Sign in to follow this  
Haydar Ahmed

Sheeg 25 maahmaah oo soomaali ah oo Diinteena islaamka ka soo Hor jeeda?

Recommended Posts

Akhyaarta waxaa la idinka rabaa 25 maah maah oo culimadu kasoo qufeen maahmaahyada soomaaliyeed kuwaas oo loo arkay inay diinteena islaamka ka soo hor jeedaan, hadii aadan awoodin inad sheegto kuligood ha is dhibin hal hal usoo dareeriya iyadaa is buuxin doontee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this