Sign in to follow this  
Gabbal

Jen. Jaamac Max’ed Qaalib “Shirkii IGAD wuxuu ahaa mid ay Amxaaro wadatay,

Recommended Posts

Gabbal   

Jen. Jaamac Max’ed Qaalib “Shirkii IGAD wuxuu ahaa mid ay Amxaaro wadatay, C/llaahi Yuusuf-na waxaa loogu yeertay Iidheh

 

Jen. Jaamac Max’ed Qaalib oo ka mid ahaa xubnihii uga qeybgalay dhinaca maxaakaiimta wadahadaladii Khartuum ayaa wareysi uu siiyey wargeyska Xog-ogaal wuxuu kaga warbixiyey qodobada heshiiskii Khartuum & aragtidiisa ku wajahan heshiiskaasi.

 

“Shirkii Khartuum wuxuu ahaa bilow fiican, oo lagu gaarayo dhammeystir haddii la fuliyo wixii lagu heshiiyeyna waa talaabo wanaagsan’ ayuu yiri Jen. Jaamac Max’ed Qaalib, wuxuuna intaasi sii raaciyey.

 

“Qodobka ugu horreeya ee heshiiska Khartuum wuxuu leeyahay “In la adkeeyo lana dhowro wareega 1-aad ee heshiiskii Khartuum ee 22-kii June la saxiixay†maalintii uu go’aankaasi soo baxay C/llaahi Yuusuf wuxuu si kulul u weeraray isagoo Nairobi ku sugan, wuxuuna geed dheer & geed gaaban u fuulay sidii dalka loo keeni lahaa ciidamo shisheeyeâ€

 

Jen. Jaamac Max’ed Qaalib mar uu ka hadlayey shirkii Nairobi y isugu yimaadeen dhowaan madaxweynayaasha dalalka Kenya & Soomaaliya & ra’isul wasaaraha Itoobiya, in uu ahaa shirkaasi shir ay wadatay dowladda Itoobiya.

 

“Shirkii IGAD wuxuu ahaa shir ay Amxaaro wadatay, C/llaahi Yuusufu-na waxaa loogu yeeray Iidheh, Itoobiyana codka Kenya un bey haysataa go’aankaasina wuxuu noqon doonaa mid galaafan doona IGAD, waxaana qalad ah in ciidamo la geeyo Soomaaliya, xilli amnigii la soo celiyey, lana furay garoonkii & dekadda weyn†ayuu yiri Jen. Jaamac Max’ed Qaalib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The latest developments will only accelerate the demise of the IGAD (an excercise in seducing potential donors)given the worsening of the state of the Horn of Africa's and the deepening existential rift between its members states (Djibouti, Sudan and Asmara considers Ethiopia as a major threat to be constrained)...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Xoogsade

 

Honestly, adeer, my perception of you since day one has been that you are anti-Abdulahi Yusuf because of his clan background and not necessarily solely on principle. Marka adeer kuweenaan principle ahaan kula khilaafsan meesha noo daa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

^ yea, you are right, your perception is spot on because my grandfather hails from rival mudug clan. It makes sense.

 

As for leaving this thread for you so you can discuss with like-minded, Okay to that as well. Hopefully you won't persist in seeking meaningless argument with me around the forum and this post had been the last exchange we had since I didn't object to your assertion and confirmed it. Let us see the downfall of it smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this