Farhareri

Nomads
  • Content Count

    18
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Farhareri


  1. Garoodi

     

    That's good you toned down on the lies now as I've clarified a few things you were lying about. Don't try to make it seem like you were debating whether SL or PL controls the districts and towns I mentioned because you weren't! You were saying I.door live there and I.door live there and now you are saying SL controls there and there after I busted your lies. Nin baad isleedahay dhulkiisaad ka taqaana? Bal caqli xumada eega

     

    If you knew the slightest bit about the Xudun district you would know where Bohol, Ceel la helay and Sabowanaag are located, (Far north western corner) those three towns are less than 20 km away from each other. Hanooga dhigin as if Xudun is a shared town.

    You mentioned Qorilugud again when I clearly said in my first post that Cayn is entirely a dhulos deegaan apart from coodanle and qorilugud who again are on the far north western corner of that district!

    I will post the maps of those two districts later.


  2. Unbelievable! These pseudo warriors conquer land on the internet lmfao

     

    I'll start from Cayn and work my way northwards. Gobolka cayn is a dhulos deegaan in it's entirety except for Coodanle and Qorilugud. Beesha Solomadow tried to settle Galgal prior to Kalshaale in 2009 and they got their arses handed to them by the Wacays Aadan lions. I can show the videos showing the victorious Dhulos.

    Gobolka Sool has 5 degmo(excluding Laascaanood). Taleex, Boocame, Kalabaydh, Xudun, Caynaba.

    Taleex - dhulos

    Boocame - dhulos

    Kalabaydh - dhulos

    Xudun - 90% dhulos (Sabowanaag, bohol and ceel la helay are all on the far north western corner of Xudun district). I WILL SHOW YOU A MAP OF THIS DISTRICT since you keep on mentioning bohol like it is right next to Xudun town.

    Caynaba - Majorityi.door

    Gobolka Sanaag - we all know the dhulos deegaans including Ceerigaabo. The city is divided in 2. Suuqa hoose and Suuqa sare.

    Suuqa hoose - *hart

    Suuqa sare - I.door

    You can claim to be the majority all you like but it doesn't change the fact that you can't step a foot inside Suuqa hoose without a *Hart guardian lmao proof for this. May 18th in Ceerigaabo - filthy SLers and their waterboys were pelted with rocks in Suuqa hoose.

    Back to gobolka Sanaag. Apart from a shared capital city, the rest of the region is predominantly Harty (Warsan&Dhulos)

    Proof for this - Dhahar, Badhan, Buraan, Xingalool, Hadaftimo, Las Qoray, Fiqifuliye, Ceel Buux, yubbe, 1/2 of Ceerigaabo and many other places have a MUCH bigger population than the other half of Ceerigaabo, Maydh, Ceel afweyn and Garadag. *Note the FIRST THREE TOWNS I mentioned are each bigger than Ceel Afweyn, Garadag and Maydh.

     

    Any of you I.doors dare to challenge what I just wrote? I will drown you with facts if you come here with your lies.

    Rag bay isleeyihiin deegaankiisa afka ku qaada anagoo xaadir ah

    IDGAF if this is being narrow minded I can't stand liars.


  3. Siyaad

    Sacad

    Samaan

    Seed

    Boos

    Bootaan

    Beyle

    Baydan

    Bukud

    Barnuud

    Xiis

    Xeyle

    Xirsi

    Xagar

    Maaci

    Meyle

    Mahe

    Makan

    Dadshid

    Daahir

    Dubbad

    Daakir

    Danab

    Deyr

    Ducaale

    Dhonbe

    Dhible

    Armaan

    Aar

    Abyan

    Qamaan

    Qeer

    Caws

    Cawad

    Caynaan

    Canbaashe

    Jaamac

    Jarad

    Jabane

    Jeyr

    Jalaf

    Tubeec

    Takar

    Faahiye

    Faarax

    Faale

    Fakar

    Kare

    Kaariye

    Kayd

    Kamas

    Kanaan

     

    ^those were the ones I could think of atm


  4. Xaaji Xunjuf;907248 wrote:
    Gameku isma badalin ciyaartooyga uun ba is badala shalay captainku daahir rayaale bu aha ki ka horeye cigaal bu aha , xuduudu sideedaas bay ku xidhantahay Muhimadu waxa weye inay Somaliland ka taliso magaalooyinka waweyn eeh dalka iyo tuulooyinka ku xeeran taasna wa dhacday. Cidna lama laluushayo iyaga iska imanayaa oo sijaayada dhankaas iyo hargeysa dhiganayaa. Somaliland tafadal bay leedahay thats all. Oday Siilaanyo siyaasada meel fiican bu ka haya la ima diidin. Soo duceee tani wa mid duceysan eeh

    Sowtii berigi dhawayd djibouti aad istidhaahdeen ku laaluusha xaglo wakii isna 100k jeebka gashtay buhoodlena ku soo laabtay markii danbe baad xoogay kuusan u dhiibteen baan isidhi loool


  5. Xaaji Xunjuf;907236 wrote:
    Xaglatoosiye go aan geesinimo bu qaatay sharad ma dhigana sanadkan intanu dhaman khatumo oo dhan hargeysa bay joogaan i promise you that.. Meesha wa lo kala horeyaa uun. Muhimadu maha Buhoodle muhimadu waxa weye in la helo dadki Somaliland marki hore ka so horjeeday eeh siyassinta ka so jeeda laascaanood iyo buhoodle taasna wala heley . Khatumo waxay fadhida Taleex waxana hogaamiyaa cali khalif iyo cali ciise cabdi iyagana wada hadal ba u socda xukuumada somaliland. plan b ba lugu jira adeer la soco gameka.

    War game ma ahee waa riyo marba is bedelaysa, marna waxaad leedihiin xuduudahanu soo xidhayna marna dadbaanu laaluushayna marna khaatumo baanu hargeisa keenaynaa bal soo tashada oo markaad go'aan soo gaadhiin golaha imaada ogow oday siilaanyo beryahan ictiraafkiiba wuu ka quustay siduu jago uga heli lahaa dawlada somalia ayuu ku talo jiraa marka idinkaaba mawjado idin wataane bal aynu aragno say ku danbayn doonto


  6. Xaaji Xunjuf;906765 wrote:
    maba oga dadkanu inu Xaglatoosiye dalka leeyahay

    Awalba waxaad ugu durbaan tumayseen sow ma aha inuu buhoodle ka soo jeedo? Dee hada kolayba buhoodle idinma sido oo reer buhoodle way khaatumaysan yihin, ku daba faylami mayaan xataa hadii uu president noqdo. Basically SL waxaad ka dhigteen hoyga khaatumo rejects such as keyse cabdi yusuf and this guy.


  7. I don't understand how somalilanders trust this guy, I mean the guy was SSC leader and after reer khaatumo decided to get rid of him he went to join the same people he called enemy and engaged in a year long war against. Imagine he doesn't get the VP position he'll just go back to khaatumo (if they accept him).

     

    Nin ka hunguri wayn waligay maan arag but as abdul said good riddance xaglo jebiye.


  8. I've heard these people dhulbalaadhsi wax aan ahayn uma socdaan, malin dhawayd bay ahayd markii inan aanu saxibo nahay oo sacad muuse ah markii uu ilahaa oromo baa jifidayda sheegatayo kuwo aanu ilmadeero nahay baa kuligood dhafoorka ka wada toogtay. Most this land somalis own today were previously owned by oromo so I guess they are on a quest to reconquer the lands by mass migrating.

     

    Oromadu they claim dire dhaba already after migrating in their thousands and if this is not counteracted walee hargeisa ayad ka hadlaysaane intay rabaan bay sheegan doonan.

     

    Kuwa leh waa dad masaakiin ah waxaad ogaataan adis ababa marka la joogo somalida cadawgeeda 1aad ma aha amxaaro waa oromada idina waad soo dhawasanaysiin


  9. Somalia;905707 wrote:
    Dee tol iska socda oo dad dan guud ku talin wata meel fiican kuma hariyaan. Aniga laftigey tolka iyo umada hada wadata Khaatumo waa labo, ee Khaatumada la sheegiyo maanta ma wadato magac tol sidii aan dooniyey ee wixii wadataa musuqmaasuq.

     

    Waxaan ilaahi baryaa uu in la isu imaado oona laga fekero heerka aan maanta ku socono. Maxaa la soo wadaa oo bulshada ku qanci karto, waa kow.

    Somalia - inagu tol waynu nahaye dee iga ilaali bahasha meeshaad ku socotid way ii muuqataa mar hadii lagu fashiliyey lool

     

    Oba - awoowe melezkan meesha kugu qoran waxay?


  10. Somalia;905696 wrote:
    Ina adeer waan kaa qaadey salaanta. Maanta waa maalin mudan oo runta haddii la isu sheego ah maalin taariikhii ah. Waxaan rumeesanahay in midnimada soomaaliyeed iyo sii ahaan tan Khaatumo in aad loogu shaqeeyo oo aan is raacno.

     

    Anaga oo ah reer Khaatumo waa in aan arimaha bulshada xoog uu saarnaa, ina adeer, hambalyo hambalyo.

    Inaadeer sax weeye inkastoon anigu khaatumo iyo madaxdeeda yara dhaleecaynayo hadana isku duubnida ayaa fiican meeshi tolku u bato waa in aan loo kala hadhin marka waan kugu raacsanahay in arimaha bulshada xoog la saaro mida kale in dadka la wacyi galiyo weeye oo dee wixii soo kordha ay ka qaybqaataan iyaguba