Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Seven killed in Puntland violence

Recommended Posts

killed in Puntland violence

Wed, 02 Dec 2009 11:11:12 GMT

Font size :

 

Unidentified attackers have killed at least seven people and injured 33 others in Bosasso and Galakacyo towns in Somalia's Puntland region.

 

Most of the victims were from the neighboring Ethiopia and were killed when a bomb exploded at a mosque in Bosasso on Tuesday, a Press TV correspondent reported.

 

Bosasso is in semi-autonomous Puntland, which has been relatively quiet compared to the rest of Somalia. Hundreds of Ethiopians live in Puntland.

 

However, the region is a major base for pirates who have been terrorizing the strategic shipping lanes off the Horn of Africa.

 

Last month, unidentified gunmen shot dead a local member of the parliament and an influential judge who had jailed pirates and al-Shabab rebels.

 

Experts say the region is also home to organized criminal gangs, including money counterfeiters and human traffickers.

 

HSH/AKM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dad badan ooku dhaawacmay Banbaano lagu weeraray goob filim lagu daawanayay Magaaalada Boosaaso

 

Wararka ka imanaya goobaha caafimaadka ee Boosaaso ayaa sheegaya in dadkii dhaawacmay ay gaarayaan 25 qof

 

25 ayaa ku dhaawacmay

 

 

Magaalada Boosaaso

Waxaa soo kordhaya tirada dadkii ku dhaawacmay weerar bambaano ah oo xalay lagu qaaday meel filim lagu daawado oo ku taal magaalada Bosaso.

Wararka ka imanaya goobaha caafimaadka ee Boosaaso ayaa sheegaya in dadkii dhaawacmay ay gaarayaan 25 qof oo isugu jira kuwo fudud iyo kuwo dhaawacoodu culus yahay.

 

Sida la sheegayo ma jirto cid weli loo qabtay inay ka dambaysay weerarkaas waxayna saraakiisha amaanku sheegeen inay wadaan baaritaano arrintan ku saabsan.

 

Tirada dhaawaca ee korortay ayaa la sheegayaa inay sababtay firirka ka dhashay qaraxa bambaanada oo saameeyay dad badan oo fadhiyay goobta lagu tuuray bambaanada iyo xitaa iyadoo ay suuragal tahay in dadka dhaawacmay qaarkiis ay ahaayeen dad waddada marayay.

 

Dadkaas ayaa u badan kuwo nabro ka qaba madaxa iyo qaybaha sare ee jirka waxana intooda badan weli lagu dawaynayaa isbitaalka guud ee Bosaso inkasta oo qaarkood ay durba isbitalka ka baxeen oo ay badqabaan.

 

Weerarka bambaano ee xalay ka dhacay Bosaso waxaa lala beegsaday goob lagu caweeyo isla markaasna lagu daawado aflaamta waxayna ahayd meel ay ku kulmaan dadka ka soo jeeda qowmiyadda Oromada ee dalka Ethiopia.

 

Qofkii weerarkan ka dambeeyay ayaa la sheegayaa inuu baxsaday mana jirto cid kale oo arrintan loo qabtay ama lagu tuhmayo inay ka dambaysay weerarkan, saraakiisha ammaankuna waxay weli sheegayaan inay wadaan baaritaan arrintan ku saabsan.

 

 

Gabileynewsdesk

Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this