Sign in to follow this  
OdaySomali

Maamul Galmudug Oo ka Hadashay xilliga La Furaayo Dakada Hobyo

Recommended Posts

caaaaaaaaaaaaa.jpg

 

 

Wasirka kuxigeenka wasarada kaluumeysika iyo dakadaha ee maamul goboledka galmudug cilmi kulan geedi ayaa kawarbixiyey halka ay mareyso furitanka dakada magalada hobyo ee dowlad goboleedka gal-mudug.

 

 

Shirjaraa,id oo uu kuqabtay xaruunta wasarada ee magaalada galkacyo ayaa waxuu kaga hadlay halka ay mareyso hoowlihii dib loogu furilahaa dakada magalada hobyo asagoona sheegay in xariga lagjaridono asbuucyada soosocda. Cilmi Kulan Geedi wasiir kuxigenka wasarada kalumeysiga dakadaha iyo Qeyradka ayaa carabka kudhuftay in dakada ay udhanyihin dhaman agabyadii ay kuhoowl galilahey islamarkana loodiyariyey shaqaalihi kahoowl galWailaha.

 

 

Sidoo kale wasiir kuxigenka ayaa kahadlay dhibaatooyinka xiligan heysta kaluumeysatada kajilabata xeebaha deganada gal-mudug asagona sheegay in ay kamid yihiin in ay dhibaato kala kulman maraakiibta shisheeye ee kusugan biyaha wadanka soomalia oo inta badan ay kaluumaysatadu ay carqalad kalakulman xiliyada ay kuguda jiraan hoowlahooda kaluumeysi.

 

 

 

 

Wasir kuxigeenka wasaarada kalumaysiga iyo dakadaha ee doowlad goboleedka galmudg ayaa waxaa uu intaa kudaray in sidoo kale kaluWasirka kuxigeenka wasarada kaluumeysika iyo dakadaha ee maamul goboledka galmudug cilmi kulan geedi ayaa kawarbixiyey halka ay mareyso furitanka dakada magalada hobyo ee dowlad goboleedka gal-mudug.

 

 

Shirjaraa,id oo uu kuqabtay xaruunta wasarada ee magaalada galkacyo ayaa waxuu kaga hadlay halka ay mareyso hoowlihii dib loogu furilahaa dakada magalada hobyo asagoona sheegay in xariga lagjaridono asbuucyada soosocda.

 

 

Cilmi Kulan Geedi wasiir kuxigenka wasarada kalumeysiga dakadaha iyo Qeyradka ayaa carabka kudhuftay in dakada ay udhanyihin dhaman agabyadii ay kuhoowl galilahey islamarkana loodiyariyey shaqaalihi kahoowl galilaha. Sidoo kale wasiir kuxigenka ayaa kahadlay dhibaatooyinka xiligan heysta kaluumeysatada kajilabata xeebaha deganada gal-mudug

 

 

asagona sheegay in ay kamid yihiin in ay dhibaato kala kulman maraakiibta shisheeye ee kusugan biyaha wadanka soomalia oo inta badan ay kaluumaysatadu ay carqalad kalakulman xiliyada ay kuguda jiraan hoowlahooda kaluumeysi.

Wasir kuxigeenka wasaarada kalumaysiga iyo dakadaha ee doowlad goboleedka galmudg ayaa waxaa uu intaa kudaray in sidoo kale kaluumaysatada ay kaniyad jabeen soosarida kalunka sababo laxariira suuqla aan kajira magalad hobyo oo aan laga gadan in tabada kalunak ay soosaraan kalumaysatada.

 

 

Hadalkan kazoo jeeray wasarada kalumaysiga doowlad goboledka gal-mudug oo ah in ay furayan dada magalada hobyo ayaan la ogeen sida ay usuuro gali karto ayadoona dhowr jeer uu mamulku kadhawajyey in ay furayan. umaysatada ay kaniyad jabeen soosarida kalunka sababo laxariira suuqla aan kajira magalad hobyo oo aan laga gadan in tabada kalunak ay soosaraan kalumaysatada. Hadalkan kazoo jeeray wasarada kalumaysiga doowlad goboledka gal-mudug oo ah in ay furayan dada magalada hobyo ayaan la ogeen sida ay usuuro gali karto ayadoona dhowr jeer uu mamulku kadhawajyey in ay furayan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this