Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 12/04/2019 in all areas

  1. 1 point
    Waraysiga odaygaan waxyaabo badan yaa kaaga soo baxaya Mida koowaad waad ku sirmaysaa, oo waxaa kusoo jiidanaya haybada culimada oo ka muuqata. Mida labaad qoyska uu leeyahay waa awoowayaashay oo ah dad taariikh dheer leh. Inkastoo soomaalidu tiraahdo masku abur buu dhalaa, ama dadkii soo talin jiray dadkoodii carrabkaa ka waynaaday,mid la dhagaysan karo kuma jiro ilaahay amarkiis. Tan sadexaad oo ah kalmada aniga oo laga hormariyo istaaqfurulah si laysaga ilaaliyo faan iyo isla wayni wayna muuqataa inuu ka booday xadiiskaas shariifka ah. Dadku waa wada waalanyihiin markii aniga layga reebo! Aabahay qaybta dhul bixinta minushiibiyo yuu madax ka ahaa dadkoo dhana waan ka aabo fiicnaa guri wanaagsan oo dhimirka koriya yaan ka imid.! Doorasha kasta 30 kun baa iga baxda xigmad la'aan, ilaahay baana i siiyay, in ka badana waan haystaa Doorashada ma waxaa loo aadaa in magacaaga aad ka iibiso dadka tabaalaysan, mise inaad hogaan wax u tara u noqoto? Soo ma oga inaan ilaahay uusan jeclayn dadka maalka ku cayaara (ان الله لا يحب المسرفين)
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up