Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 03/09/2020 in all areas

  1. 1 point
    Khadafi Walaal ra'yigaaga alaha kuu barakeeyo waa siday kula tahay. Xasan shekh nin fiican oo maamul goboloodyadu jecel yihiin buu ahaa taas layskuma hayo Asaguna dantiisa gaarka yuu ku qaabili jiray asagoo dhoola cadaynaya ayaguna sidoo kale. Wanaagga dhinacaas lagama fiiriyo waxaa laga fiiriyaa gaariga uu samaynayo taayiradii uu ku dhaqaajin lahaa iyo taarikadiisii aaway? Somaaliya dad badan baa waxay ku doodaan dawladaan intay la dagaalamayso federaalka maxay xagjirka afgooye jooga ula dagaalami wayday? Cadàwga koowaad xag-jirka ma'ahan aragtidayda, ee waa federaalka loo ekaysiiyay kali talis gaara oo madaxa loo waynayay. Suuro gal ma'aha inaad jid qodax leh ku lagayso oo aad xag-jir la dagaalanto,adigoon qodaxda iska wareejin. Ma jirto sharaf ka wayn askari dhufays uga jira xaduudka baled xaawo oo gabar reer baadiya ah caano u keenayso ayadoon aqoon qabiilkuu kasoo jeedo iyo meeshuu ku dhashay midna. Hadda wax yar baa haray gaarigii sadex taayir waa loosoo helay ilaahay mahadi. Waxaa harsan hal mid ah iyo kii isbeerka ahaa, una malayn maayo midka harayna in baraanbur iyo shir lagu difaaci karo.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up