Sign in to follow this  
General Duke

Sanca: Yusuf Yey enjoying his retirement PICS

Recommended Posts

Cabdullahi Yusuf iyo Marti sharaf carbeed oo ka qeyb galay Xaflad ka dhacday Sanca (Sawiro)

 

Thursday, February 26th, 2009 at 7:19 pm

Ahmed Musse

Horseed Media

Sanca, Yemen

 

cabdullahi_yusuf_sanca1-290x248.jpg

Cabdullahi Yusuf Axmed, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo daawanaya Bandhig Faneedka

 

Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Md.Cabdullahi Yusuf Axmed iyo marti sharaf ka kala timid dalalka Carabta ayaa ka qeyb galay munaasabad ka dhacday magaalada Sanca ee caasimada dalka Yemen.

 

Xafladan ayaa ah mid socon doonta Todobaadkan oo dhan waxaana soo qaban qaabiyey Dowlada Sucuudiga.

 

Munaasabadan ayaa qeyb ka ah mahrajaan lagu soo bandigayo Dhaqanka dalka Sucuudiga iyo Carabta oo lagu qabanayo Asbuucan magaalada Sanca ee dalka Yemen.

 

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullahi Yusuf Axmed ayaa kamid ah marti sharafta Carbeed ee halkaasi lagu casumay, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaan waayadan lagu arag goobaha siyaasada ee Soomaaliya asagoo ku sugan dalka Yemen, halkaasi oo uu hada degen yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sancaaa2.jpg

Marti sharaf ka kala timi dalalka Carabta oo ku sugan Xafladan 7da maalmood ka socon doonta magaalada Sanca ee dalka Yemen - HR Media

 

sancaaa1.jpg

Kooxo kala gedisan oo ka yimid dalka Sucuudiga oo mahrejaano kala gedisan kusoo bandhigay Xafladan balaaran - HR Media

 

sancaaa3.jpg

Sheikh Abdul-Aziz Khoja, Wasiirka Dhaqanka iyo Warfaafinta ee dalka Sucuudiga oo xaflada ku sugan - HR Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

sancaaa22.jpg

 

Cabdullahi Yusuf Axmed ayaa xilka isaga degey bishii December ee 2008 kadib markii uu sheegay inuu ku guuleysan waayey inuu nabad kusoo dabaalo dalka Soomaaliya iyo dowladii Federaalka Soomaaliya oo kala qeybsantay.

 

Cabdullahi Yusuf Axmed hogaamiyihii hore ee Soomaaliya ayaa xiligan ku sugan dalka Yemen, ayadoo todobaadyadan ay markale dagaalo ka bilowdeen magaalada Muqdisho, kadib markii uu halkaasi soo gaaray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Shiikh Shariif Axmed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

curses maha isaga sheegan jiiray inu aha inkaarqabihi mudug lol

 

well C.yusuf yey is one of the most funniest somali siyaasiin the passed few years

 

laakin wuu nastay odaygii so duke when will he be back in puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^He can go anywhere he pleases, his place of Birth Nugaal region of Puntland is secure and its people are having a great time, but it might not have the theatres and cultural arena's of Sana, this is a personal choice and he has the right to go where ever he wants to go. Remember he oversaw the election of Dr Faroole in Puntland.

 

Anyhow Meiji where is Xasan Dahir, Abdiqasin, Galaal, in their countries of Birth obviously they are not Somali's.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Why should I care where those men are?

 

Or is this a weak ''tit-for-tat'' attempt.

 

Also, according to you and other diehard AY supporters, A.Yusuf is the ''father'' of ''Puntland state'', why shouldnt he ''retire'' in the ''state'' he created in his years of ''stateman''.

 

Clearly there are contradictions in your own PR.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^That's the man's personal choice, and you are questioning someone's personal choice, and who are you, xoog badnidaa... muxuu halkaa u aadi waayay ama wuu baqaayaa iskaga hay un adiga :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meiji adeer no need to get upset, I am just showing you that Yusuf is not the only man outside the country. Some are waging Jihad on Mogadishu from Christian run Asmara. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Let the man enjoy his ''retirement'' in the dustpin of history.

 

We should not even be mentioning him, he is history.

 

Tune your channel to 2009 sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this