Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Waar Ninku Fulaysanaa ,,, lol

Recommended Posts

Maamulka Gobolka Sanaag ee Dowladda Puntland ayaa waxa uu sheegay in Ciidan taabacsan Maamulka Somaliland ay soo gaareen degaano hoos taga gobolkaas.

 

Gudoomiyaha gobolka Sanaag ee Puntland Maxamuud Siciid Nuur oo uu waramaayay Horseed Media ayaa sheegay in ciidankaas oo taabacsan Somaliland ay soo gaareen degaano hoos taga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, ee kamid deegaanada Puntland ka arrimiso.

 

Wuxuuna hadalkiisa ku daray in ay sameyeen dhaq dhaqaaqyo ciidan isla markaana ay ku doonaayeen in ay kula wareegaan degaano hoos tega gobolkaas.

 

Sidoo kale waxaa uu sheegay in maalmihii lasoo dhaafay Saraakiisha Ciidanka Maamulka Somaliland ay ku hanjabaayeen in ay mudo 14-maalmood gudahood ay la wareegi doonaan dhamaan degaanadda gobolka Sanaag, isagoo sidoo kale sheegay in ay warbaahinadda ka baahiyeen in ay la wareegeen degmadda Tukaraq ee gobolka Sool.

 

Ugu dambeynti waxaa uu sheegay in maamulka gobolka Sanaag ay talaabo qaadi doonaan hadii ay Ciidankaas isku deyaan in ay la wareegaan degaanadda hoos tega gobolkaas.

 

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sidoo kale waxaa uu sheegay in maalmihii lasoo dhaafay Saraakiisha Ciidanka Maamulka Somaliland ay ku hanjabaayeen in ay mudo 14-maalmood gudahood ay la wareegi doonaan dhamaan degaanadda gobolka Sanaag

Bal xaggay ku yidhaahdeen ,,,, duqa qaad badan bay siiyeen baan u malaynayaa oo dubaab buu arkay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this