Sign in to follow this  
guraad

Training puntland teachers .

Recommended Posts

guraad   

Gaalkacyo, (AllPuntland)- Tababar u soconayay maamulayaasha dugsiyada hoose dhexe ee gobolada Sool , Nugaal , Hawd iyo Mudug ayaa maanta ku soo gabo gaboobay dugsiga hoose dhexe ee Umadda ee magaalada Gaalkacyo.

 

Tababarkaan oo soconayay 20 maalmood ayaa maamulayaasha lagu barayay maamulka iyo hanaanka wax barashada. Taba barkaan waxaa si wada jir ah isaga kaashaday hay'adda Diakonia Sweden iyo wasaaradda wax barashada Puntland

 

C/raxmaan Cali Daqare oo ah gudoomiyaha wax barashada gobolka Mudug ayaa maanta si habsami leh u soo gababo gabeeyay tabarka maamulayaasha , wuxuuna maamulayaasha ku booriyay inay tani tahay fursaddii ugu horaysay ee ay maamulayaashu helaan , loona baahan yahay inay ka faa'iidaystaan waxyaabaha ay soo kororsadeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this