Sign in to follow this  
Liqaye

Waa Sidee Xaaladda Waxbarasho ee Dugsiga Sare Mudug

Recommended Posts

Liqaye   

Waa Sidee Xaaladda Waxbarasho ee Dugsiga Sare Mudug

 

Posted by galmudug on Mar 13th, 2011 // 1 Comment

View :819

 

Dugsiga Sare ee Mudug oo la Aas aasay 12/2/2007 ayaa ahaa Dugsigii sare ee ugu horeeyey Deeganada Galmudug Isagoo Kaalinta Koowaad u galay Qiimaynta Waxbarsahada Dugsiyada Galmudug ooay samayso Sanadwalba Wasaaradda Waxbarsahada Galmudug

 

Mar ay booqdeen Dugsiga Mudug ( M.S.S ) Wariyaal Kasocda Galmudug News Agency Waxaan kula kulanay Maamulaha Dugsigaasi Drs Faadumo Xasan Aadam Waxayna inooga warantay Xaalada Waxbarsho ee Dugsiga

 

Maamulaha Dugsiga ayaa Sheegtay in Ardayda Dugsiga Ka qalin jibisay ay Gaarayaan Dufcadii 3-aad mudo 4 sano gudahood ah Waxayna Tilmaamtay in ay haatan dhigtaan 300 Arday oo isagu jira Fasalada kala gadisan ee Dugsiga Sare

 

Maamulaha Dugsiga sare ee Mudug Drs Faadumo ayaa Sidoo kale inoo sheegay in 3 dufcadood ee dhamaysatay dugsiga ay haatan waxbarasho Jaamacadeeday ka kala dhigtaan Wadanka Sudan,Iyo Jaamacada Dalka Sida kuwa Muqdisho,Kuwa Somaliland, Puntland iyo kuwa galmudug sida Gaalkacyo university (G.U) , iyagoo kabarta Jaamacadaha Dalka Sudan Kuliyado cilmiya sida 1.Engineeriya ,Beeraha ,Caafimaadka iyo Xanaanada xoolaha.

 

Drs Faadumo Ayaa Intaasi kudartay In Ardayda Dhamaysay Dugsiga ay Awal Dibada Deeqo Waxbarasho ugu dirijireen Balse Haatan Gudaha Looga Hirgaliyey Jaamacad Tayo Sare leh islamarkaasina ay kahakiyeen Dibadii ay udirijireen

 

Sikastaba ha haatee Dugsiga Sare ee Mudug ayaa ah mid soosaara Sanad walba Arday Farabadan Waxayna Maamulaha Dugsiga ay inoo sheegtay in Wasaaradda Waxbarshada ay sanadkaan u aqoonsatay Dugsigii ugu waxbarshada Fiicnaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this