
Aaliyyah
Nomads-
Content Count
10,561 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Aaliyyah
-
^most people would just not intervene and mind their business. But subhanalah she has a kind heart! bless her!
-
yeah showqi im extra paranoid with my lil sis...she totally thinks im strict with her. But, subhanalah u hear things like this everyday..and you cant imagine such horrific thing happening to a little kid. Walahi I tell her dont speak to strangers she would be like " im not s-tupid can you just stop repeating yourself "..But, can I help it..urghhh! salaam
-
http://www.cbc.ca/news/canada/toronto/story/2012/03/07/toronto-abduction-parkdale.html subhanalah check that article out. You guys should be extra cautious when it comes to the safety of your kids!..scary makes me shiver.. we always walk my lil sis home..she goes im old enough? we never giva damn. salaam
-
makulalow? are you a new person runti mesha u hesasid wali ma garanayo laakin suaashadaan hadaan ka jawaabo TFG waa dawlada somaliyeed ee ku meelgaadhka ah..aqoosingeedana hadaan reer khaatumo nahay waan qadarinanaa. TFG ma qole shisheeya? miyaana aheen dawladeena somaliyeed? waa yaab?..aad iyo aad ayaan anagu ugu mahad celinana shiekh sharif tageerada iyo aqoonsiga uu na siiya. tan sadexad reer somaliland so kuwaas yaguba hadaba la fadhisanaya TFG oo lagu khasbay inay hadal la yeeshaan markay shisheeya wax kaso wayeena dantu ku kaliftay inay ogoladaan?? TFG waa dawlada somaliyeed ee no wada talinasa umadoo dhan baa ku khasban inay la fadhistaan. Markaa shekada raqiiska ee "TFG" maxaad ka rabtiin ma shaqeenaso? tan kale puntland funds way ka qadata TFG? oo TFG maamulkasta funds ayeey kusoo hagaajisa suu dadkiisa wax ugu qabto? marka reer Khaatumo maxa u diiday inay TFG la fadhiistaan oo la hadlaan oo aqoonsi helaaan oo hadhowna yaguna sileeg funds mamulkooda ugu helaan oo wax qabsadaan oo umadooda wax taraan oo horumar gadhaan. Xaasidnimada qaar wa laga wacanyahay.
-
Somalia mr script u wish i was your eedo odayhow labada ilig kaso taganyihiin. With that been said I have nothing against reer puntland they are my people. Laakin puntland mamulka hada nimanka gacanta ku haya waa inay khaatumo warkeeda ka baxaan oo danahooda uun ku ekaadaan. taaso runti la waydiineen qasab ayeey ku garanayaan inay danaha khaatumo qoseen...
-
Hermit, taleex media online works with puntland..taas wa la ogyahay! it is not something new. by the way go and read my other post about wagacusub, which is not a SSC news outlet. Shiekh Sharif's position did not change. He recognized Khaatumo State and stands by his decision. That is the fact on the ground. Deal with it. salaam
-
http://waagacusub.com/news/10.03.12.2gaas.htm the last paragraph of this article Si kastaba ha ahaatee,marka la qiimeeyo taageerada Maamulka Khaatuma State ka heysto shacabkiisa waxaa hubaala inuu hanaqaaday oo hiigsan doono halka ay joogaan Somaliland,Puntland iyo Galmudug maxaa yeelay beesha ugu badan maamulkaas ee *********** taariikhda lama gumeeysan sida uu ku dooday Abwaanka weyn ee Hurre Walanwal oo ka soo jeeda beesha Madaxweyne Siilaanyo. wuu hanaqaaday taasa baa dhab ah. Love it!! Noolow Khaatumo State of Somalia.
-
Muqdisho,(lasanod Online)- War caawa kasoo baxay xarunta madaxtooyada Somalia(villa Somalia), ayaa lagu beeniyey warar sheegaya in aqoonsigii lagala noqday maamulka Khaatumo. Warkan oo saaka kusoo baxay warbaahinta qaarkood ayaa noqday mid aan sugnayn kadib markii xidhiidh aanu la sameynay xafiiska Madaxweyne Shiikh Shariif iyo madaxda Khaatumo State ee ku sugan magaalada Muqdisho. Warqadan laga dhigay inuu kasoo baxday Xafiiska Raiisal wasaaraha ayaa farta lagu fiiqayaa inay si bug ah usoo farsameeyeen dhalinyaro ka shaqaysa xafiiska Cabdiweli oo kasoo jeeda Puntland, kuna faafiyeen mareegaha internetka ee ku hadla afka maamulka Faroole. Dhanka kalena waxaa maalinta berri ah ka dhacaysa Hoteel Saxaafi ee magaalada Muqdisho xaflad ballaadhan oo lagu taageerayo heshiiska wada shaqaynta ee dhexmaray Dawladda Fedraalka iyo Maamulka Khaatumo. Xafladan ayaa la sheegay inay kasoo qaybgeliyaan madaxda sare ee dawladda Federaalka Somalia, Wasiiro, Xildhibaano, Hay'adaha caalamiga ah iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Muqdisho. Warbaahinta Lasanod Online waxay ka raali gelinaysaa dhamaan akhristayaasha ku xidhan Shabkaddan ee nooga bartay wararka sugan goor walba, warqadaas aan la hubin oo mar kusoo baxday Lasanod Online.
-
^lol you know very well im talking about the story he shared. But, yeah that name is funny too..mukulalow..now that I think about it! salaam
-
loooool@anything which looks like a woman...haha!! Mukulaalow thanks for sharing..that had me laughing! salaam
-
whether its fiction or not..the fact is it can happen. Waana laga baran karaa cashar. Thanks for sharing!
-
you are most wlc arch.
-
bojaal? maxa la dhaha?
-
Why is saado cali suddenly singing for the garowe clan enclave
Aaliyyah replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
lovely song....Saado Cali waa fanaanada qaranka somaaliyeed. love you Saado. Puntland inkasto siyasad ahaan dhib dhex martay khaatumo siiba madaxwaynohod aflagadeen iyo edabdaro ugeestay khaatumo State..Puntland waa state somaliyeed amaana mudan horumarkay gadheen. reer puntland iyo reer khaatumo waa walaalo meel fog makala jiraan. ilaahay ha u siyaadiyo.Inshallah khaatumo State yadana sileeg ilaahay horumarkay gadheen ha u siyaadiyo.. tan kale Saado somaali oo dhan bay u heestaa ..haday reer o-gadenia noqoto, haday noqoto reer waqooyi galbeed markay yaga tageertay oo dawladii siyaad kasoo horjeesatay, haday noqoto reer khaatumo oo intaaso hees u sameesay..hadana haday noqoto reer puntland. marka saaado waa fananada qaran. Soomaali oo dhan ayeey garab joogta. salaam -
arch take it easy huuno... it is not a big deal you are facing something so minor. Although usually when people think of someone bald they think about someone old but a lotta times it has nothing to do with age but rather genes. So, Allah swt is testing you with something so small.....it is not something to get depressed over. Dunidan oo dhan baaba laba galin ee...For how many ppl dont have legs? or cant hear? or are blind? few years ago when i visited europe i met with my aunt who is blind my heart went out to her i JUST went to tears but alhamdulilah she got married and had kids and now those kids baa ilaahay u sakhirayaa marka ka fakar aduunka waxa ka socda ee kaa daran adna bidaar yar baad modasa dhib!!..and inshallah you will find that one sister who wont care about your baldness but would love you for you.. take care walaal salaam
-
okey I see where you are coming from. However, you have to note once she comes to the UK, she is not going to be happy with simplicity as you put it. She would want more. Not to mention theres that chance that she might leave you the minute she comes to the UK, since all she wanted was sharci. You will always ask yourself if she married you for you or sharci. Secondly, it is easier to brainwash someone who came from back home "oo yacni ee wax wayn modo in ay qurbo timid. Where there are plenty of religious cultured sisters who grew up in qurbaha. Who are educated, religious, humble oo modeen wax wayn in ay qurbo jogaan. Kolay ka fiirso taad guursanasid. Good luck! and just as a joke..wiilwaal that somali comedian guy said "mid qabadaran so kaxeesta" say kaga cararin lool salaam
-
loool^ so now im still in that "waan bislaadee" list thank you! I better move on before I join "waan bakhtiyee ijiid" hehe.. Khalid walaal like i said mid 20s is more than ideal for a guy. The ideal age for a guy to settle is 30...by then he has a career/saving and maturity to take his marriage seriously. But, if he has all that by mid 20s wa ilahay mahadii for a girl i would say anytime from 22..inta ka hor she might not be ready..kuwa hada jogo most of them act like they are 5..they barely can cook or raise a family. so i dnt know..maybe its not so much about age as maturity. With age u supposed to get wisdom. But, thats not always the case salaam
-
Khalid for a guy to get married in mid 20s is more than ideal. Earlier than that ma wacna baan isidhi. A khadar wa sidaas walaal
-
Abu salmaan, don't you think you will have the same plans and priority with a sister in the UK preferably from hargaisa in your case? Instead of going back home? Not that I'm againt ppl getitng married to ppl who live back home? Laakin waxan kaso horjeda this belief that somehow girls back home are better or somewhat hollier than those who live abroad? Calafka qofka ilaahay baa og laakin dadka dhaha back home baan u socda oo meel kale wax kama donanayo waxan u arka inay qalad tahay. Laakin at the end of the day each on his own. Qofkasta meshu rabo wuu is geyn kara
-
There's such thing as love but ofcourse not before marriage. Real love comes after marriage. Quranka ayaaba lugu sheegay we made "mawadawa rahma" between you...jacayl wa jira lakin jacaylka guur ka horeeya maybe ayaa filin hindi ah Ok guys I'm out I think I contributed enough on this thread lol
-
I love dhaanto Nuune.and no way lol there's a video of you on utube doin dhaanto I got to see that..
-
Inshallah carafaat ogowna jacayl waa la kasbadaa marka ta ku dhaanta way ka dhaqajin haddad Kusi soctid sidaad shegasid lol..so pretend to be kind and hopefully you will internalize it and see yourself as a changed man..kindness is part of faith. Of course don't stretch it lol yacni nin mayac ha noqon oo sidi la rabo laga yeelo laakin noloshada isku dheelatir.
-
Carafaat don't listen to Bob either let's hope he was joking and if not then he definitely has to change his lifestyle caruurtaada oo magacoda garaneen waa aduun gadoomay iyo arin laga naxo. At this time and age at least if you live abroad its hard to raise one family let alone more than that. Look for that one amazing sister andtreat her right. I read somewhere the way ppl treat you is reflection of how you treat them. If you strive to be that amazing husband its most likely your wife will be just like you oo masuliyadeda way kaso bixi. Waan ku ducayn
-
Indeed Nuune all that matters is love lmao
-
Lol carafaat, waad yara dagtay maxa la dhahaa yaab..xalwadana waan idin so wada ee iga war suga qoladu yahayna war iyo wacaal lagama hayee lol Zack ha walin 38 nin ah maxa lugu falaya marka hargaisa uun bu ka donan. Advice him to not pass 30.