba oo uu horkacayo Garaadka Guud ee deegaanka ayaa si wada jir ah ugu tagay dhalintaas gadoodsan. kolkii loo dhowaaday ayaa waxaa la maqlayay dhawaqa rasaasta qoryaha yar yar ka dhacaysa oo ay soo ridayaan kuwaas oo ay ku kala baacinayeen dadkii isu soobaxa sameeyay ee ku baaqayay in nabada wada jir looqaato. Saacado kadib markii buuq badan dhashay oo dadkii intooda badani ay dhanka toga usoo yaaceen ayaa GAraad jaamac oo ka go'nayd in uu kasoo noqon ilaa uu hubka ka dhigo dhalinyaradaasi ayaa si gooni ah ugu baxay Garaad Jaamac oo kaliya ayaa masoofo dhowr kiiloomitir ah oo buuro iyo banaan weyn oo ay dhufayso adag ka samaysteen dhalinyaradaasi u lugeeyay xili ay cadceedu aad u kulushahay Rabadaana lagu jiro. wadahadalo dheer oo Garaadka kaligiis uu la yeeshay maleeshiyaadkaas madaxdoodii ayaa waxay isla garteen in sigooniya loo wada hadlo dadkuna ay iska kala dareeraan oo ay isu soo hadhaan Garaadada culimada iyo maleeshiyaadka Garaad jaamac oo markii danbe dib usoo lugeeyay kana soo dhaadhacay buuraha waa weyn ayaa dadkii naawilayay ee ka warsugayay u sheegay wixii ay kuwada hadleen iyaga iyo madaxda dhalinyaradaas. "Nimankii waa baqayaan oo waxaa loogu sheekeeyay in toban toban loo qab qabanayo oo la xidh xidhayo nasiib daro kalsooni badan naftooda kumay qabinoo qaarkoodbaa buuraha dib ugusii dhacay" ayuu yidhi Garaad jaamac Garaad Cali oo intaas ku daray. "Maanta xaajadayadu waxay ahayd intaysan qoraxdu dhicin in dhalin yaradaasi hubka aanu ka dhigno kulan labaad oo isimada iyo culimaduba ay ku jiraan ayaanu hadeer yeelanaynaa ayuu yidhi garaadka oo meel fagaare ah dadka kala hadlayay. Khudbada Garaadka Goor Dhow ayaani idiin soo deyn doonaa insha allaah::::: Liibaan Jordan::Widhwidh Online News Desk..media Center
-
Waa runtaa sxb,
-
Originally posted by rudy: all haters leave somaliland alone...its a true survivor...the latest events that happened really surprised me...first time i witness in somali govt upholding it constitution...! surprise surprise...! good job Riyaale.. one point for u so far... If there is any cheerleader in SOL its Mr. Rudy #1, you see how you supporting Riyaale blindly, one of the signs of clan cheerleaders Anyone can pretend that he/she is from City/Clan Y, and can insult at the sametime City/clan Y in every thread, we had many of them before that were banned before Originally posted by rudy: plz drop that trash at Las Caanod. it looks like that place is a grabage dump. Do you think we believe you, when you called the city of Laascaanood a garbage dump place Originally posted by rudy: Yesterday, reporters asked her if she finally found Jesus in jail in which she replied.... No, there are no Mexican men in this jail here!! what ....! Yo, dont worry, she out now. her 1st word was that shes gonna go to Laascaanood and adopt a babe there!! Do you think we believe you when you even in Joke section, where no one is talking about Laascaanood, you insult this city Originally posted by rudy: lascanood who! where! i never heard of this place!! it must be between 2 hard rocks. i check the satlite map n couldnt find it! i better check disneyland aye!! its probably some where in small world! Do you think we believe you that you are from Laascaanood, when you don’t know where Laascaanood located in the map? Originally posted by rudy: Duqa, somaliland has passed a constituion where everybody voted on it including your damn clan. Originally posted by Cheif: Only some people in Hargey-Burco-Barbara triangle voted for so-called constitution Originally posted by rudy: why u folks didnt vote...busy eating some jaat?? ...incrediable wajey birnimo..! Do you think we believe you, when you make uncalled for insults like the people of Laascaanood were busy eating some jaad during the fake referendum Haduu qof been sheegayo waxaa fiican inuu been run u eeg inuu sheeqo Its very obvious, that rudy is telling lies, and more lies They say “The best ammunition against lies is the truth”, the truth is you hate Laascaanood and its people, so can’t be from there Somalidu waxa ee dhahdaa beeni lug malaha Its obvious that your qabiil-hate against Laascaanood became an obsession , its evident in every section of SOL even in the Joke section, Waxaan kuleeyahay islayaab oo isku xishood
-
Who was talking about Laascaanood??????????!!!!!!!!!! I see that qabiil-hate campaign of this man, has no end This was not the first time, Mr. Rude is just showing his true colors every time, he has to say something offensive about Laascaanood in every topic, it’s became an uncontrollable obsession When was the Ethiopian Flag, the Flag of Laascaanood city??? Unless one is suffering from an acute and severe qabiil-hate disease Wixii xun ba ma xawaa leh (in this case Laascaanood)!!! War nin yahow anagu kulama qasanano, damiirkuna nama siinayo inaan wax sheegno magaalo soomaaliyeed mar kasta sidaado kale, sida aad u dhaqmasid waa waali ee iska duwee I consider your hometown Burco, a Somali city like other Somali cities that’s all
-
Congratulations to King Omar Sanweyne Hambalyo iyo Bogaadin Illaahay haa ka dhigo mid dadkiisa, dalkiisa, iyo diintiisa anfaca, oo wax tara sidii boqoradii ka horeeyey Amiin Boqorada iyo issimada dhamaan waxa ee ku amaanan yihiin nabada ee shaqeeyaan hadyo jeer.
-
Britain’s High Class Are Flocking to Islam Britain’s High Class Are Flocking to Islam Authentic research has shown that over 14000 Brits have converted to Islam after having lost hope in the style of life the West is offering. ‘Amongst the converts there exists many famous personalities which is a great booster for the Muslims who have become a prey to accusations of terrorism and are living in fear’ in the words of Muslim leaders. The Muslim Council has appointed the former health minister’s son Ahmed Dobson as chairman of their new committee which is striving to explain the reality of Islam to the whites living in the United Kingdom. Yahya Britt (Jonathan Britt) the former BBC director has researched thoroughly the data of Christians converting to Islam and concluded that the total number of new Muslims in Britain was 14200. In his statement of conversion to Islam last week, Britt stressed the point that Britain also needed a leader to bring whites more easily into Islam, just as Malcom X had done for the blacks of America and to make Islam a more national religion rather than the strange one it is at present. Furthermore, he explained how Islam’s balanced system, strong beliefs and spirituality gave him that hearts contentment. Herbet Scott’s great grand daughter, Emma Clark has also accepted Islam as a way of life, a former designer for the gardens of the Prince of Wales is now involved in designing a mosque’s garden. She stated to the press a few days ago that ‘I accepted Islam after detesting the doubt standards of Western values and to lee from the filth that surrounds it. Her great grandfather who was the prime minister of Britain in 1908-1916 led his people to the lines of victory in the First World War. Most new converts have been greatly influenced by Charles Easton’s book, ‘Islam and the Destiny of Man’. He states that I’ve receives thousands of letters informing me that we have lost hope in today’s Christianity which is following the whims and desires of people and are searching for such a religion which does not have this. The earl of Yarbrough who is the owner of over 28000acres of land in Lincolnshire told the press, ‘I have changed my name to Abdul Mateen and would only like to say that ‘Study Islam and you shall see its beauty’. Her Majesty has given full permission for Muslim staff working in Buckingham Palace to take time off to perform their Friday prayers. The above were examples of people who were directly connected to the kingdom, whose grandparents were the bearers of knighthoods and lordships, who used to sit in the houses of Parliament, wealthy people, from a nation who has never been ruled. But what happened to these people’s progeny? There was no slavery or force on them to make them accept Islam; ‘it was solely the unexplainable hearts contentment we found which compelled us.’ After all this I see not the reasons of my shyness, my regret, my inferiority complex that is stopping me from even performing my Jumu’ah Salaat amidst my colleagues at work only because of the fear of what will people say and that my business may lose important profits, yet the kingdom headquarters, Buckingham Palace, has such facilities… [ extracted from the monthly ‘Al-Furqan’. Written by Nicholas Hellan, Christopher Morgan and Maqbool Jaan ]
-
If Egal wrote this controversial letter, its a reflection of the sad situation of Somali people, wax kasta waa lga filaa madaxda somaalida ee maanta nool, illaahow madaxda noo hanuuni Geeljire has point The Somali tragedy and the Palestinian tragedy are very similar in many aspects Just like Mogadishu is at the heart of the Somali crisis, Palestine is at the heart of the Arab world’s crisis The Palestinian people just like the Arab and Somali people are deeply divided along clan lines, Soomaalidu carabta ayeey ka dhaxashay qabyaalada, lakiin hadeer somalida ayaa looma leenayaa inay ka badsatu, xaalku laga baray ee laga badi The sad thing is under the brutal and merciless Israeli occupation, Palestinians are fighting between themselves in a civil war, Unfortunately while Somalia is facing Ethiopian aggression, Somali people are very divide along clan-factions like hiiraanland, Somaliland, Puntland, Gedoland, Lets us be fair to Palestinians, they are not alone, they are similar to Lebanese, Afghanis, Somalis and Iraqis True, some Somali regions are relatively more stable like Puntland, Somaliland, Hiiraanland while places like Mogadishu are in crisis, likewise some Arab countries are more affluent like Gulf states, while places like Palestine and Iraq are in constant wars The west used their magic to destroy the muslim khilafah of Ottoman, The magic is DIVIDE AND RULE The west particularly Britain used the Arabs to destroy the muslim khilaafah, just like America used shia’ah/kurds to destroy Iraq, Israel used Palestinian factions to destroy Palestine unity, Israel used Lebanese factions to destroy the booming Lebanon of 1970s, Ethiopia used Somali clan factions (ssdf,snm, usc) to destroy Somali republic, Ethiopia again used TFG to destroy ICU Arabs invited Britain (the country that established Israel later) to Palestine and Arab world to help them in their fight against Ottoman Khilaafah, Just like how Kuwaites, invited Americans to Kuwaiti, Saudis invited Americans to Saudi Arabia, Afghanis invited Americans in Afghanistan, Iraqis invited Americans in Iraq, Somalis invited Ethiopia in Somalia Britain promised to the Arabs, that if Arabs revolt against the Muslim khilaafah of Ottoman, that Britain will help Arabs under the leadership of Emir Faisal to build a super Arab state that includes Palestine Emir Faisal's party at Versailles, during the Paris Peace Conference of 1919. At the center, from left to right:Rustum Haidar, Nuri as-Said, Prince Feisal, Captain Pisani (behind Feisal), T.E. Lawrence, Feisal's slave (name unknown), Captain Tahsin Qadri Arab Uprising (1916-1920) When Turkey went to war in October 1914 against the allied powers and following their repression of an uprising in Damascus that same year, an exchange of letters between the British Government and the Governor of Mecca, Sherif Hussein, descendent of the Prophet, took place between October 1914 and March 1916. The promise made by Great Britain was the creation of a great Arab Kingdom, a confederation of three independent states to be created (Hejaz, Syria and Iraq), if the people of the region revolted against Istanbul. The revolt began on June 5, 1916 with the proclamation of the independent state of Hejaz (1) and Hussein its King on November 2nd. Hussein's sons, Faysal and Abdallah (2) led Arab armies north. Faysal entered Damascus on October 3, 1918, and thus put an end to Turkish presence in the Arab countries of the Middle East. A Syrian National Council was convened in June 1919 and proclaimed him King of Syria in March 1920. In the meantime Great Britain, France and Russia had concluded secret agreements on May 16, 1916 (which were revealed and denounced by the Bolshevik powers in 1917) known later as the Sykes-Picot agreements laying down a partition of the region to be placed under separate European powers. The British government topped it all with its public promise on November 2nd, 1917 to create a Jewish homeland with the Balfour Declaration. In March 1919, The San Remo conference confirmed the Sykes-Picot agreements assigning to France and Britain a mandate over the Middle East. On July 24, 1920 Faysal was forced out of Damascus by the French army led by General Gourand, who that same year proclaimed the independence of the Lebanon. Faysal after seeking refuge in Baghdad, was later named king of Iraq under British mandate on August 23, 1921. He is buried in Jerusalem on Temple Mount. The Arab revolt left its marks throughout the Arab World. One of these, albeit symbolic, is visible everywhere : the colours of its flag black, green, white and red. The flags of Syria, Jordan, Iraq, Kuwait and Palestine all use the colours in different arrays, with the Palestinian one resembling the original the most. The Arab leader Amir Faisal wrote this latter before signing an agreement with Britain “The two main branches of the Semitic family, Arabs and Jews, understand one another, and I hope that as a result of interchange of ideas at the Peace Conference, which will be guided by ideals of self-determination and nationality, each nation will make definite progress towards the realization of its aspirations. Arabs are not jealous of Zionist Jews, and intend to give them fair play and the Zionist Jews have assured the Nationalist Arabs of their intention to see that they too have fair play in their respective areas. Turkish intrigue in Palestine has raised jealousy between the Jewish colonists and the local peasants, but the mutual understanding of the aims of Arabs and Jews will at once clear away the last trace of this former bitterness, which, indeed, had already practically disappeared before the war by the work of the Arab Secret Revolutionary Committee, which in Syria and elsewhere laid the foundation of the Arab military successes of the past two years.” Amir Faisal also wrote : "We Arabs, especially the educated among us, look with the deepest sympathy on the Zionist movement. Our delegation here in Paris is fully acquainted with the proposals submitted yesterday to the Zionist organization to the Peace Conference, and we regard them as moderate and proper." In an intelligence memo written in January 1916 Lawrence described the Arab Revolt of 1916 as: beneficial to us, because it marches with our immediate aims, the break up of the Islamic 'bloc' and the defeat and disruption of the Ottoman Empire, and because the states [sharif Hussein] would set up to succeed the Turks would be … harmless to ourselves … The Arabs are even less stable than the Turks. If properly handled they would remain in a state of political mosaic, a tissue of small jealous principalities incapable of cohesion (emphasis in original) The false promise The message assured Hussein that The Entente Powers are determined that the Arab race shall be given full opportunity of once again forming a nation in the world. This can only be achieved by the Arabs themselves uniting, and Great Britain and her Allies will pursue a policy with this ultimate unity in view Read more McMahon-Hussein Correspondence The Arab Revolt Belfour Declaration of 1917 Faisal-Weixmann Agreement [ August 11, 2007, 12:53 PM: Message edited by: 'Chief ]
-
Northern, It’s a historical fact that the clan-faction of snm was defeated in 1988, and northwest region was under the government rule in 1989-1991, the period followed the tribal faction revolt, Somali government officials and military were in northwest region to January 1991, and there was no wars in north Somalia in 1989, and 1990 If its true that snm really defeated the Somali army in the northwest region, then why snm was absent and not seen in the streets of Hargeysa and Burco in 1989 and 1990, while the foreign diplomats like the American ambassador was visiting Hargeysa, Burco and Barbara during that period of post unsuccessful revolt by snm faction The fans of Waraabe like you yaa northerner might listen Faysal Waraabe version, I understand when Faysal admits that snm was defeated, its hard for snm fans to dismiss it as propaganda or tribally inclined points Do you think the clan-state will be recognized, by telling lies like snm won the civil war? NO, 17 years of lies - no gain Well the piece reflects the current political realities and situation in the SL/triangle (of Hargeysa, Burco, Barbara), Its you northerner who failed to approach the thread that way in the first place, but you resorted to old cheap insults, you only showed your true colors Today, we have the ruling UDUB faction led by the former NSS officer Riyaale with his NSS team Warrancadde, Abdillahi Ismail (Eeyro), UCID led by Riyaal’s spy, Faysal thinks that he still should spy for Riyaale, Kulmiye=snm led by veteran snm Siilaanyo, always mucaarad hadii hursi loo dhiibin According to the rules of this site, personal attacks are not allowed, Criticize ideas, not people. You shouldn’t attack the poster, if you don’t like the thread you have always have the option to ignore it
-
Originally posted by Northerner: Its called only caring about the opinions of those one has respect for True, that’s why you asked me this question in the first place, “What is the aim of posting this yaa Cheif?” Originally posted by Northerner: I'm glad i have your respect I have no respect for those who have no respect for themselves, also I don't need their respect It was you who was saying whats your aim regarding this thread? Stop acting,
-
Rudy, The NSS officer Riyaale is doing his job by arresting politicians; this is what he knows best, it was his profession in 1970s and 1980s Riyaale is a lot better than siilaanyo and faysal Explain to JB, I think he needs to understand since so-called law applies to him How you will make me angry, since that word is not in my dictionary? I hope you don’t repeat what you said in another thread insulting an entire clans
-
Adaa qabiilist ah, markaa aduu waxa aad tahay dadka kale lama moodo do, dadka caqliga yar uun baa saasameeya True, not only that I don’t like all clan-factions, but I hate them all In reality its you who support Siilaanyo, snm/Kulmiye solely for qabiil reason Waa lawada ogyahay xaqiiqdee ee haa iskashifin
-
Don't think that everyone is like you with qabiil mentality I see that truth hurts, specially when it is from someone like Faysal, who is part of the mafia, now you can't this propaganda Don't be angry, If you didn't like the thread, you can always ignore it without attacking other individuals, I have simply posted an article from a secessionist site
-
BBC: There are reports that the government arrested this week two people whose premises were used for a press conference in which the government was condemned for last week’s arrests of the Qaran leaders, can you confirm if this is true? Minister:Yes, the jailing of these particular two persons is true. The government’s actions are not limited to only the three Qaran leaders, but to whoever breaks the law and continues to engage in activities associated with Qaran. We will arrest and detain, and these two persons were among those we determined as being involved with the activities of Qaran. Whoever becomes involved in political activities will be arrested and will have to face the law. Source: Somaliland Times The subject of the thread is correct 100%, Everyone was listening to the interview, The actual subject of the news is { Somaliland Interior Minister: “We Will Make More Arrests” } and the NSS minister said “Whoever becomes involved in political activities will be arrested and will have to face the law” meaning the same thing, What does "Whoever becomes involved in political activities will be arrested" mean? of course it means more arrests
-
What is the aim of posting this yaa Cheif? Are you disappointed with faysal for telling the harsh truth? If you have anything to contribute regarding this topic you can do so, Faysal is one of the top 3 leaders of the clan-state of Somaliland, even the hatemonger Faysal waraabe agree that snm is defeated in 1988, he is still spying for riyaale, his NSS boss He hates and loves Faysal You are confused, Yes I hate faysal, and its you who love him, thats the difference between us Those who love faysal and always protect him are the fans of snm, even they defend and supported his campaign for a genocide in SSC region Faysal is a well-known for most times saying what is in mind and heart!!! when Faysal said previously in a televised debate that people of SSC should be killed the leaders of snm like siilaanyo, and fans of snm like those in this forum started to make excuse for him, instead of condemning him for hate speech Again now when Faysal says that snm is defeated and that they don’t deserve to lead? Again Will snm fans support him Siilaanyo is worse than Faysal Waaabe, because he did actually committed genocides during in Sool/Sanaag/Cayn during 1980s and early 1990s, also in Burco and Togdheer in 1995-1997 As expected, Riyaale will win another term that’s for sure, even if superficial elections are held, In democracies when an opposition leader is defeated in major election like Algore and John Kerry, as expected they resign to pave the way for new leadership that can offer a better alternative and real change for the people The problem with the sub-clan factions like Kulmiye and UCID is siilaanyo and faysal think that the subclan faction is their small business, and no one can replace them. If warlord siilaanyo want riyaale to step-down he should first resign, and let other people to lead Kulmiye Sheekada siilaanyo iyo faysal waa anaa iskale xisbiga waayo anaa kusoo daalay, oo nafta u hurey, markaa cidna igama qaadi karto
-
War mashii NSS uun baaba utalisa, Riyaale nin NSS ah uun buu aaminayaa ama wax u dhibanayaa sida Abdillahi Eeyro NSS wax lagu faano ayeey noqotay - Riyaale was a senior officer of NSS - Mr Abdillahi Ismail (Eeyro)- the Interior Minister was NSS officer - Mr Ali Waranade - the Minister of Aviation and Air Transport was also NSS officer - Mr. Faysal Waraabe was junior spy for NSS, Most of Riyaale's ministers and the senior members of the regime have NSS experience in their resume I think the list is very long.... who was also part of Siyaad's spy agency - the NSS? waxaa lamaqli jirey military regime, hadaa noogu horeesa Spy regime example Riyaale's NSS regime
-
Somaliland Interior Minister: “We Will Make More Arrests” Somaliland Interior minister, Mr Abdillahi Ismail (Eeyro) Hargeysa, 4 August 2007 (SL Times) - Somaliland Interior minister, Mr Abdillahi Ismail (Eeyro) speaking to the BBC world Somali section on Wednesday said, that “his ministry is determined to see an end to all Qaran party activities, even if this means making more arrests”. The un-registered ‘Qaran party’ leaders, Dr Gabose, Mr Hashi and Mr Aidiid were arrested last Saturday by the government and were brought before Hargeysa Regional Court which issued a 7 day remand order for the leaders to be imprisoned in Mandera high security jail in Sahil region, while the government prosecutors prepare their case against the three Qaran leaders who are charged with various state and public order crimes. In the interview, the minister was asked “what were the actual activities by Qaran party leaders that the government thinks was causing instability in the country?” Minister: The government had made it clear to the Qaran party members that the time for political campaigning has not been decreed by the government and the National Election Commission, as directed in the constitution, and that not even the national three registered parties, Kulmiyey, Udub and Ucid have the right and permission to start election campaigns, let alone a non-registered political new party. We warned Qaran but they decided not to adhere to our warnings and they continued with their political rallies and election campaigns, and this led to a number of incidents which seriously threatened the stability and peace in those districts where they held their rallies and caused clashes; for this reason the government had to act in order to safeguard the public safety and peace. BBC: What clashes were these, and where exactly did they occur? These gentlemen say that they were the ones responsible for creating this peace and stability in the country and are the founding fathers and veterans of the struggle and Somaliland. Please, explain what exactly this instability that you say they caused? Minister: To have a meeting and hold a gathering without government permission is not right. I have said that not even the legal national parties are permitted to hold public gatherings without the government’s consent. Furthermore, whether you are a veteran or not makes not the least difference. Anyway, we are all veterans; we all had some kind of direct and indirect association with the struggle and liberation of Somaliland. We are all freedom fighters, those in and outside the country, young and old alike. Everyone, has in one form or the other been promoted, worked and employed by the old regime. We all served in the government of Sayyid Barre. I don’t know who they particularly mean when they say so and so is ‘******’ (a person loyal to Siyad Barre’s military dictatorship). BBC: Do the terms “******” and “NSS” (Siyad Barre’s secret service) bother you and the president since you both were high ranking (colonels) officers of the dreaded NSS right up to his downfall. Are you upset by the press releases by prominent figures and clan elders who state that you and the president are invoking “your old” ways, i.e Siyad Barre’s NSS tactics? Minister: I cannot deny that I was a NSS officer. The actual word ‘NSS’ itself needs to be understood correctly. It means the upholder of peace and stability. It should not be seen to mean anything else than what it means. The same is true all over the world: security agencies are there to secure the stability and peace of a nation. Whether one was Siyad Barre’s NSS or president Rayale’s, it makes no difference. There were those who did worse jobs than NSS officers. I see no problem to be labeled ‘NSS’. BBC: Yes, but these people say that the NSS of Siyad Barre used to commit a lot of crimes, and as a matter of fact they did commit crimes, there is no denying that Siyad Barre’s regime killed, imprisoned and tortured many people? Minister: History will reveal who were those responsible for the heinous crimes, and the masses know who they were. Maybe, not those born after Siyad Barre’s regime will differentiate who did what, and who was innocent. God will eventually be the one who judges. BBC: Minster, some people and those party members of Qaran argue that the ministry of interior, and the government in general, has no business to get involved in a constitutional crises, and should have let the proper authorities, the judiciary who are responsible for the constitution and its interpretation, be left to make the verdict regarding the legality of Qaran party. Was your government afraid of letting the courts make a decision on their own regarding this matter? Minister: No, it should be up to the person (plaintiff) to seek the judgments of the legal courts. It’s not our duty or responsibility. Our duty is to uphold the peace and stability of this country. It’s Qaran who should have sought the legal advice of the courts, not us. It’s Qaran who did not follow legal procedures. Had they wanted to seek legal advice, they would have petitioned the Supreme Court to reach a verdict in this matter, and we, as the government, would have defended our position in the Supreme Court hearing relating to this issue. BBC: Many people believe that the constitution allows for the freedom of speech, freedom of association, the right to form political organisations, hold meetings, etc, etc. And that many political organisations, along with the three national parties can enter and compete for the local government elections, and the first three parties/organisations which get the first 20% of the local government election in all the six regions of the country become qualified to compete in the presidential race election, and eventually, become the national three political parties of the country as endorsed in the constitution. Minister: For your knowledge, no one has refused the right for freedom of speech, every night, you have seen what the local media writes and broadcasts. The criticism, the bad mouthing and lies by the media against the government is all too well documented. No one has said you cannot air your personal opinions and thoughts, but nevertheless, Qaran does not have legal permission to hold political rallies, and all we are saying to Qaran is for them to wait until the appropriate time, and for them to seek the court’s decision. This is the problem between us and Qaran, that’s all it is. BBC: There are reports that the government arrested this week two people whose premises were used for a press conference in which the government was condemned for last week’s arrests of the Qaran leaders, can you confirm if this is true? Minister:Yes, the jailing of these particular two persons is true. The government’s actions are not limited to only the three Qaran leaders, but to whoever breaks the law and continues to engage in activities associated with Qaran. We will arrest and detain, and these two persons were among those we determined as being involved with the activities of Qaran. Whoever becomes involved in political activities will be arrested and will have to face the law. Source: Somaliland Times