Sign in to follow this  
Somalia

Ardayda la qaaday ma ahaayeen kuwii Soomaali ugu waxbarashada fiicnaa?

Recommended Posts

Somalia   

That's the question AllSanaag is asking, it looks like they were right. 70 odd so students have returned because they couldn't even understand the alphabet, clearly showing the southern region's distribution of scholarships were a joke.

 

Todobaatan ka mid ah Ardaydii heshay deeqda Waxbarasho ee dalka Turkiga ayaa dalka dib loogu soo ceshay gaar ahaan magaalada Muqdisho.

 

 

Ardaydan oo la sheegay markoodii hore in ay Imtixaanka ku galeen Magaalada Muqdisho,ka dibna loo qaaday Dalka Turkiga ayaa waxay u badnaayeen Arday ka soo jeeda degaanada ay degto Beesha uu ka soo jeedo Gudoomiyihii hore ee Maxaakiimta hadana ah Madaxweynaha KMG Sheekh Shariif sida Magaalooyinka Adan yabaal,Cadale,Jowhar,Qalimoow ,Balcad iyo xaafad ka mid Magaalada Muqdisho ee Kaaraan.

 

 

Ardaydan la soo ceshay ayaa waxa Imtixaan Jamacadeed iyo mid dugsi sare looga qaaday dalka Turkiga hase ahaatee qaarkood waxay garan waayeen Xarfaha farta Soomaaliga iyo Carabiga ka kooban yihiin , iyada oo sidoo kale qaar ka mid ahi ay ku adkaatay sida qalinka loo qabsado marka wax la qorayo ama la xardhayo oo lagu barto xanaanada ama malcaamad Quraanka.

 

 

halka ka akhriso maalmo ka hor arintan maqaal aan ka qornay

 

 

Dad Soomaliyeed oo badan ayaa waxay horay u aaminsanaayeen in gudaha Soomaaliya uuna Imtixaan cadaalad ka dhicin oo ardada loo qaaday dibada aya ahaayeen kuwo lagu qaaday qabiil ,eex iyo kuwo sida la sheegay laaluush laga qaatay

 

 

Dawlada KMG Soomaaliya ayaa labadii Sano uu madaxweynaha ka ahaa Sheekh Shariif waxay Sanad walba Numberka kowaad ka gelaysay Caalamka Dalka aduunka ugu musuq maasaqa badan ,arintan deeqda waxbarashaduna waxay noqonaysaa mid ka mid ah Ceebihii iyo Fadeexadihii uu horay Sheekh Shariif iyo xulafadiisu ay Soomaaliya u soo hooyeen

Too much emphasis on 4.5 leads to funny fails like these.

Share this post


Link to post
Share on other sites

war ninyahow, i know of a boy, who was in the top 20 overall, and second in kenya, turkiga ayaa qaadatay, but he never went, because of lack of direction. He is in nairobi, safaarada wax caawimaad oy uheeysao malahan,.

 

Lakiinse weey kufiicantahay in lasoo celiyo, waayo dadkii istaahilay wax barashada oo ku baasay imtixaanki waa laga tagay, oo dad aanan ehel u eheyn waxbarasho ayaa lala orday, haidinka saarto,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this