Hunguri

Nomads
  • Content Count

    1,740
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Hunguri

  1. A&T, I dont think you have any thing left to safeguard with your cheap shots about reer Bari . As far as fish concerned, weather it smells or it stinks after all its you admiting that you eat it more than me. In a nutshell, we were talking about reer Bari V reer Galbeed. Markaa, kalluunka waad cuntaa waadna qiranysaaye. Maxaa kaloo kuu dheer .
  2. Dee waatahaye, marka iska Cawdu billaystoo. Waxaad kusoo khatintaan. Sharkaw bax Shuushoow Guur! Markii, macneheeda la furo. Ayaan dhamays tiri doonaa!
  3. Xiin, dee saaxiib warkaagu waa halkii reer Xamarku odhan jireen. Abaa miyaa lays bursanayaa!. Niyow, ii kaadi. Meesha aniga laftigygu wadhayda ayan tuuranayaaye!
  4. Xiin, anigu reer Sheekh Cumar-ka aan aqqaano waa Galbeed-ka, laakiin Bari ka yimi. Waa niman wadaado ah, laakiin assal ahaan reer Galbeeda. Teeda kale, ninkan A&T waa nin suugaantiisu fiicantahay. Xaggaa gabaygana anigu adiga ayaan kugu dhaafayaa. Waayo hadda, waa adiga iyo isaga . Jirteenoo, hadii ay si wanaagsan jaanta isula qaado. Xoogaa, waa bawsanayaa. Mida kale, A&T wuxuu u egyahay qolyihii xadrayn jiray. Waayo Thread walba sijjaayad yar ayaa utaalla waana ka hiin raagayaa . Women section,General,Politics. Walibana dhinaca luuqqana cabashadiisu way badatay . Adiga, laftigaaga beryahan waad yara dawakhdayoo, qofkii hadlaba waxaad leedahay Sheekh Shariif ayuu wax ka sheegay. Almuhim, Jacaylbro waa sugaynaa, isagu aniga ayuu ii cammiri doonaa
  5. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: quote:Originally posted by xiinfaniin: ^^Reer Bari ma ihi! Laakiin knowing your ilk wixii Qoraxdu meeshay kasoo baxdo idinka xigaa waa reer bari including Hargeysa! One Dhagax-buuri once told me, Bari wax san qorraxda uun baa ka haynaa! No, Hargiesa is not Bari. Infact, Rer-Barri has no good reputation precisely because -rightly or wrongly, they are seen Wax-walba waan daadinay kind of Indha-adayg thing. That is just a prejudice. And the man reflected that. Adiguse, meeshaa dooni sheeg oo you have all the "characterstics of qorax ka soo bax". Your temperamnet and attitude leads me! EDIT: I have no reason to doubt her. Welcome Xiddigo! First of all, reer Sheekh Omar si fiican anigaa u garanaya. Secondly, A&T. Taariikhda Somalia indhaha ayaa ka tuurtaa . Hadaan waxyar ka dhawaajiyo. Faraqa u dhaxeeya reer iyo reer Galbeed. Waxa weeye. Waa laba hadii lays ag dhigo aan waligood is gaadhayn. Anigu, Galbeed waxaan u aqqaanaa. (1)Waqooyi Galbeed ( Hargaisa) (2)Boorama ama Awdal (3)Somali Galbeed, marka laysku daro. Jijiga,Qabri Bayax, Aw-Barre,Fiiq,Dhagax Buur ilaa sinaha Baabuli. Bari:- Ka biloow, Burco ama Togdheer ilaa cadceedu meeshay kasoo baxdo. Warkaasi, wuxuu ku socdaa ninka A&T, waayo isagaa reer Galbeed ah . Hadii nin kale, oo reer Hawd ah kaftan-ka soo galo. Bari waa sii kala jabaysaa. Almuhim, Galbeed wax yaalla ma jiro. Aan ka ahayn, in Garaw si fiican looga cuno , caano Lo'aad-na la cabbo. Waliba, L'o-dana si fiican ayay u booriyaan. "Booris". Kalmadaas, macneheeda ninkii raba waaloosii sharraxayaa. Hadaan, Bari usoo laabto. Xaqiiqda, hadan layska indha tirayn. Bari dhulkii Somali oo dhan ayaa ku jira. Xadaarad, haday noqoto dadku Bari ayay ka wada yimaadeen, Daaq iyo dhul xoolo lagu dhaqdo haday noqoto. Waxaa ku jira. (1)Dooxada Nugaaleed (2)Hawd iyo dhulkii daaqsinka Geela (3)Taariikhdii Somali lahayd ee Darwiish-ka (4)Bilcdii iyo Buurihii Sanaag Waxaan kaloo rabaa, inankan A&T ee taariikhda indhaha ka tuura . Waxaan ku waydiinayaa. Ma ogtahay, assal Somali 90% qabuurahoodu inuu Bari ku yaalo . Oo assal ahaan dhinacaa laga wada yimi. Adigu, maanta Dhagax Buur ayaad joogtaa. Laakiin, odaygii ifkan ku keenay, Bari ayuu ku aasanyahay . Hadal intuu afkaaga ku jiro ayuu ammaana yahay. Hadii kale, dee daasadahaaga iska garaaco. Wallee, Dhukko dhaw dhawdu uma dhacsana! Sincerely, Wiil reer Bari oo kalluun ka dhargay!
  6. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: quote:Originally posted by Ducaysane: It is beyond me why would any body is against an agreement that millions of people would benefit from. Is it because some of you here (northerners) want status quo to remain in the South, so you would have a case for independence? I think this agreement is positive step forward; of course, this is good first step of a long and possibly treacherous compromise voyage. The translation of the agreement is kind of murky but we have to start somewhere and this is good starting point. Adeer hadaad heshiis gelaysaan yaa idinku haysta bal ?? ,, the fact is that maba heshiin kartaan coz waxba ma maqashaan, is mana dhegeysataan, mana isu debecdaan, dad shisheeye uun baad dabada ku wadataane idinku tiina uma tashataan. Hadaad heshiin karaysaan bal heshiiya ha la idin arkee, not an ink on a paper but the facts on the ground is what i judge. Waar Jacaylbro,Somalinimadii ma S-land-ta yaree caantayn-ka ah ayaa ka xoog badatay. I wonder, what is wrong with our Northern brothers. This is, what sometimes amaze me most. Somali waa heshiinaysaa, wayna isu imanaysaa. Ninkii qarxi lahaa iyo kii milix cabbi lahaaba!
  7. Castro, dee bal waatahaye iska suga. Aan aragnoba. Ninkan Kashafa ee durbaanka wayn watta iyo A&T. 2-daa nin waxaad u sheegtaa 120 habeen ayaa la kala ogaanayaa, run iyo been waxa aduunku Somalia ka damacsanyahay. Waxaad doontid heshiiska ku sheeg. Laakiin bal afkiina iyo carrabkiina ka adkaada inta rag kala baxayo. Warkuba waa intaas!
  8. Nabad V Colaad Nabad = Barwaaqo,badhaadhe,guul, wanaag! Colaad = Wiil kaa dhimay, Qax, Dumar-ka iyo ciyaalka oo banaanka ku dhaca, adigoo qaxooti ku taga dhul shisheeye. Adigoo lagu yaso, lagu quudhsado, hadhawtana noqda Waxba yahay! Midnimo V Kala qaybsanaan Midnimo = dad walaalo ah, isku mid ah. Qof wanaagsan oo iyaga ka mid ah, talada iyo hogaanka u dhiibta. Kala qaybsanaan = Hadaan tayda leey yeelin, socon mayso. Hadaan waxaas la samayn, nabadi dhici mayso. Hadaan aniga lay maqalna waxa la sheegayaa, waa huuhaa! Conclusion:- Ninka sugi kari waayay 120 habeen, ayaa Xabashidu Somalia kaga baxaysaa. Anigu, waxaan u arkaa nin dan kale watta. Ama Al Shabaab ha taageero, ama Ereteria, ama Somali land ama ONLF. Caqliga, aan caadifadu ku jirin. Ama aan suntii Somalida kala dishay, ka guuxayn. Waxaan aaminsanahay. Inuu sabri karo 120 habeen. Isagoo, ka war sugaya. Hadba xaalku sidoo noqdo. Laakiin, ninkii fawdo iyo dan kale wadaa. Dee hayska qayliyo! Nabadaa naas la nuugo leh!
  9. The best leader ever in Somalia. He is one in million. A wise,calm,out spoken,charismatic leader!. May Allah help him!
  10. Duke , dont disclose your visit to Boosaaso man loool Muqaawamada SOL iska ilaali
  11. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: The Horn of Africa is getting a new face, it seems a new chapter is beginning from now on. SOMALILAND This is the only peaceful place in the horn of Africa. Somaliland currently maintains good relationship with Ethiopia along the border between the two countries. Somaliland also maintains a good security relationship at the border with Djibouti although the two countries do not agree in the political arena. The only problem that Somaliland has is in the eastern part of the country where there has been clashed with Somalia. In the recent months, that dispute has decreased and the tension is going down. By Jacaylbaro First of all, ! secondly. Jacayl bro, saaxiib ma mirqaan baa mise waa miyyir qab lol. Waxkale maahee way dhaqaaqday
  12. Red-Sea haye, your clothes of identity theft as a Somali lander and secessionism have finally ended up to be an Alshabaab canibal, virtual warlord. Cheap jokes to get your message through will no longer less your pain. Markaa saaxiib dee ninkaa billaa identity-ga ah. Oo hadba SOL meel usaara ayaa tahaye Maxay niicdaadu aniga iyo inta ila mid ahba, ka dhimaysaa . Aduunka waxaa ugu dhib badan, dadka billaa summada ama astaanta ah. Markaa hadba meel sheegoo ku war wareeg! Wallee, dhib baa ku haysata!
  13. A&T, saaxiib Dawladu iyadii baaba gaajo u bakhtiyeysee. Aniga, maxay isiin karaan. I have been reading your posts closely, and never see an atom of constructiveness in them. Hence,its not worth to answer your trivial,nonsense post. Bal aniga, waxaad doontid igu sheegoo . Hunguri,Dhuuni,Dibi liqqe, Awr cune what so ever. Laakiin, Shariif-ku waa nin Somali ah oo leader wanaagsan ahe. Faraha ka qaad!
  14. Assalamu Alaykum, Waxaan aad ula yaabay. Niman-kan Maxkamadaha isku sheegaya. Ma nimman waalan baa, ma niman miyyir qabaa. Ma Jaahiliin laysu geeyey baa. Horta wuxu maxay ayihiin. Kaliya marka laga reebo Sheekh Shariif iyo Shariif Xassan-kii Baarlamaanka maahee. Dhamaan intooda kale, waa ummad bilaa mawqif ah. Hoos waxaan ku caddaynayaa, inay dad waalan yihiin. Sababtoo ah, 100 jeer ayaa hadal-koodu is khilaafayaa. HADALKA KALA GADISAN EE MAXKAMADAHA (1)Afhayeenka Maxkamada oo sheegay inay kasoo horjeedaan, ciidamo shisheeye oo la keeno Somalia Bad iyo Barri ( Sheekh Ibrahim Suuleey). Hiiraan (2)Sheekh Abdirahman Jiniqoow. Oo hadalkiisa ku sheegay, inay wada hadal-ka la galayaan United nations-ka. Oo aanay wax wada hadal ah la galayn Dawlada Somalia. Bal waa yaabe, UN goormay noqotay Somalia. Waxa la rabo in la heshiisiiyo. Ma United nations-kaa, mise waa Somalida. Dayniile (3)Sakariye Xaaji Hussein, oo isaguna jaah wareersan. Waraysigiisii u danbeeyey. Wuxuu haystaa Sheekh Shariif. Wuxuuna u warramayay Al Arabiya. (4)Sheekh Aways, oo isagu maalinba hadal nooc kale ah keena. Hadba meeshuu doono ka tuura. (5) Indha Cadde, oo isaga laftigiisu meeshuu doono ku dhifta (6) Sheekh Ibrahim Gaagaale iyo qolada Hiiraan, iyaga laftigoodu, hadba dhinac ayay ku dhiftaan. Gunaanad:- Aniga, waxay ila tahay. Niman-kani dad caadi ah maaha. Dadka Maxkamada taageera, waxaan kula talin lahaa. 3 nin inay raacaan! (1) Sheekh Shariif (2)Shariif Hassan (3) Xiin Finiin ( SOL ) Waxa kale waa iska rubish!
  15. NG, You know what! A very good example, and an old saying or adage from the Somali olders, proofs that Somalis will never get along each other. They say! A husband and wife are neither at war nor at peace . Naag iyo ninkeed colna maaha, nabadna maaha. Markaa, dad bari hore is habaaray ayaad ka hadlaysaan
  16. Jacayl aan lagula wadin Wakhtigaaga yuu lumin Dhiidh dhiiidh dhaadh
  17. Dhug dhug, are you telling me, you execute the penalties of salary deduction on your staff absence excuses. Let me talk to you line the Nigerians do. Aaaah my friend. You are in Somalia. Aaah you will be shot like a dead chicken. Do deduct the salary, and we will post a thread of here after fair well party
  18. Originally posted by *Hayat*: ^^ hey anyone can take those pcitures.........how do we know its ur office and scenery you are not in any of them Hayat, I am a witness. Its not a collective,astray pictures . Northner, that is why you are always having a headache. You got to relocate the AC . Direct to your head. Jacaylbro, works for NG's Hagbad Bank in Hargaisa .
  19. Hey Jacaylbro, what is with this fequent headache niyow. Waar Quraarad Kooke ah cab, malaha Ummado iyo Jinni ayaa ku haya PS:- Dabshid, rain in Badhan for the last 8 hours
  20. 35 years old is not Dhaylo, This should fall on to the Suxul Baruur catagory. Mmmmmm, I heard this is the most difficulty time for a woman in terms of having a husband within reach . Waa xilliga ay ugu cuncun-ka badanyihiin dumarku
  21. very funny. Wallee, waxaa ii caddaatay. Maxkamadaha la sheegayaa, inay qabiil is urursaday yihiin. (1)Warlord (2)Drug dealer (3)Murderer Waxkastab, oo la sheego ninkani wuu yahay. Laakiin, dee waa nin reer hebel ah
  22. Hunguri

    Diamond

    Well, I though. You were commenting on both. The topic and about my little dream diamond shop too.
  23. Hunguri

    Diamond

    Haneefa, you are nice and polite. No doubt about it. That is just like a day light. Laakiin, dee walaalo adigaa aniga iyo Nepathy nala qabsady . Miyaad illoowday .
  24. Hunguri

    Diamond

    Abtigiis, I was there in early 90's. I also visited number of times. I know many things about that region . Though, I am from the sun rise side. Nepathy, what is with the dog topic, you are talking about. We were talking about diamonds,gold and precius staff. Mar haday sheekadii halkaa gaadhay, khalaas I rest my case
  25. HornAfrique . Wixii aad Kismayo iyo agagaarkeeda ku aragtid madaxa qarxi .