Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Another Maakhir community declare their Support for the Somaliland goverment

Recommended Posts

They held a conference in eastern Sanaag and declared their support for the Somaliland goverment,they denounced the Garowe clan enclave, will post the video of the conference.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Beesha xuseen ciise oo iskugu biyo shubatay somaliland

 

 

Beesha xuseen ciise oo ka mid ah beelwaynta maakhir Ayaa ayaamahan waday abaabul ay ugu gogol xaadhayeen shirwaynaha beeshaasi oo dal iyo dibadba looga soo hayaamay.

 

hase ahaate shirkaaso dhowr maalmood ka hor ka furmay magalaada gumarwayrafo oo aan sidaas uga fogayn degmada badhan ee G/sanaag Ayaa aha mid aad loogu dhagtaagayay dhawaaqa go’aamada shirkaasi ka soo bixi doona iyada oo beesha shirkaasi soo abaabushay ay ku dhamaayen guurti iyo siyaasiyiin intabaa

 

shirka waxaa ka dhexmuuqday taliyii laanta canshuuraadka gobolka sanaag mahamoud dahir oo dhowaan isaga iyo maamulka gobolka khilaaf soo kala dhexgalay , mugdigaasi oo Marki danbe sababay dhimashada hal ruux iyo dhawac.

 

 

Docda kale baaqii shirkaasi ka soo baxay oo aan wali warbaahinta lo qaybin Ayaan warar hoose nagu soo gaarayan inuu shirkaasi aha mid si Guud beeshu ugu gaartay Inay taageerto maamulka Somaliland oo ay maamulkaas wax la qaybsadaan.

 

inkastoo aanay na soo gaarin nuqulka baaqi shirkaasi beesha xuseen ciise hadana waxaanu helnay sawiradii shirkaa gabagabadiisa la qaaday mardhowna waxaanu idiinsoo gudbin doona nuqul ka mid ah baaqi beeshaasi soo saartay .

 

sawiradan waxaad ka dhex arkaysa calanka Somaliland iyo qoraalo muujinaya taagerada beeshaasi .

 

laasqoraNET

 

- See more at: http://laasqoray.net/all-somali-news/beesha-xuseen-ciise-oo-iskugu-biyo-shubatay-somaliland/#sthash.9z1xXAwT.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaajiyoow, mawaxaad leedahay, "the epicenter of clannism" maanta weey kagudbeen the "clan is everything" mentality mise...???;) Waryaa armeey reerka "social benefit" ama "wadamar" to the "promised land aka Jubbaland" nimanku soodoonteen"??? :D Anyways, qeeyrka Allaha nawada waafajiyo....Kuli CAFIS...intayareeyd oon meeshan tareesada kariday kuweey wax udhibtay iyo kuwo kaleba.....I'm outta here!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this