Sign in to follow this  
Jabhad

Mogadishu Warlords/Killers losing the unholly battle for Somalia

Recommended Posts

Jabhad   

Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Cilmi Cismaan Boqore Oo Si Lama Filaan Ah Soo Gaaray Magaalada Jowhar

Somaliweyn - Jowhar--Somalia 02/11/2005

Boqore_Geedi_Yusuf.jpg

Waxaa si lama filaan ah ku yimi Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka ahna kusimaha gudoomiyaha baarlamaanka Cilmi Cismaan Boqore ayaa soo gaaray xarunta KMG ee dowlada Dhexe ee magaalada Jowhar.

 

 

Gudoomiye ku xigeenka ayaa ahaa dadkii ugu ad adkaa ee ka soo horjeeday Madaxweynaha iyo Raysul wasaaraha iyagoo fikrado kala duwan kala qabay.

 

Gudoomiye kuxigeenka Cilmi Cismaan Boqore ayaa sheegay in halkaani ay joogaan madaxdii sar sare sida madaxweynaha iyo Raysul wasaaraha uuna jecel yahay inuu si dhaqsi leh ula shaqayn doono.

 

Gudoomiyaha ayaa sheegay halka uu ka yimi inay tahay dal soomaaliyeed halka uu yimina ay tahay dal soomaaliyeed mar aan ka wareeystay sababta ku dhaliyey inuu Jowhar yimaado.

 

Gudoomiyaha oo su’aashaasi ka jawaabaya ayaa sii yiri Anagu waxaan nahay dawlad waxaana halkaan jooga madaxweynihii qaranka, Raysul wasaarihii iyo siyaasiintii kale hadii shalay aan mowqifkaygii hore hadee wax baa isbadalay mar hadaan halkaan imi.

 

 

Md. Cilmi Cismaan Boqore ayaa waxaa si diiran usoo dhaweeyey Madaxweynaha, Raysul wasaaraha iyo xubnaha labada gole iyo waliba gudoomiyaha g/sh/dhexe oo si diiran usoo dhaweeyeen farxadna kusoo dhaweeyeen.

 

Gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay inuu aad u daalan yahay beritana uu shir jaraa’id qaban doono hadii alla yiraahdana waan idinla soo socodsiin doonaa Inshaa Allaah.

 

 

Xubnaha Muqdisho ayaa arintaani dhabar jab ku ah ka dib markii xubno muhiim ah kasoo tageen ka dib markii isbuucii hore uu sidaasi si la mid ah u yimi xubin katirsanaa baarlamaanka oo magaciisa la yiraahdo xuseen caraale iyadoo nayroobina ay kasoo galeen laba xubnood oo kale oo kala ahaa Qamar iyo Faax oo intoodaba ku fakar ahaa xubnaha Muqdisho.

 

Dhanka kale waxaa magaalad ka socda dhismayaal iyadoo lagu wado inay ku shiraan bishaan gudaheeda wasiirada arimaha dibada IGAD, saaka ayaa madaxweynaha soo booqday dhismayaasha laga wado magaalada oo aan lasoo kobi Karin oo si xowli ah ku socda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Mashallah Great News indeed Walaal, Boqorre was one of the fiercest oppostition to the President.

 

Hopefully others will follow suit.

 

Now I can finally reveal my dream that I dreamt a few nights ago. They're indeed true revelations.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Lol tell us what your dream was about. Was it Warlord turned president Yusuf sitting in Villa Somalia and you driving the latest Japanese cars in Xamar. Which one you gonna be like UDEI or HUSSEI.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this