Sign in to follow this  
NASSIR

Suxufi Cali Xaraare oo Cambaareeyey maamulka VOA/Somali (YouTube)

Recommended Posts

NASSIR   

CALI-XARAARE-300x257.jpg

 

Cali Xaraare oo Fashilay VOA

 

Suxufi Cali Cabdi Xaraare oo horay uga soo shaqeeyay Idaacada VOA-da Qaybteeda af-Somaliga, Cali Xaraare ayaa Kulan wareed uu Qabtay kaga hadlay Arimo badan oo Qarsoonaan isaga oo *****lka ka qaaday qaabka ay u shaqayso, Idaacada VOA-da oo uu Hogaankeeda hayo C/raxmaan Yabarow oo ah Nin Qabiilayste ah oo Lagu eedeeyay inuu Beesha Buun Buuniyo.

 

Cali Xareere ayaa Idaacada ka ahaa Boqorka Wariyaasha isaga oo Maalinta uu Barnaamijka Daadihinayo ay umada dhegaysanaysaa ay aad u xiisayn Jireen.

 

Mr Xaraare waxa uu aad u soo dayn Jiray Barnaamid xiisa badan oo aad loo jecelyahay waxana ka mid ahaa” Cowska Washinton, Barnaamijkaasi waxa inta badan lagu soo qaadan Jiray arimo Xasaasi ah oo Qosol badan.

 

Cali Cabdi Xaraare ayaa Horay waxa ay isku Maan dhaafeen Yabarow inuu Xaraare ku Yiri” Idaacada Barnaamjiyadeeda kama qayb Gali karaan. Siyaasiyiinta ka soo Jeeda Gobolada Puntland iyo Somaliland Dadka loo diiday waxa ka mid ahaa inay Idaacada laga Waraysto.

 

Cismaan Ab Nuur Xaashi [Abwaan reer PL]

 

Faaruuq

 

Maxamed Abshir Walde.

 

Xildhibaan Cawad Axmed Cashara.

 

update on Problems in the VOA-Somali Service

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this