Sign in to follow this  
Alle-ubaahne

The commander of Al-Shabaab: Sh. Adam Ceyrow Sent Tape!

Recommended Posts

web page

 

 

Muqdisho,07,March-07 ( Qaadisiya.com) Farriintani Maqalka ah oo la dhageysan karayay muddo 10-daqiiqadood in kabadan ayaa Abaanduuliyaha Ciidamada Golaha Maxaakimta Aadan Xaashi Ceyrow waxa uu kula hadlay Farriintiisa Shacabka Soomaaliyeed isagoo kala hadlay Arrimo dhowr ah oo ay kujiraan marxaladaha uu iminka wadanka marayo iyo sidoo kale joogitaanka Ciidamada wadanka itoobiya ay gudaha Soomaaliya ay joogaan iyo kuwa kale ee Uganda oo dalka kusoo wada duulay.

 

 

 

Abaanduuliyaha (Xafidahullaah) oo noqol kamid ah farriintiisa Codka lasoo gaarsiiyay Xafiiska Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya ay muqdisho ku leedahay ayaa waxa uu dhaliil ugu soo jeediyay Shaqaalaha Tikreega oo uu sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ay u horseedeen Cadowga soo jireenka ee Soomaaliya, wuxuuna xaqiijiyay in taasi ay tahay taariikh madow isla markaana shacabka Soomaaliyeed marnaba aysan iloobi doonin.

 

 

 

Waxa uu farriintiisa qeybta ugu horeysa kaga hadlay midda Islaammka oo uu sheegay in ay tahay arrin Qatar ah waxa dalka kasocda isla markaana waxa reer galbeedka ay Soomaaliya ku heystaan ay tahay keliya Diintooda Islaamka, wuxuuna u sheegay shacabka in gaaladu ay raalli ku noqon karaan in diinta Islaamka laga tago un oo si kale aysan raalli ku noqon doonin.

 

 

 

Waxa uu sidoo kale sheegay in shacabka Soomaaliyeed laga doonayo in aysan u aabo yeelin dhibaatooyinka ay wadaan gaalada isla markaana ay kudheganaadaan Diintooda Islaamka dhibaato waliba oo lasoo gudboonaata.

 

 

 

Farriintiisa ayuu sidoo kale kaga hadlay Baaq uu u jeedinayo Shacabka Soomaaliyeed oo ku wajahan hanaanka ay kula dhaqmi karaan Calooshood u shaqeysteyaasha oo uu ku tilmaamay in ay taariikh madow geliyeen Hanaanka Tariikhda Shacabka Soomaaliyeed wuxuuna si gaar ah u soo qaatay C/llaahi Yuusuf Axmed oo ku sheegay in mar waliba uu ku faanayo sidii uu shacabka Soomaaliyeed dhibaatada ugu geystay.

 

 

 

Waxa uu sidoo kale tilmaamay in taariikhda madow ay kamid tahay sawirada ay isku sawireen Tikreega Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha oo lagu furay dhiigga Shacabka Soomaaliyeed.

 

 

 

“C/llaahi Yuusuf oo sheeganaya in uu Madax ka yahay Dowladda Soomaaliya waxa uu ku faanaa anigu waxaan ahay ninkii Soomaaliya xabadda ka bilaabay yuu ku faanayaa itoobiya weeye ee xaqiiqda marka loo hadlo waxa uu ahaa C/llaahi Calooshiis u shaqeystihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Xabadda ka bilaabay, waxaana taariihda madow kamid ah in Dekedda iyo Air Port-ka ay isku sawiraan Itoobiyaankii, hadaba kuwaasi ma dowlad Soomaaliya baa maya wallaahi, ilaaheey wuxuu leeyahay kuwa Allaah iyo rasuulkiisa rumeeyayaow haka yeelanina Yahuud iyo Nasaaro awliyo ama wadaay ee iyaga ayaa awliyo isku ah, qofkii dhankooda u jeestana iyaga ayuu kamid yahay ilaaheeyna ma hanuuniyo qoomka daalimiinta ah, bal u fiirsada sida uu Allaah u hadlayo SWT ” ayuu yiri Sheekh Aadan Xaashi Ceyrow.

 

 

 

Gabo gabadii farriintiisa Sheekh Aadan Xaashi Ceyrow waxa uu baaq ugu jeediyay Shabaabka Soomaaliyeed isagoona kula dardaarmay in ay la dagaalamaan Ciidamada Itoobiyaanka ee dalkeena kusoo duulay iyo kuwa kale ee kusugan gudaha Wadanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Uganda oo uu sheegay in ay kamid yihiin Acdaada Islaamka.

 

 

 

Wuxuu sidoo kale ka codsaday Shacabka Soomaaliyeed in Shabaabka garab lagu siiyo sidii Diintooda iyo dalkooda ay ugu dheganaan lahaayeen isla markaana ay dalka dib uga xureyn lahaayeen Ciidamada soo duulay.

 

 

 

Sheekh Aadan Xaashi Ceyrow oo kamid ah Mas’uuliyiinta Golaha Maxaakimta ayaa una dagaalamaya iminka sidii dalkiisa la qabsaday uu dib uga xureysan lahaa gumeysiga ayaa horey Mareykanka waxa ay ugu eedeeyeen in uu kamid yahay ururka Mareykanka uu hormuudka ka dhigtay ee Al-qaacidda iyagoo horeyna u sheegay mar uu sii marayay meel waddo ah isaga iyo rag kale oo ururka Alqaacidda katirsan in ay weeraren kadibna ay dhaawaceen ayaa iminka waxaa muuqaneysa in waxyaabahaasi oo dhami uu ka aamin qabo isla markaana uusan qabin wax dhibaatooyin ah.

 

 

 

Sidoo kale farriintani ayaa waxa ay caddeyn u noqoneysaa Sida Shacabka Soomaaliyeed ay iskugu diyaarinayaan dib u xureynta Dalka kadib markii lagu soo duulay hadana la qabsaday lakin Inshaa Allaah Caaqibada sida uu Allah balan qaaday waxaa leh Muslimiinta.

 

 

 

Cudur daar : Khadka Telefoonka oo naga xun awgii Codka Sheekh Aadan Xaashi Ceyrow Dib ayaanu idinkaga soo gudbin doonnaa Inshaa Allaah.

 

 

 

 

 

MAR WALIBA HAKA ILOOBINA DUCADIINA MUJAAHIDIINTA SOOMAALIYEED.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this