Dr_Osman Posted May 17, 2014 Daawo Sawirada:Reer Puntland oo aan u kala harin soo dhoweynta Halyeeyada Garowe City Stars,oo Puntland yimi. Xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda Puntland,maamulka Gobolka Nugaal,maamulka degmada Garowe iyo dadweyne gaaraya boqolaal ayaa magaalad Garowe kuso dhoweeyay Halyeeyada Garowe City Stars,ka dib markii maanta ay soo gaareen Garowe. Dadweynaha ka qayb qaatay soo dhoweynta ayaa watay Caleemo qoyan,Calanka Puntland iyo boorar ay ku sawiran yihiin Cayaaryahanada Garowe. Boqolaal Gawaari ah ayaa Cayaarayahanada kaso galbiyay Garoonka Diyaaradaha ee Garowe,waxaana Waddooyinka iyo Barxada buuxdhaafiyay dadweyne fara badan. Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdiqani Xaashi Ciise,duqa degmada Garowe Cabdicasiis Nuur Cilme iyo Wasiirka Wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo Cayaaryahanada Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Axmed oo dadweynaha kula hadlay barxada ayaa sheegay inay si wayn uso dhowaynayan Cayaaryahanada sumcada iyo sharafta uso hoyay umada reer Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya. Tababaraha Kooxda Garowe Cabdirashiid Xassan Xirsi ayaa sheegay dadweynaha reer Puntland uga mahadceliyay soo dhoweynta diiran ee loo sameeyay Cayaaryahanada Garowe,wuxuuna sheegay in Garowe ay mudan tahay inay soo gaarto heerka ay ka gaartay tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika. Wajiyada Cayaaryahnada ayaa laga dheehan karay daren farxadeed,kuwaas oo dareemay inay yimaadeen dhulkooda. Waxaa xusid mudan in Cayaaryahnada Garowe ay Caasimada keeneen Koobka iyo Bilda ay uso hoyeen umada reer Puntland,waana markii ugu horaysay oo heerkaas ay gaaraan Cayaaryahano Soomaaliyeed. Hoos Ka Daawo Sawirada;- post@puntlandi.com. www.puntlandi.com. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted May 17, 2014 These boys are technically east africa/central champions since they were beat by a north african team. They are still champions in Puntland hearts and recieved a thundering welcome into their hometown Garowe city, Capital of Puntland. I want to send my congratulations to the boys, you did well, you did superb and made all Puntland and Somalia proud of you, you have put garowe on the map of african sporting and I hope to see next year that you take the whole cup itself. I urge other sporting sectors such as football to stand up and be counted in the region. I urge that a artificial grass begin being laid down across Puntland stadium so our boys are not disadvantaged when playing against other teams of Somalia in the future. Garowe city star today are the lions of puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miyir Posted May 17, 2014 well done wish you more success. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted May 17, 2014 Garowe looks like a busy metropolitan. I am impressed. Congrats to the team. Quote Share this post Link to post Share on other sites