Sign in to follow this  
Som@li

Koora-Dadab : (Cishqi Colaad)

Recommended Posts

Som@li   

Koora-dadab Waa Qiso Run Ah oo Kadhacday badhtamihii qarnigii kahoreyey daraawiishta Dhamaan dadka Kuxusan Waa Dad Jirey oo Layaqaan Iyaga Iyo Tasfiirkoodiiba. Waxay Sheekadu Kakoobantahay Guud Ahaan Labo Qaybood oo Waaweyn Tan hore oo ah Colaad Dhexmartay Labo Beelood oo Ood Iyo Ab Wadaag Ahaa Tan Labaadna Waa Jacayl Dhexmaray Dhalinyaro Labadaasi Beelood Kamid Ahayd

5328.jpg

 

More

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Saxb dhowaan buu soo baxay, insha allah PM baan kuugu soo diri meesha laga heli.

 

Ma maqashay sheekada Koora Dadab?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Biixi   

Sheekadaan anigoo yar baan maqli jiray....

 

Ninbaa faras laga dhacay, si uu faraska u soo ceshada waxuu iska dhigay doqon aan cowrada qarsan.... Marka waa koore dadab, marna kii iska lahaa!!!

 

Sheekadaan waxee ku jirtay buuggii Xiin Faniin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^sax, smile.gif waad keentay,waa isagii kan sawirka ku jiraa, iyo faraskii laga dhacay, waa sheeko dheer, laakin qisada ninka la dhaho Koora dadab waa ka bar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this