Mahiigaan

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Mahiigaan


  1.  

    Gobolladan yaryar ee isuhaysta inay libaaxyo yihiin iyo tan Viilla Somalia maxaabiista ku ah ee Ugandha qoriga la hortaagantahay maxaa kala haysta!. Somalia oo dhan waa meel gaaja ah sidaan maqlay oon $ 1 qada joogta iibsan karin, markaa bay Alcapone iska dhigayaan. Masaakiin aan isogeyn weeye.

    Koonfurtu waxay u barteen Afrikaan wax ilaaliya, mana aqbali karaan in askari Somali ahi wax ilaalin karo. Abdiweli waa inuu soo amaahdaa bodyguards Afrikaan ah si Xamariyiintu u aqbalaan.


  2.  

    May Allah forgive him and all those who have struggled for the freedom we were supposed to enjoy. Alas, he died as a refugee in a foreign land thousands of miles away from home. What a tragedy. I hope Allah will punish those who have destroyed our country and made us refugees in those far away lands. There are still thousands of of them if not millions who want us to fall from the cliff.


  3.  

    A teacher comes to the Math class and announces that he will teach them Algebra today. He the writes the formula:

    A+B = C.

    There was a rumor the teacher doesn't ace maths. One students suspects the teacher is quite wrong suggesting that A+ B should be equal to C. No way, he thinks and then raises his hand. Yes, says the teacher, have you any question?. How A plus B can equal C?.

    The teacher couldnt grasp how to prove this. The teacher at last replied and says:

    Rag birta calaashadey baa habeen iyo maalin usoo jeedey, dabdeedna go'aan ku gaadhey in A + B le'egtahay C. Lol

     


  4.  

    This is cool Abwaan. Qosol baan la dhacay.

    l

    Wiiil u shaqayn jirey reer Xamar lo' ku haysta baa subax walba salaadda hore la kicin jirey. Inanka waxaa la odhan jirey Khamiis. Habeenkii dambe baa inankii ducaystey oo yidhi: Ilaahow berri waa Jimce ee qofkii aroortii i toosiya calaamo ka ifi.

    Aroorti baa odaygii sidii caadiga ahayd isyidhi yarkii toosi lo'da hasoo lisee. Albaabka intuu ku garaacay ayuu yidhi: waryaa Khamiis...... Intaanu wax kale ku darin buu dhuuso ku waashay. Badh..badh..badh. Kkkkkkkk. Odaygii intuu naxay oo hareerihiisa eegay ayuu haddana u yeedhay: waryaa Khamiis. Belaayaa haddana ka raacday oo dhuusuu ka wadhay. Odaygii intuu iska tegey ayuu qolkiisii galay.

    Islaantii odaygu qabey baa istidhi inankii Khamiis ma kicinee bal soo toosi. Odaygeedana wixii ka raacay ma oga. Intay iyaduna albabkii ku garaacday bay tidhi: waryaa Khamiis.... Halkii bay iyana ka bilowdey dhuusadii. Intay isku naxday bay baall daymootay. Odaygii baa u qayliyey oo yidhii: naa hawgu yeedhin magcaas. Markaasey tidhi oo maxaan haddaa ugu yeedhaa?. Naa maalinta Jiimcaha ka horraysa ugu yeedh!.


  5.  

    I will never trust any Minister or whatever unless laws of accountability are introduced. Any appointee for an official post should declare what assets he/she has. Every crook steals the tax payers money and buys mansions within the first year. They rob the poor b/c they know they will get away without even questioning them, let alone putting them behind bars.

    We need a responsible and strong government. Somalidu jiljileec wax kuma laha, waxay ku wanaagsanyihiin wax dhakada ka garaaca. Lol.


  6.  

    Cadale,

    Thanks for the info, I was not aware of that he admitted. I was really upset when I heard of the incident, b/c I have no real life expereince of how things work in Somalia. My worry is how this guy can be trusted in this important official post?. A thug should never be trusted with any government post, we know there are many like him but maybe they were not exposed yet.


  7.  

    ^^

     

    I know it is eay to say but this can be done with foreign investment, and we know in the capitalist world risk and protection of their money is too important to compromise. We are not like Taiwan where the West and the Japanese have heavily invested to eclipse the financial and political sphere of Mainland China. if Somaliland strikes few wells of oil, the clock could turn in favor and foreign money could be be pumped into the economy, provided we retain the peace.