All Activity
This stream auto-updates
- Yesterday
-
Loollan xooggan ayaa ka aloosan gobollada Sanaag iyo Highland, halkaasi oo ay dhaq dhaqaaq siyaasadeed ka wadaan siyaasiyiin ay riixayso Villa Somalia, kuwaasi oo doonaya in degaannadaasi ku biiraan Maamulka SSC-khaatumo. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo labadaasi gobol ka soo jeeda ayaa qorshaynaya in ay socdaal ku tagaan degmooyinka; Badhan, Dhahar iyo Xingalool oo ay ka qoreen ciidamo heer federaal ah; waxa ay doonayaan in ay magaalada Ceelbuh ku qabtaan shir ku saabsan in gobolladaasi lagu daro Khaatumo. Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo kamid ah siyaasiyiinta loo xilsaaray hawshaasi ayaa hadda ku sugan degaanka Ceelbuh, halkaasi oo ay ku ilaalinayaan ciidamo sheegay in ay taabacsan yihiin Villa Somalia, halka dhinaca kale siyaasiyiinta u dhashay Sanaag iyo Highland ee xilalka ka haya Puntland ay wadaan abaabul ciidan oo ka horjeeda arrintaasi. Odayaasha dhaqanka Sanaag iyo Highland oo ay ku jiraan isimada guud ilaa iyo hadda kama muuqdaan dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed ee siyaasiyiinta Villa Somalia riixayso ka wadaan labadaasi gobolka, si ay ugu biiraan Maamulka Khaatumo. PUNTLAND POST The post Puntland: Dhaq dhaqaaq siyaasadeed iyo xiisad ka aloosan Gobollada Sanaag iyo Highland appeared first on Puntland Post.
-
Gudoomiyihii degmada Boosaaso, Cabdifitaax Xaaji Shanle ayaa Saaka oo Sabti ah ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii, kaddib markii ay mooshin ka soo gudbiyeen xubno ka tirsan golaha degaanka degmadaasi. ” Maanta oo ay taariikhdu tahay 05/7/2025, waxaan iska casilay xilkii guddoomiyaha golaha degaanka ahna duqa degmada Boosaaso” ayuu yiri maayirkii Boosaaso, Cabdifitaax Xaaji Shanle oo warkan kaga dhawaaqay Kal-fadhigii golaha degaanka Boosaaso oo saaka furmay. “Maalintan xafiiskan imaanayay oo hadda laga joogo mudda laba sano ah, waxaan si hufnaan iyo xilkasnimo ah ugu soo shaqeeyay umadda ku dhaqan magaalada Boosaaao, aniga yoolkeygu kursi ma ahayn ee wuxuu ahaa in aan wax u qabto dadweynaha Boosaaso, wixii aan qaban kareyna waan qabtay” ayuu sii raaciyay Cabdifitaax Xaaji Shanle. Intaasi kaddib, wasiiru-dowlaha wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland, Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) ayaa xubnaha golaha degaanka ku wargeliyay in doorashada Maayirka cusub ee Boosaaso la qaban doono 09/7/2025. PUNTLAND POST The post Maayirkii degmada Boosaaso oo saaka ku dhawaaqay in uu xilkii iska casilay appeared first on Puntland Post.
-
Gudoomiyaha degmada Boosaaso, Cabdifitaax Maxamed Cismaan (Shanle) ayaa lagu wadaa in uu saaka si rasmi ah xilkii isaga casilo, kaddib markii uu wajahay mooshin xooggan oo uga yimid xubnaha golaha degaanka degmadaasi. Guddoomiye Cabdifitaax Shanle ayaa qorshaynaya in uu is casilaaddiisa kaga dhawaaqo Kal-fadhiga golaha degaanka degmada Boosaaso oo Sabtida Saaka ah furmaya, kaddib markii inta badan xubnaha golahaasi ka diyaariyeen mooshin xilka qaadis ah. Ilaa 26 xubnood oo ka tirsan golaha degaanka Boosaaso oo uu ku jiro guddoomiye ku xigeenkii degmada Bashiir Faarax Siciid ayaa diyaarinayay mooshinka xilka qaadista guddoomiye Shanle oo ay ku eedeeyeen in uu ku fashilmay shaqada degmada islamarkaana waxqabad la’aan ku sifoobay. PUNTLAND POST The post Guddoomiyaha degmada Boosaaso oo saaka xilkii iska casilaya kaddib markii uu wajahay mooshin appeared first on Puntland Post.
- Last week
-
Kabtan Ayuub Dowladda Puntland oo qoraal kooban soo saartay ayaa beenisay warbixin laga sii daayay warbaahinta dalka Jarmalka, taasi oo ku eedeysay Kabtan Ayuub oo baraha bulshada caanka ah in uu ka tirsanaan jiray burcad-badeeddii Soomaalida. Bayaan ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa lagu beeniyay dhammaan eedeymaha ku xusan warbixintii ay xalay sii daysay warbaahinta Jarmalka ee DW iyo ARD, taasi oo Kabtan Ayuub ku eedeysay in uu baraha bulshada ka huriyo colaadda gudaha Soomaaliya, islamarkaana horay uga tirsanaan jiray burcad-badeeddii Soomaalida. Dowladda Puntland ayaa sidoo kale ku eedeysay kuwa beenta ka faafinaya Kabtan Ayuub in ay taabacsan yihiin kooxaha Al-qaacida iyo Daacish, waxaana ay sheegtay in Kabtan Ayuub in uu ciidamada difaaca Puntland kala qeyb qaatay kuna dhaawacmay Hawlgalka Calmiskaad ee ciribtirka argagixisada Daacish, kaasi oo taageero ka helaya saaxiibada Caalamiga ah ee Maraykanka iyo Imaraatiga Carbeed (UAE). “Kuwa beenta ka faafinaya Kabtan Ayuub waa kuwa taabacsan Al-Qaacida iyo Daacish. Kabtan Ayuub wuxu dagaal la galay Daacish isagoo ka garab dagaallamay ciidamada difaaca Puntland oo taageero ka helaya saaxiibo Caalami ah oo kala duwan sida Maraykanka iyo Imaaraatiga (UAE), waxaana soo gaaray dhaawac, isagoo diyaarad loogu qaaday isbitaalka Boosaaso” ayuu u qornaa bayaanka dowladda Puntland. PUNTLAND POST The post Puntland: Kuwa Kabtan Ayuub beenta ka faafinaya waxay taabacsan yihiin Daacish iyo Al-Qaacida appeared first on Puntland Post.
-
Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa maanta degmada Carmo ee Gobolka Bari ku qabatay doorashada guddoomiyaha cusub ee degmada Carmo, kaddib markii uu is casilay guddoomiyihii hore ee degmadaasi. Guddoomiyaha golaha degaanka ahna duqa Degmada Carmo waxaa isu soo taagay Hal Musharax oo ah Maxamed Geelle Siciid, sidaasi darteed, waxay doorashadaasi u dhacday hab gacan-taag ah waxaana Guddoomiyaha cusub u codeeyay dhammaan 27 Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Degmada Carmo ka koobanyahay, majirin cid diiday iyo cid ka aamustay. Waxaa datiijada Rasmiga ah ee doorashada duqa cusub ee degmada Carmo ku dhawaaqay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Cabdiraxmaan Khaliif Faarax, intaas kadib waxaa la guda galay daarinta Guddoomiyaha cusub. Guddoomiyihii hore ee Degmada Carmo, Maxamed Cali Shire oo si rasmi ah isaga casilay xilka Guddoomiyaha Degmada June 26, 2025, waxa uu isla maanta oo taariikhdu tahay July 04, 2025, xilka ku wareejiyey guddoomiyaha cusub ee la doortay. PUNTLAND POST The post Golaha degaanka degmada Carmo ee gobolka Bari oo maanta guddoomiye cusub doortay appeared first on Puntland Post.
-
Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay baarlamaanka dalkaasi. Khudbadda ayuu uga hadlay arrimo ay ka mid yihiin ammaanka Itoobiya, kan gobolka iyo guud ahaan xaaladda dalkiisa. Xiriirka Itoobiya iyo Eritrea ayaa muddo dheer ahaa mid aan wanaagsaneyn kadib dagaalkii ka dhacay waqooyiga gobolka Tigray ee Itoobiya. Abiy oo loo soo jeediyey su’aal arrintaas ku saabsan ayaa kaga jawaabayay eedeymihii dhawaan uga yimid Eritrea ee ahaa in dalkiisu “uu maleegayo dagaal”. Ma ridi doono wax rasaas ah, mana doonayno dagaal” ayuu yiri. “Si kastaba ha ahaatee, haddii aan aragno xaalad halis ku ah xorriyadeena, waan is difaaci doonnaa” ayuu sii raaciyey. Arrintan ayaa timid ka dib markii Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed uu si cad u sheegay in gelitaanka Badda Cas ay tahay arrin badbaado u ah Itoobiya oo aan bad laheyn, hadalkaas oo walaac ay ka muujiyeen dalalka gobolka ee dariska la ah Itoobiya. Waxaa kale oo uu muran ka dhashay heshiiskii isfahan ee dhanka badda ee ay wada gaareen Itoobiya iyo Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland horraantii 2024. Soomaaliya ayaa cambaareysay heshiiskaas sababtoo ah waxay Somaliland u aragtaa qayb ka mid ah dhulkeeda. Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo ku saabsan in heshiiskani laga noqday, ayaa haddana waxaa la sheegayaa inuu hakad ku yimid hanaanka heshiiska. Abiy ayaa carrabka ku adkeeyay in wax kasta oo xal u ah rabitaanka badda Itoobiya ay tahay in lagu dhameeyo wadahadal. “Waxaan aaminsanahay in rabitaanka helitaanka badda lagu dhammeeyo wadahadal nabadeed,” ayuu yiri Abiy, laakiin ma uusan faahfaahin in dhaqdhaqaaqyo diblomaasiyadeed la billaabay iyo in kale. Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Axmed Wuxuu sidoo kale ka jawaabay intii uu baarlamaanka ku sugnaa su’aalo ku saabsan arrinta Gobolka Tigray. Wuxuu sheegay in heshiiskii Pretoria uu dadka Tigrayga u keenay nasasho. Dadka Tigraygu waxay naftooda ka badbaadiyeen inay waayaan carruurtooda maalinba maalinta ka dambaysa. Isgaarsiinta, bangiyada iyo adeegyada duulimaadyada ayaa si buuxda dib uga hawl bilaabay Gobolka Tigray, ayuu yiri. “Dadkii barakacay oo boqolaal gaaraya dib ugu laabtay Raya. Magaalada Walqait waxaa ka socda hawl lagu soo celinayo guryahooda,” ayuu yiri. “Dib u dhiska iyo dib u soo celinta dagaalyahanada waa in sida ugu dhaqsiyaha badan loo hirgeliyaa” ayuu ku daray . Waxa uu sheegay in hogaamiyaasha diinta, safaaradaha iyo dhammaan hay’adaha ay khusayso ay tahay “in hadda ay shaqada bilaabaan” si looga hortago dagaal ka dhaca Gobolka Tigray. “Haddii uu dagaal ka dhaco gobolka Tigrey, wuu ka sii xummaan doonaa sidii hore,” ayuu yiri. “Ma doonayno in wax xabbad ah ay ka dhacdo Gobolka Tigray,” ayuu yiri Abiy. “Dadka Tigrayga ma rabaan dagaal iyagoo og in aan waxba laga faa’iidayan dagaal,” ayuu sii raaciyey. “Dawladdu waxay ku jirtaa jahawareer u dhexeeya Shane iyo Faanoo Ciidankiina waa kala yaacay marka kuwii yiraahda ‘fursaddan ayaan ka faa’iidaysanaynaa’ waa kuwo aan taariikhda aqoonin” ayuu yiri. Hadalka ra’iisul wasaare Abiy ayaa ku soo beegmaya xilli xiisadda u dhaxeeysa Eritrea iyo Itoobiya ay cirka isku sii shareereyso. Dowladda Itoobiya ayaa Eritrea ku eedeeysay in ay taageerto garab ka mid ah TPLF, isla markaana ay xasilooni daro ka abuurayso gobolka. Eedeyntaasi ayaa waxaa beenisay xukuumadda Eritrea. Bbcsomali Qaran News
-
The DW and ARD reporters, who prepared the canard, have turned out to be useful idiots of terrorists and secessionists in the Federal Republic of Somalia. Mogadishu (PP Editorial) — The English news website of the German public broadcaster, Deutsche Welle, published what it described as an investigative report on two Somali refugees who are in Germany. The report accused Ayuub and Yacqwub, two content creators, of fanning violence in Somalia. Deutsche Welle has been influenced by Somali secessionists. The Deutsche Welle and ARD reporters were influenced by Somali secessionists who had been offended by Ayuub, one of the content creators, who urged people of Lascanood and condemned forces of the Somaliland Administration, a secessionist entity, whose soldiers in 2023 waged an unjust war against Somali unionists in the Sool region. More than 1,000 civilians have died in Lascanood as a result of indiscriminate shelling by Somaliland Administration forces. Yacqwub is known for his support for the Federal Government of Somalia and his online campaigns against Al-Shabaab and its sympathisers. Neither Deutsche Welle nor ARD carried out balanced reporting based on thorough background research on a conflict that lasted nearly seven months and caused death, displacement and destruction. Edna Adan Ismail, winner of the Templeton Prize, is on record for urging the secessionist forces to “destroy Lascanood, we will build a bigger city.” The so-called investigative report could have benefited from the knowledge of the German anthropologist Markus Hoehne, who wrote papers and a monograph, Between Somaliland and Puntland: Marginalization, Militarizatiom and Conflicting Political Visions. Ayub has become popular for his anti-Daesh statements and his pro-Puntland stance after the President of Puntland State of Somalia, Said Abdullahi Deni, last year began to lead the counterterrorism operations against the Islamic State in Somalia, a terrorist outfit also known as Daesh. The Deutsche Welle and ARD have put a smile on the faces of terrorist remnants and their sympathisers in Somalia. The DW and ARD reporters, who prepared the canard, have turned out to be useful idiots of terrorists and secessionists in the Federal Republic of Somalia. O tempora, o mores! © Puntland Post, 2025 The post DW and ARD Become Useful Idiots of Secessionists and Terrorists in Somalia appeared first on Puntland Post.
-
Fighting food insecurity and climate change in Somaliland In the heart of Burco’s IDP camp, community-led hydroponic greenhouses and home gardens are cultivating more than vital crops. The sustainable farming initiative is fighting food insecurity, creating job prospects, and helping a country become climate change resilient.Families who once relied on food aid are now producing spinach, lettuce, tomatoes, and more, feeding themselves and their neighbours. “This was once just an empty field. “Now we grow, we eat, and we share. We’re not waiting, we’re working,” said Abdi, a proud greenhouse caretaker. But the sustainable farming transformation doesn’t stop at the greenhouse. In home gardens across the camp, 15 families now harvest their own vegetables, reducing food insecurity and improving household nutrition. “I used to wait for distributions. Now, I harvest with my own hands and help others, too,” said a gardener. In Somaliland, where over 70% of the population depends on agriculture and livestock for their livelihoods, the reality of climate change, land degradation, and erratic rainfall presents an ever-growing threat. The once-reliable farming and pastoral systems that sustained generations have become increasingly unstable, leaving families struggling to produce food and generate income. Meanwhile, youth unemployment continues to soar, with thousands of young people lacking access to job opportunities, skills training or financial support to start a business. These growing crises created an urgent need for innovative, sustainable solutions, not just to address food insecurity, but to empower young people to become leaders in climate resilience. That’s where the Green Project comes in. Through the Project, families in displacement camps and vulnerable communities are finding new hope through self-reliance, innovation, and climate-smart agriculture. From greenhouse farming to home gardens and youth-led environmental initiatives, this project is transforming lives while protecting our planet. “Before the Green Project, I never thought farming could be a career. Now, I see it as a business that can provide for my family and contribute to my country’s food security,” said Khalid, a 25-year-old entrepreneur who now runs a hydroponic vegetable business. What began as a bold experiment in climate-smart agriculture has blossomed into a vibrant movement, driven by the energy of young people, the resilience of smallholder farmers, and the vision of a greener, more sustainable Somaliland. Source: SOS Children’s Villages Qaran News
-
S/LAND WAA MAANDEEQ UBADKA WAY DEEQAYSAA EE YAAN LOO KALA ABTIRIN. Dawladihii kala danbeeyay ee s/land waxa ragaadiyay oo dhibaato badan ka geystay maskab anfaciisu yahay qofka haysta iyo inata ag joogta, waxa habboon in laga ilbaxo boos nin doonayo oo loo dhaqaaqo khayraadka dhulka ku jira in lala soo baxo, Waddanku waa hodan, nimcadu sida roobka innoogu soo di’mayso Mar qudha waxay innoogu imanaysaa geeddi socod in yar inyar ee halloo hawl galo. Maandeeq way deeqaysaa ubadkee yaan loo kala abtirin dariiqii nebiga SCWS halla raaco samirka iyo salaadda. MAHADSANID. CABDI BACAW. GUUL ALLE. LONDON. Qaran News
-
Martin Shipton Members of Wales’ 15,000-strong Somaliland community have backed a call for the UK to become the first nation in the world to recognise their homeland as an independent state. They came together in Cardiff’s Channel View Leisure Centre for a conference to celebrate the east African country’s independence from Britain. It joined a federation with the former Italian colony of Somalia in 1960, but reverted to a stand-alone country in 1994 after fighting a brutal civil war with the Somali dictator Siad Barre. International recognition But despite impressing many observers by its commitment to the establishment of democratic structures, and a succession of peaceful transitions of power following elections, it has failed to gain international recognition. Meanwhile Somalia – which has such recognition – is a failed state largely run by a jihadist group known as Al-Shabaab. People from Somaliland first settled in Wales in 1870, working in Cardiff docks. Last week a report from the Westminster’s All party Parliamentary Group on Somaliland published a report calling on the UK to formally recognise Somaliland as an independent state. The report said: “2025 marks 34 years since Somaliland reestablished its independence from Somalia, which is longer than it was united with Somalia for. Much has changed since 1991. “Somaliland has risen from the ashes of civil war and genocide, transforming itself into one of the most stable and democratic nations in Africa. Meanwhile, the Horn Of Africa has become more important than ever, and Britain’s rivals are gaining influence across the African continent. “Britain must adapt to this changing world and reposition itself by recognising Somaliland. The arguments for recognising Somaliland originate from many different schools of thought ranging from the pragmatic acknowledgment of the region’s strategic importance to a more idealistic belief in the defence of democracy. “In other words, the case for recognizing Somaliland makes sense whichever way you look at it – economically, strategically, or morally. Moreover, in an age where the electorate is becoming increasingly critical of foreign spending and diplomacy is becoming more overtly transactional, recognising Somaliland is a policy that would provide a good return on investment. Indeed, it is no coincidence that the Trump administration, with its ruthless cuts to government expenditure at home and abroad, is still considering greater engagement with Somaliland. “But the UK should not simply follow the United States on this issue, rather it should lead the way. Britain has a historic relationship with Somaliland and unique authority to set the agenda as a result of its UN penholder status. The time to re-recognise Somaliland is now, and Britain is the right country to do it first. In a world that is more volatile than it was yesterday with challenges ranging from terrorism and autocracy to energy security and piracy, the UK needs all the partners it can get. An independent recognised Somaliland would be more than a partner to the UK. It would be a friend.” Applause Professor Eid Ali Ahmed, a veteran campaigner for Somaliland independence, attracted widespread applause when he said the UK should recognise Somaliland’s independence. He said: “Somaliland has a very long association with Britain and has fought in wars for Britain on a number of occasions. It’s right that the UK should recognise Somaliland’s independence first.” Former Cardiff South and Penarth Labour MP, Home Office Minister and South Wales Police and Crime Commissioner Alun Michael, a longstanding supporter of Somaliland, said it might be more appropriate for the UK to be the second country to recognise the country’s independence, after a neighbouring country in Africa. Drag He said: “The lack of recognition for Somaliland is a real drag on the country, and it is remarkable that the economy and its continuing democracy have survived that drag on its opportunity and its development. So I’m very proud to continue to be a supporter, of Somaliland, and its independence, “I believe that recognition can’t come too soon, that Britain should be standing ready to be the second to recognise, if the first recognition has to be from within the region. I would love Britain to take the step and recognise first, but I also recognise the international pressures that creates, partly because I laboured in the corridors of Westminster trying to make the case, and therefore I recognise how strong those obstacles are to overcome. “There’s a recommendation in the road map, but those of course are backbench MPs who can take that step of making such a recommendation. “One of the strongest supporters of Somaliland that we have is our own MP, here, Stephen Doughty, constrained from saying very much publicly now as a Minister of State with an enormous burden in office, working across Europe as well as across the world on many things. “Please don’t doubt Stephen’s continued interest and support for Somaliland, in private, and I’m sure that he will use his voice wherever he can. But it won’t be in public. That’s the way the ministerial office works, as I know from my own experience.” The event also included a session in which young Somaliland women spoke of their pride in their dual Somaliland/Welsh heritage. Source Nation.cymru Qaran News
-
𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗤𝗼𝗿𝘀𝗵𝗮𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗛𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗤𝗮𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗪𝗲𝗳𝘁𝗶 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮𝘆 𝗦𝗮𝗳𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝘄𝗶𝘁𝘇𝗲𝗿𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗲𝗲 𝗕𝗮𝗿𝗶𝗴𝗮 𝗔𝗳𝗿𝗶𝗸𝗮. Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka JSL, oo ay weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay wefti heer sare ah oo ka socday Safaaradda Switzerland ee Bariga Afrika. Weftigan oo uu hoggaaminayay 𝗟𝗲𝗻𝘀𝘀𝗲 𝗚𝗼𝗯𝘂, Madaxa Barnaamijyada Caafimaadka ee Safaaradda Switzerland u qaabilsan Bariga Afrika, ayaa socdaalkooda ku salaysnaa xoojinta iskaashiga iyo wadashaqaynta dawlada Somaliland iyo Safaaradda. Intii uu kulanku socday, Wasiirka iyo Agaasimaha Guud waxay xubnaha weftiga siiyeen warbixin dhamaystiran oo ku saabsan Qorshaha Horumarinta Qaranka ee 3aad ( NDPIII), iyo mudnaanta baahiyaha horumarineed ee ka jira deegaanada Somaliland. Waxay sidoo kale kala hadleen sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga dhanka horumarka ee Dowladda Somaliland iyo Dowladda Switzerland, gaar ahaan dhinacyada horumarka caafimaadka, adeegyada bulshada, iyo mashaariicda horumarineed ee muhiimka u ah bulshada. Dhankooda, xubnaha weftiga ayaa Wasiirka la wadaagay warbixin ku saabsan mashaariicda horumarineed ee ay Safaaradda Switzerland ka wado Somaliland, iyaga oo si gaar ah u iftiimiyay barnaamijyada caafimaadka ee socda iyo fursadaha lagu ballaadhin karo taageerada mustaqbalka. Kulanka ayaa ku dhammaaday is-afgarad iyo ballanqaad ku saabsan sii xoojinta wadashaqaynta labada dhinac si loo horumariyo adeegyada aasaasiga ah iyo qorsheyaasha horumarineed ee dalka. Qaran News
-
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta xaqiijiyay in dekedda magaalada Garacad lagu wareejin doono shirkad laga lee yahay waddanka Imaaraadka Carabta oo doonaysa in ay maalgelin ku samayso. “Dekedda Garacad oo muhiim ahayd, waxaad ogtihiin mudda waxa socday wada-hadal dhinaca farsamada ah oo shirkadda Wadaagsin iyo shirkad laga lee yahay Imaaraadka Carabta oo doonaysa in ay la wareegto dekedda Garacad, si ay maalgelin ugu samayso dekedda” ayuu yiri Siciid Deni oo warkan sheegay isagoo ku sugan degaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug. “Labadii Shirkadood oo aan cidna ku dhex jirin oo dowladdu ku dhex jirin ayaa keligood mudda ka wada-hadlayay arrinta dekedda Garacad, hadda arrimihii farsamada oo dhan waa soo dhammeeyeen, waxaana rajaynayaa in ay sida ugu dhakhsaha badan arrintaasi u hirgasho” ayuu warkiisa sii raaciyay Madaxweyne Deni. Wuxu sidoo kale sheegay in uu socdo qorshe lagu dhisayo waddo isku xirta dekedda Garacad iyo kastamka Tuurdibi ee degmada Galdogob, taasi oo fududayn doonta gudbinta badeecadaha ganacsi ee laga raro dekedda Garacad, kuwaasi oo loo wado dalka Itoobiya. PUNTLAND POST The post Puntland oo xaqiijisay in dekedda Garacad lagu wareejin doono shirkad Imaaraati ah appeared first on Puntland Post.
-
Fadhigii 25-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland. Qodobbada maanta lagaga wada hadlayna waxa ka mid ahaa: 𝟏. 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaasi rasmi ah Golaha Wasiirrada uga xog warramay waxyaabihii uga soo qabsoomay Safarkii ay isaga iyo weftigiisu dhawaan ku tageen dalka Qatar, Madaxweynuhu waxa uu Golaha u sheegay muhiimadda uu Safarkiisu u lahaa guud ahaanba qaddiyadda Somaliland, gaar ahaana Xoojinta Iskaashiga Diblomaasiyadeed, Amni, Dhaqaale iyo Horumarineed ee u dhexeeya Somaliland iyo Qatar. Madaxweynuhu waxa uu Golaha u sheegay in isaga iyo weftigiisu muddadii ay Safarka Shaqo ku joogeen dalka Qatar ay ka qayb galeen ugu yaraan 9 kulan oo midho-dhal ah muhiimadna u leh dalkeena. Sida oo kale, Madaxweynuhu waxa uu sheegay in ay kulammo gaar-gaar ah la yeesheen qaybo ka mid ah Jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Qatar, gaar ahaan Ganacsatada, Aqoonyahanka, Waxgaradka iyo haldoorka Dhallinyarada. Madaxweynuhu waxa uu sheegay, marka dhan kasta laga eego, in Safarkii Qatar uu Qarankeena u ahaa guul iyo horumar wax ku ool ah, taasi oo sii xoojinaysa mawqifka iyo meeqaamka ay Somaliland ka taagan tahay ajendaha Amni iyo ka istiraatijiyadeed ee gobolka. 𝟐. 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐚𝐬𝐢𝐥𝐨𝐨𝐧𝐢𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚: Waxa ka war bixiyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Mu dane Cabdalle Maxamed Carab, isaga oo sheegay in amniga iyo xasilloonida dalku uu sugan yahay, isla markaana aanay jirin wax qalalaase ahi. 𝟑. 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚, 𝐃𝐚𝐤𝐡𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚: Waxa ka war bixiyey Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane, Ismaaciil Mawliid Cabdilaahi. 4. Warbixin faah-faahsan oo la xidhiidha xaaladihii ugu dambeeyey ee Masiibada Dabkii ka holcay Sil-siladda Buuraleyda Gobolka Sanaag, gaar ahaan Daalo iyo nawaaxigeeda, sida loola tacaalay damintiisa, casharrada laga baran karo iyo qaabka ugu habboon ee masiibada dabka mustaqbalka loogu diyaar garoobi karo : Waxa Golaha warbixin ka siiyey Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Mudane Cabdillaahi Cismaan Jaamac (Geel-jire). 5. Warbixinta Xaaladaha Abaaraha iyo saameynta ay ku leeyihiin nolosha Xoolaha, dedaallada qorshaysan ee loo baahan yahay, Dhoofka Xoolaha ee Cummaan: Waxa Golaha warbixin ka siiyey Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga, Mudane Dr. Cumar Shucayb Maxamed. 6. Warbixinta hab-sami-u-socodka Imtixaannada Shahaadiga ee ay Ardayda Somaliland sannadkan 2025-ka u fadhiisteen, kaasoo si guul ah uga qabsoomay gebi ahaanba Gobollada Dalka JSL: Waxa Golaha warbixin ka siiyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska, Mudane Professor Ismaaciil Ducaale Yuusuf. 7. Warbixin guud oo la xidhiidha Xaaladda Amni ee Gobolka Badhan: Arrintan waxa Golaha Wasiirrada warbixin guud ka siiyey Wasiirka Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha JSL, Mudane Saciid Maxamed Buraale, isaga oo dul istaagay tallaabooyinka Xukuumad ahaan loo baahan yahay in la qaado. 𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫) 𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 Qaran News
-
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku tegay degaanka Bacaadweyn, ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, taasi oo dowladda Puntland bixinayso dhaqaalaha lagu dhisayo. “Waxaan maanta halkan ka dhagax-dhignay jidkan laamiga ah oo 40KM dhan kaasi oo dhaqaalaha ku baxaya uu yahay maalgelin ka timid dowladda Puntland Canshuurteeda” ayuu yiri Madaxweyne Deni oo hadal ka jeediyay Munaasabadda dhagax-dhigga wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, Goleyaasha Dowladda Puntland, Isimo, waxgaarad, qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Injineerada shirkadaha dhisaya wadada. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo maanta dhagax-dhigay dib u dhiska jidka Laamiga ah ee isku xira Gaalkacyo iyo Bacaadweyn appeared first on Puntland Post.
-
Duqa degmada Gaalkacyo Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa mamnuucday shirarka siyaasadeed oo aysan dowladdu ogayn in lagu qabto magaalada Gaalkacyo, sida ku cad go’aan ka soo baxay maamulka degmadaasi. “Laga bilaabo maanta, waxaa si rasmi ah loo mamnuucay qabashada shirar, kulamo ama isu imaatin bulsho oo aan oggolaansho rasmi ah laga haysan Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo” ayaa lagu yiri go’aanka ka soo baxay Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo. “Gaar ahaan Hotelada, Xarumaha Shirarka, iyo goobaha kale ee gaarka loo leeyahay ee ku yaala magaaladda Gaalkacyo waxaa si adag loogu wargalinayaa in aysan oggolaan karin shirar, kulamo ama wax isku imaatin ah ilaa ay helaan oggolaansho rasmi ah oo ku yimid Dowladda Hoose” ayuu sii raaciyay go’aankaasi. Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo waxay sheegtay in kooxdii ama hay’addii isku dayda in ay qabato shir ama kulan dadweyne, iyadoo aan helin oggolaanshaha maamulka Degmada in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono. PUNTLAND POST The post Puntland oo magaalada Gaalkacyo ka mamnuucday shirarka siyaasadeed oo aysan dowladdu ogayn appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo maanta ku wajahan gobolka Mudug ayaa lagu wadaa in uu dhagax-dhigo dib u dhiska jidka Laamiga ah inta u dhexaysa Bacaadweyn iyo Gaalkacyo. Madaxweyne Siciid Deni oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda ayaa saaka degaanka Bacaadweyn ka dhagax dhigaya dib u dhiska jidkaasi laamiga ah oo xukuumadda Puntland sheegtay in ay bixinayso dhaqaalaha ku baxaya. Dhinaca kale, xildhibaan hore Cawil Xasan Daad oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaridsan xukuumadda madaxweyne Deni ayaa waraysi uu bixiyey ku tilmaamay qorshahaasi dhagax-dhig beeneed aysan wax dan ah ugu jirin jidkaasi iyo guud ahaan kaabayaasha horumarinta ee gobolka Mudug. “Deni Mushaharkii bixin waayay ee Injineeradii Khuburada ahaa ka carareen, Waddo dhisimaysee waxaan codsanaynaa in nalaga daayo dhagax dhiga beenta ah oo dhibaato horseedi kara” ayuu yiri xildhibaan hore Cawil Xasan Daad. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo maanta ku wajahan gobolka Mudug appeared first on Puntland Post.
-
Israa’iil ayaa ku hanjabtay inay jawaab siin doonto kooxda Alansaar ee Xuutiyiinta Yemen, kadib gantaal ay soo rideen oo Israa’iil ay sheegtay inay qabteen. Sabtidii, Xuutiyiinta ayaa ku dhawaaqay inay gantaal balaastik ah ay ku rideen Israa’iil uu jawaab u ahaa weerarada Israa’iil ay ku hayso Falastiiniyiinta marinka Qaza. Gantaalka Sabtida ayaa ahaa kii ugu horeeyay ee kooxdan ay soo rideen tan iyo xabbad joojintii u dhaxeysay Israa’iil iyo Iiraan ee 24-kii June 24, ka dib 12 maalmood oo dagaalo dhex marayeen labada dhinac. Wasiirka difaaca Israa’iil Katz ayaa ku sheegay qoraal uu soo saaray in Yemen ay marayso halka ay Tehran martay. Wasiirka difaaca Israa’iil Katz ayaa ku sheegay qoraal uu soo saaray in Yemen ay marayso halka ay Tehran martay. Israa’iil ayaa ugu hanjabtay kooxda Ansar Allah haddii ay sii wadaan weerarada iyaga ka dhanka ah inay hawadeeda xirayaan sidoo kalana u soo diirayaan ciidamada badda. Waxaa laga maqlay dhowr meelood oo kala duwan, gaar ahaana Qudus, dhawaaqyada siiriga digniinta bixiya. “Markii uu siirigu ka dhawaaqay muddo dhowr meelood oo Israa’iil ah,” Ciidamadu waxa ay ku sheegeen qoraal “Gantaal laga soo riday Yemen ayaa la qabtay.” Ciidamada ayaa sheegay duqaynta ay geysteen ciidamada cirka. Dhanka kale, afhayeenka milatariga Xuutiga Yaxya Saree ayaa ku sheegay qoraal ay soo saareen Talaadadii in “Afar howlgal oo milatari” oo ka dhan ah Israa’iil ay sameeyeen. Waxa uu sheegay inay ku beegsadeen garoonka diyaaradaha Ben Gurion ee Tel Aviv ” 2 gantaal oo (hypersonic balistik ah,”, halka saddex diyaaradood oo aan duuliye lahayn ay beegsadeen aagaga Jaffa, Ashkelon iyo Umm al-Rashrash,” oo ay ula jeedaan magaala xeebeedka Eilat ee gacanka Aqaba. Safiirka Maraykanka ee Israa’iil Mike Huckabee ayaa ku sheegay qoraal uu soo dhigay barta X, “Waxaan u maleynayay inay dhamaadeen duqaymaha lagu soo ridayo Israa’iil, laakiin xuutiyiinta ayaa ku soo riday gantaal. Nasiib wanaag, nidaamka difaaca Israa’iil ee cajiibka ayaa inoo ogolaaday inaan gabaad galno oo aynu sugno inta khatartu dhamaanayso ‘Laga yaabee duqeeyayaasha diyaaradaha B-2 ay tahay inay booqdaan Yemen’ Duuliyayaasha Maraykanka ayaa adeegsaday diyaarada B-2 markii ay duqeeyeen xarumaha nukliyeerka Iiraan, intii lagu guda jiray dagaalkii cirka ee 12-ka maalin. Xuutiyiinta ayaa sheegay in weerarooda ay ahaaayeen mid ay ku garab istaagayaan Falastiiniyiinta marinka Qaza. Tan iyo intii uu bilowday dagaalka Qaza October 2023, Xuutiyiinta ayaa beegsaday Israa’iil iyo sidoo kale maraakiibta badda cas, iyaga oo Khalkhal galiyay isku socodka ganacsiga caalamiga ah. Qaar badan oo ka mid ah duqaymaha iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ay soo rideen ayaa la qabtay. Mucaaradka Xuutiyiinta ayaa joojiyay weeraradooda intii lagu guda jiray labadii bilood ee xabbad joojinta u dhaxaysay Israa’iil iyo Xamaas, ayna dib u soo celiyeen howlgalka weeraradooda. Israa’iil ayaa duqaymo dhowr ah ku qaaday Yemen, iyaga oo beegsanaya dekeddaha ay maamulaan Xuutiyiinta iyo garoonka diyaaradaha Sanca ee isla kooxdaasi ay maamusho. Mareykanka ayaa dhankiisa horey weeraro ugu qaaday Xuutiyiinta Yemen, balse markii dambe waxay gaareen heshiis xabbad-joojin ah. Yemen oo ku taalla goob muhiim ah si gaar ah marinadda badda Casa ayaa Xuutiyiinta ka saaciday in ay weeraro ka fuliyaan halkaasi. Bbcsomali Qaran News
-
it is actually true. You mean like Gen. Qani? The only Sr Officer wounded was the Air Force General, the rest are fine. Zionist propaganda on full swing. As for the damage to Iran's nuclear programme, even CNN could not go along with the lies. Early US intel assessment suggests strikes on Iran did not destroy nuclear sites, sources say. The assessment, which has not been previously reported, was produced by the Defense Intelligence Agency, the Pentagon’s intelligence arm. It is based on a battle damage assessment conducted by US Central Command in the aftermath of the US strikes, one of the sources said. Two of the people familiar with the assessment said Iran’s stockpile of enriched uranium was not destroyed. One of the people said the centrifuges are largely “intact.” Exclusive: Early US intel assessment suggests strikes on Iran did not destroy nuclear sites, sources say | CNN Politics WWW.CNN.COM The US military strikes on three of Iran’s nuclear facilities last weekend did not destroy the core components of the country’s nuclear...
-
thats not true the iran nuclear program has been send back decades and israel killed top iranian generals it also killed hamas leader inside iran it also killed hezbolla leader in the heart land of lebanon i think israel can say it won this round , though iran isnt defeated it has been damaged severly will they recover hmm time will tell
-
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Xaaji Xunjuf replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
So first of july was the independence day of somalia italian somalia how is the independence going is somalia independent now more then it was in 1960,, its also the union day how is the union also going just putting things to perspective -
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Iran, ayaa markii u horreysay shaaca ka qaaday inay diyaariyeen tallaabooyinka ay qaadi doonaan haddii Israa’iil ay beegsato hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah, taas oo ay sheegeen inay horseedi doonto in Israa’iil laga waayo qariiradda adduunka. La-taliyaha sare ee ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan, Ahmad Vahidi oo waxyar ka hor waraysi siiyay Al Jazeera ayaa arrintan ka hadlay isagoo aad ugu goodiyey cadowga dalkiisa ee Israa’iil. “Waxaan wajahnaa cadow khiyaano badan, weerar kale oo uu soo celiyo waa suurtagal, ciidamada Iiraan-na waxay diyaar u yihiin inay si xooggan uga jawaabaan,” ayuu hadalkiisa ku sii daray La-taliye sare Ahmad Vahidi. Iiraan, waxay u muuqataa inay isku diyaarinayso dagaal kale, waxaana heegan ku jira dhammaan ciidankeeda. Sidoo kale, Iiraan ayaa diyaarineysa inay gunta badda ee marinka Hormuz oo ka mid ah marinnada ugu muhiimsan caalamka ee wax ka badan 20% shidaalka caalamka uu ka gudbo ay ku aasto bambooyin qaraxyo burburin ah dhalin kara. Iran waxay diyaarineysaa qorshe lagu quusinayo maraakiibta, haddii Mareykanku iskudayo in maraakiibtiisa dagaalka uu ku weeraro Iiraan inuu marinkaas keeno. Labo maalin ka hor sarkaal sare oo ka tirsan milatariga Iran ayaa sheegay in dowladda Tehran ay si buuxda ugu diyaar garowday inay “si xooggan uga jawaabto” haddii Israel jabiso joojinta dagaalka. Tani waxay qayb ka tahay xasillooni la’aanta joogtada ah ee ka dhalatay weeraradii Israel ku qaaday xarumaha nukliyeerka iyo milatari ee Iran (oo loo bixiyay “Operation Rising Lion”) bishii Juun 13 ilaa 24, halkaas oo Iran ay ku beddeshay weeraro badan oo gantaallo iyo droneyo ah. Hanjabaadda cusub ee Iran waa digniin cad oo ku saabsan inaysan aqbalayn wax tallaabo ah oo ay Israel qaado, gaar ahaan kuwa jebiya joojinta colaadda. Inkastoo aan weli la qaadin tallaabo qorsheysan, hadana waxay labada dal ku jiraan xaalad feejignaan ah.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya waxaa laga doonayaa inay caddeyso milkiyadda diyaaradaha qumaatiga u kaca ee ciidamada qaranka, maadaama ay shacabka soo gaareen xogo shaki geliyey oo muujinaya in shirkado gaar ah wax ku leeyihiin. Sarkaal ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa Caasimada Online u sheegay in qaar kamid ah diyaaradaha qumaatiga u kaca (helicopters) ee loo adeegsado howlaha ciidanka xoogga dalka laga kireysto shirkado loo leeyahay. Sidoo kale sarkaal ka tirsan SoDMA ayaa noo sheegay in ay laga kireeyo diyaaradaha ay u isticmaalayaan gaarsiinta gargaarka deegaanada fog ee garoomada diyaaradaha aan laheyn. Sarkaalka SoDMA ka tirsan wuxuu intaas ku daray in lacagta lagu kireeyo diyaaradaha ay ku dhacdo Shirkado gaar loo leeyahay iyo shaqsiyaad. Xogahaan is biirsaday waxay dhaliyeen su’aalo ku saabsan cidda dhabta ah ee iska leh diyaaradahaasi. Sawir dhawaan laga qaaday mid kamid ah diyaaradahaas ayaa muujiyay calaamadda diiwaangelinta 6O-AAG, taas oo caddeyneysa in diyaaraddaas ay ka diiwaan gashan tahay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed. Waxaa sidoo kale maalin ka hor la arkay diyaarado duulaya oo ay wadaan shaqaale rayid ah, kuwaas oo ka qeyb qaatay dabaal-degga munaasabadii 1-da Luulyo oo diyaaradaha qaar ay hawada Muqdisho ka sameeyeen dhoollatus militari. Telefishinka Qaranka oo weriyaal u diray garoonka diyaaradaha qeybtii ay ka soo duulayeen diyaaradahaas ayaa soo duubay dhallinyaro rayid ah oo diyaaradaha militariga duulinaya, taasi oo dhalisay su’aalo ka keenay nooca xiriirka u dhexeeya dowladda iyo diyaaradahaas. Arrintani waxay banaanka keentay walaac ah in qaar kamid ah diyaaradaha loo maleynayo inay ciidan yihiin ay dhab ahaantii yihiin kuwo gaar loo leeyahay, taas oo xoojinaysa baahida loo qabo caddeyn rasmi ah oo dowladda kasoo baxda. Waxaa lama huraan ah in dowladda Soomaaliya ay si cad oo rasmi ah u qeexdo milkiyadda diyaaradahaas, in ay si buuxda uga tirsan yihiin ciidamada qalabka sida, in ay yihiin kuwo gaar loo leeyahay, balse kireysan iyo in ay jiraan heshiisyo wadaag ah oo u dhexeeya dowladda iyo shirkado gaar ah. Caddeynta arrintan waxay muhiim u tahay hufnaanta maamulka, ilaalinta kalsoonida shacabka iyo badbaadinta sumcadda hay’adaha amniga ee dalka. Horay saraakiisha dowladu waxa ay u sheegeen in diyaaradahaan lagu soo iibiyay dhulkii dowladu iibsatay, balse hadda waxaa soo baxaya tuhin hareeyey cidda leh diyaaradaha qaar.
-
OVER 30,000 ISRAELIS HAVE FLED TO CYPRUS BY SEA DUE TO IRAN'S ATTACKS Following the closure of Israeli airspace and the suspension of operations at Ben Gurion International Airport, which was evacuated and emptied of passengers, travel options for civilians became severely limited. With no commercial flights available, those with means began chartering yachts and private vessels to reach Cyprus, a nearby island just about 170 kilometers from Israel’s coast. Israeli media outlets such as Haaretz and Channel 12 have documented hundreds of these sea departures, with some passengers paying thousands of dollars for passage. Prices for a seat on these yachts reportedly range from $800 to several thousand dollars, depending on the vessel and conditions. OVER 30,000 ISRAELIS HAVE FLED TO CYPRUS BY SEA DUE TO IRAN'S ATTACKS | Pakistan Defence DEFENCE.PK In recent weeks, a significant and growing number of Israelis have fled their country by sea to Cyprus...
-
Newsletter