Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Voters REgistration Next Stop: SANAAG

Recommended Posts

The successful voters registration is moving its wheels to the eastern part of the country after the historical success in Togdheer.

 

It should officially start in Sanaag Tomorrow, 24/12/2008 .....

 

 

It should be updated here .........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Komooshinka Oo Ku Dhawaaqay In Subaxa Berri Ay Si Rasmi Ah U Bilaabmayso Diiwaangelinta G. Sanaag

 

Hargeysa,(Qarannews)-Gudoomiyaha Kamooshinka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Md. Maxamed Ismaaciil Maxamed "Kabo-weyne" ayaa Caawa shaaca ka qaaday in Diiwaangelintii gobolka Sanaag ay Berri 6:00 Subaxnimo ka bilaabmi doonto 210 goobood oo ku yaalla Gobolka Sanaag.

 

Gudoomiyaha oo caawa saxaafada u waramay ayaa sheegay in gobolka Sanaag uu noqon doono gobolkii 5aad ee diiwaangelintu ka qabsoonto, iyadoo Berri Waaberiga ka bilaabmi doonto 210 goobood . Hore waxa gobolka Sanaag u Qorshaysanaa 150 balse codsi kaga yimi deegaano kamida Bariga Sanaag awgood loogu kordhiyay 60 goobood.

 

Geesta kale Gudoomiyaha diiwaangelinta ee guddida Doorashooyinka Qaranka Md. Ismaaciil Muuse Nuur ayaa sheegay in diiwaangelintii hore uga qabsoontay Afarta gobo lee Saaxil, Awdal, Maroodi-jeex iyo Togdheer ay ahaayeen gobollada ugu dadka badnaa wadanka isla markaana ay ilaa hadda natiijooyin wax ku ool ah ka gaadheen waayo aragnimo iyo khibrad ka heleen goboladaa, Sidaa dateed ay hadda geli doonaan gobollada Sanaag iyo Sool oo iyagu soo gunaanadi doona guud ahaan diiwaangelintii wadanka laga hirgeliyay.

 

Gudoomiyaha oo maanta isna Saxaafada ugu waramay xafiiskiisa magaalada Hargeysa ayaa sidoo kale tilmaamay in ay natiijada Rasmiga ah ee is diiwaangeliyayaasha ku dhawaaqi doonaan marka ay diiwaangelintu soo gebogabawdo Mishiinka hubinaya ee SERVER-kuna kala shaandheeyo faraha dadka laba jeer is diiwaangeliyay (Double Register).

 

Md. Ismaaciil Muuse Nuur ayaa tibaaxay shalay inay isugu yeedheen Seddexda Xisbi Qaran isla markaana ay tuseen qaabka uu serverku u shaqaynayo , iyagoo indhahooda ku arkay sida uu u kala saarayo dadkii iyagu laba jeer kaadhadhka qaatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

war niyo wa inaynu mar uun cagta mariina dhahartaas Walahi waxay is leeyihin somaliland is hor istaaga cidii somaliland isma hor istaagii karto. These people qaranndiidka will be captured and brought to Mandheera prison

Share this post


Link to post
Share on other sites

SL will be burried in Sanaag, soo qaqabta ku lahaa, remember 2007 iyo kala cararkii, Kaluun miyaa dadkani, do they forget so easily what happened last year....

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Phantom election and baseless claims of a land whose people are pro-union and fiercely independent shall give them international recognition? At least that has been their never-changing and tireless mantra.

 

King, I read somewhere that Somaliland militia receive routine training from American officers in Ethiopia in violation of Somalia's sovereingty and the ban on weapons, according to a UN monitoring agency on weapons trade and smuggling. Even such efforts by the outsiders could not tip the balance in the secessionist triangle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this