Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 09/02/2021 in all areas

  1. 1 point
    Arrintaan theater'ka eedaynta koowaad waxay siiyeen farmaajo Arrinta doorashada eedaynta koowaad waxay siiyeen farmaajo Farmaajo siduu u lahaa owoodii waan wareejiyay bay waxay ka dhigteen tiir meel iska yaala oo ay ku shiish bartaan, ilaa ay gaarsiiyaan makhaayad theater'ka ku dhex taala yuu naga iibsanayaa.!! Tanaasulka inaan wiil soomaaliyeed mid kale dilin dhaqankooda waa ku ceeb inay farmaajo ka bartaana warkeedaba daa. Walaalayaal waxaad u baahan tihiin intaadnan eedayn wasiir dubbe inaad wax ka barataan dhaqanada Usc iyo taariikhda fog. Intaan awoow ka awoow ka maqlay iyo intaan usoo joogay oo is waafaqay aan idiin sheego. Kow... afar usc lama darsaan ama jaar lama noqon karaan. 1- Dadka nool 2- Dadka dhintay 3- Dhirta 4- Dhulka Tusaale dadka nool waxay qaxooti ku noqdeen aduunkoo dhan ayagoo ka cararaya dhibkooda. Dadka dhintay waxaa ka mida aabahay oo meeshii ku aasnaa ay batrool iyo nafto ku iibinayaan dhulkana la simeen waa qabuurihii jeneral daa'uud. Dhirta way jaraan meeshay miyiga ka degaana in yar bay ku xaalufiyaan, geed uu mooye ka qoro iyo mid uu dhiil ku saabiyo iwm. Dhulku kuma filla haduu boos gato meel kan ku xiga inuu bililaqaysto yaa dhacda. Tusaale. Abwaan guure iyo kooxdiisu waxay xoog ku deggan yihiin gurigii haweenka soomaaliyeed. Muuse labo jeer yuu soo xajiyay waana taqaanaan neeshuu deggan yahay. Xasan sheekh aabihiis culumuu ahaa jardiino iyo xeeb midna muqdisho ugama tagin. Nabadoon axmed diiriye allaha u naxariistee, asagoo toban makarafoon hor taagan yuu qirtay inaysan xaq ahayn oo lagula hadlo wasaaradii gaashaandhigga, sadex ilmood oo uu awoowe u yahayna ay ku dhex cayaarayaan oo gabdhuu ku dhalay ay ugu dhashay. Shareecada Usc waxay qabtaa in wixii hanti qarana oo muqdisho ku yaala ay ayagu gaar u leeyihiin. Waxaan maqlay gabadha makhaayadda in laga kireeyo loo diiday xataa farmaajo isku qabiil ma'ahan, axmed madoobe yaa adeer u ah waxay kasoo jeedaa killinka shanaad. Waa makhaayad kiro ah waxa culimada usc fadwada loo waydiinayo. Farmaajo soo tuu shalay xaaqayay ma'ahan ma dameerkaa bini aadamka ka fadli badan. Talo ku socota walaalkeen miskiin-macruuf. Odayga lafihiisa xuddur ha lageeyo, cabdulaahi ciise yuu la aasan yahay nimankaanu yeeli maayaan hotel toban dabaq ah bay beri ka dhisi. Clipka si fiican u dhagayso islaanta ilaahay ka baqaysa waxaa la waydiiyay xagee deggan tahay? waxay ku jawaabtay tarabuunka Goormaa tarbuunka la degay? tarabuunka waxaa ku dhawaa meel la seexdo hotel taleex iyo qorax kasoo baxa African village oo waliba ka durugsanaa. Qabuuraha waxaa ku dheganaa isbitaalkii xoogga waxaana kasoo horjeeday garoonkii tababarka ciyaartoyda horseed.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up