Sign in to follow this  
Gallad

Bayaan kasoo baxay **** European Community (SECO)

Recommended Posts

Gallad   

Marka hore waxaan halkaan salaan hawada usoo marinaynaa bulsha waynta Soomaliyeed meel ay joogto, gaar ahaan besha ****, waxaana leenahay “Ramadan Kariim”, salaan kadib;waxaan doonaynaa inaan halkaan idinkaga soo gudbino bayaan kasoo baxay Ururka **** European Community (SECO) xubnihiisa ku sugan Birmingham, UK, xubnahaasoo ka kooban gudiga fulinta iyo gudiga odayaasha, kuwasoo idiin soo gudbinaayo bayaan ay soo sareen taasoo ay ku cadahay ujeedka loo dhisay Ururka SECO iyo shaqadiisa waxay tahay ayadoo aan ognahay ama aan la socono dad an xilkas ahayn inay website-yada qaarkood ku soo qoreen waxyaabo aan sal iyo raad toona lahayn, ayagoo ku andacoonahayo inuu Ururkaas wax ka qaban waayay baahi ka jirta Soomaaliya.

 

READ

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this