Tani dumar maha waa hooyadii Qaranka 
 
	Hooyadii Qaranka oo dharkii hurdada soo xidhatay, waliba dharkii hurdada ee dumarka Korea. Bal adba.  Hadii sadex-qayd ama guntiino soo xidhanlahayd sow lama yidhaahden alayle dhaqankii ayay huwantay.  
 
	nin durbaan qaatay ilaaq dalbay. hadii ay doonayso in aan laga hadal, inay gurigeedii iska joogto sow maha?