Sign in to follow this  
mataan

We Somali read both ways

Recommended Posts

mataan   

salaams guys;

 

Nin Somali ah ayaa wuxu usoo dhoofay UK 1990gii markaa Addis Ababa ayuu ka soo raacay diyaarad. Wuxu soo iibsaday (gatay) the latest suit and suitcase. Markay hawada soo marayaan ayaa waxa aragtay gabadh stewardess ah isagoo bored noqday. Xariifkan Asylum Seeker-ka ah waxa loo haystaa in uu yahay business man. Gabadhii intay ka naxday naftan miskiinka ah ayay u keentay Magazine. Xariifkow weligaa waxba maadan akhriyin, so upside down buu u qabsaday magazine-kii. Gabadhii ayaa intay yaabtay ku tidhi sidaa looma akhriyo, intuu fekeray ayuu mid ku dhawaa oo English-ka garanayay ku yidhi waar waxaad ku dhahdaa anagu hadaanu Soomaali nahay labada dhanba waanu u akhrinaa. Waxan is leeyahay gabadhii weli waxay u haysataa in aynu labada dhanba u akhrino.

 

wasalaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this