Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Shirib ku saabsan Xarigii Maxamed dheere!

Recommended Posts

**

ihaanadeeda amisom

ninkii aqlile waa arkaa

*

Aargoosigiisa ow-shariif*********** umaddu weeyska ogyihiin

*

anagu weeyska ognohoo

waa u adeegid alshabaab

*

odax ku taagan alshabaab

iyo alqaacidoow ahaay

*

afgembiga ****** ismaan

aa owshariif lagu ogaay

*

aqoon-yaroow ba, ebedkaa

ma ogid* aafta kaa banaan

 

aaraa nin dhiibtayaan ohoo

arrimahaan ka ashtakaa

*

inkasta oow ad adadkaay

agooma koriyoow ahaay

*

ummadda nin uruuriyoo

una ixsaan-faloow ahaay

*

nin eedka galay ebedkiis

nimaan ilaabinoow ahaay

*

intaasu weeyga arar-tee

ujeedadeeydiyaad arkee

*

anshax xumada amisom

aargoosiyaan u aragnaa

*

aqli la'aanta owshariif

abuu (shabaab)diraan u aragnaa

*

afku salaadle engeganoo

abaal xumaan u aragnaa

*

nin aflagaaddo aabbihiis

kula ordaan u aragnaa

*

arrinkii furux oon ogeeyn

iljeex waa*uga aamuseen

*

******se waasidii idoo

oodoodiyaa lagu eryadaa

*

isgooskii soobbe*waa ogeeyd

axadna looma heeysto eed

*

ummaddii weeys abaabushee

******oow ari-Maad tihiin

*

leeydiinma soo ordi karee

waaleeysu kiin adeegsadaa

 

*

edebdarada oow-shariif

******oow meeyla aragteen

*

afarta wiilya amisom

adigoow kuu adeegsayaa

*

****** ismaan intaan eheyn

uma aragyo ar-bushaad

*

aaf cilanoow kasoo ordee

aragtideeyna kuma imaan

*

ma ahan axadkaa dhashee

******oow ninka soo ogaaw

*

Afarta sama-talis iyo

waa uunka yimid* heer iljeex

*

ambase waa ka sii intoo

waa ****** iyo *****

*

astaamahiisa waa arkoo

maba ahan ****** ismaan

*

Abaar iyo col oow-shariif

waxaan eheeyn lama imaan

*

uunkeena maaha af-Gaduud

Allam-baqa haloo eryee

*

Ali Haraare

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this