Sign in to follow this  
wiilwaalRadio

Naaguhu Ninkii Bidaarle Miyay Neceb Yihiine?Hees Cusub

Recommended Posts

Hadduu boqor yahay

Baxsanoow deeqsi yahay

Bidaartay uga baqaane

 

Naaguhu ninkii bidaarle

way neceb yihiine

allow noo naxariiso

 

Imisaa nin ragga

Oo reer dhaqan lahaa

Ay wiil raama leh iyo

Rabbi ha u darneedee

Rasta ay ka raaceen

 

Naaguhu ninkii bidaarleh

way neceb yihiine

allow noo naxariiso.

 

 

To hear the rest of this song and other funny stuff visit:

radiowiilwaal.wordpress.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this