Sign in to follow this  
Liqaye

Somaliland oo ka qeybgaleysa shirka Nairobi

Recommended Posts

Liqaye   

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Cabdullaahi Cumar ayaa xaqiijiyay in ay ka qeyb galayaan shirka Golaha Amaanka ugu qabanayo Soomaalida magaalada Nairobi kaas oo looga hadlayo arrimaha dalka Soomaaliya.

 

Wasiirka oo wareysi siiyay idaacadda BBC-da, laanteeda afka Soomaaliga ayaa sheegay in ka qeyb galka shirkan aan micnihiisu ahayn in Somaliland ay wax ka badashay mowqifkeeda ku aadan gooni isu taagga.

 

Magaalada Nairobi ayaa waxaa ka furmaya maanta shir ay isugu imaanayaan Goalaha Amaanka QM iyo soomaalida, waxaana uu socon doonaa mudo laba maalmood ah.

 

Ma ahan markii ugu horeysay oo uu maamulka Somaliland ka qeyb galo shir looga hadlayo arrimaha soomaalida.

 

 

Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this