b-boy

Nomads
  • Content Count

    138
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by b-boy


  1. Togaherer: Dhuul Gariir Caawa Laga Dareemay Hargaysa.Dhuul Gariir Aan Sida U Waynen Aya Caawa Laga Daremay Magalada Hargaysa Kaas Oo Qadar Ilbidhiqsiyo Ah Ruxay Guud Ahaan Dafaha Magalada Hargaysa Dhuul Gariirkaan Oo Dhacay Sacdu Markay Ahayd 2 Iyo 25 Daqiiqo Ayaan Cabirka Riktarka Aan Wali Si Rasmi Ah Loo Ogaan Balse Waxa Daremay Dadwaynaha Ku Kala Nool Darafyada Magalada Oo U Qar Kood Ka Kiciyey Hurdada.

     

    Dhuul Gariirkan Ayaan Ila Imika Aan La Ogaan Khasaraha U Gaystay.Mar Aanu La Xidhidhnay Qaybo Ka Mid Ah Magalada Aya Aay Noo Cadeyeen In Ay Daremen Oo Ay Hurdada Ka Keecen Dadwaynihi Casimada Iyo Nawaxigeda Ku Dhaqna.Ila Hada War Rasmiya Lagama Hayo Sababta Dhabta Ah Lakiin Warar Anu Ka Helayno Borama Aya Sheegaya In Ay Dhuul Gariir Xoog Leh U Ka Dhacay Borame Taas Oo U Noo Xaqijiyey Mid Ka Mid Ah Ganacsadaysha Suuqa Boorame Waxanu Noo Sheegay In U Ahaa Mid Aan Nocisa Hore Loo Araag Wixi War Ah Ee Ka Soo Kordha Wanu Idin Soo Gudbin Doona

     

    Hargaysa Togaherer.Com

     

     

    Hopefully no one got seriously injured or died!