Sign in to follow this  
Som@li

Somali refugees return home.

Recommended Posts

Som@li   

Bosaso: Soomaali ka soo Qaxday Yemen

 

Qaxootigan Soomaalida ee ka soo laabtay Yemen waxay horey dalkaasi ku galeen tahriib, iyagoo ka qaxaya colaadda Soomaaliya.

Faadumo Yasin | Bossaso Sabti, 19 March 2011

 

 

Ku dhowaad 200 oo qaxooti Soomaali ah oo ka soo laabtay dalka Yemen ayaa dib ugu laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Dadkan qaxootiga ayaa ka soo degay dekedda magaalada Boosaaso, waxaanay u badan yihiin haween, caruur iyo dhalinyaro, kuwasoo horey tahriib ugu tegay dalka Yemen.

Qaar ka mid ah qaxootigaasi dib ugu soo laabtay Boosaaso waxay VOA u sheegeen inay kasoo qaxeen rabshadaha ka jira dalka Yemen.

Agaasimaha Guud ee xarunta gargaarka dadka socotada ee magaalada Boosaaso Maxamuud Jaamac Muuse, wuxuu sheegay in tan iyo intii ay rabshadaha ka bilowdeen dalka Yemen ay magaalada Boosaaso soo gaarayeen dad ka soo qaxayay rabshadaha dalka Yemen.

 

http://www.voanews.com/somali/news/Bosaso-Soomaali-ka-soo-Qaxday-Yemen-118292929.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

That is good news Maasha Allah...ilaahay ha u sakhiro Insha Allah.

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

soomaali dhan dalkooda ha u soo laabtaan oo isagaa lama huraankii ahe ha hagaagsadaan intaay nin dal uu leeyahay oo hagaagsadey ku sii yaacayaan. Waa bilaahi taawfiiq.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this