Holac

Dabcasar is returned to Hargeisa after Djibouti sends him back

Recommended Posts

Holac   

Sheikh Cabdiraxmaan Dabcasar ayaa ku sugan saldhiga booliska madaarka Hargeysa ka dib markii saaka Jabouti ku soo celisay diyaarad shalay lagaga masaafuriyey Hargeysa. Shaqaalaha madaarka ayaa inoo sheegay inay ku war heleen Dabcasar oo diyaarada dhexdeeda fadhiya oo diidan inuu dego ilaa markii dambi laga soo dejiyey ka dibna la geeyey qaybta booliska madaarka. Dabcasar oo shalay laga sii daayey xabsi ku yaalla Hargeysa ayaa intii diyaaradii lagu masaafuriyey ayna ka bixin hawada madaarka wuxuu dhexdeeda ku duubay muuqaal uu ku dhaliilayo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

 

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

As soon as Dabcasar was released from Hargeisa jail, this is the video he sent after his plane took off from Hargeisa airport. Somaliland authorities must have called Djbiouti and requested him back after seeing the video. 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.