Sign in to follow this  
Jabhad

Yusuf Daba-Dhilif:Gobolka Hiiraan waxaan ku dhaqayaa diinta Islaamka.

Recommended Posts

Jabhad   

http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=10192

Yusuf Daba-Dhilif:"Gobolka Hiiraan waxaan ku dhaqayaa diinta Islaamka"

 

How will this promise be different than that made by the Mafia leader/counterfeit money-maker Cade Muuse to the people of Waqooyi Bari Soomaaliya in 2006 before the Ethiopian invasion.

 

Jen.Cadde Muuse oo ogolaaday in Shareecada Islaamka lugu dhaqo Puntaland

Name: Qurac

Date Posted: Nov 20, 06 - 2:16 PM

IP Address: 137.207.208.182

Email: qurac@yahoo.ca

Message: Jen.Cadde Muuse oo wareegto ku shaaciyey in Puntland ay qaadatay ku dhaqanka shareecada Islaamka

 

Madaxweynaha maamulka Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi ayaa wareegto uu ka soo saaray magaalada Gaalkacyo waxaa uu ku sheegay in deegaanada hoos yimaada maamaulka Puntland laga hirgelin doono ku dhaqanka shareecada Islaamka, ka dib kulan maalmo badan socday oo uu la qaatay qaar ka tirsan culumaa'udiinka Puntland.

 

Wareegtadan uu soo saaray Jen.Cadde Muuse ayaa waxaa ku xusnaa fulinta qodobo ay ka mid yihiin in la magacaabo guddi ka kooban isimada iyo culumaa'udiinka Puntland kaasoo ka soo talo bixiya qaabkii maxkamado Islaami ah looga hirgelin lahaa deegaanada Puntland, isla markaana loo ilaalin lahaa nabadgeyada iyo xasiloonida, iyadoo wax walbna lagu xalinayo wadahadal.

 

Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ah culumaa'idiinka Puntland ayaa sheegay in heshiiska dhexmaray Jen.Cadde Muuse iyo culumaa'udiinka Puntland ay ku qanacsan yihiin, isagoo xusay in heshiiskaasi uu ku yimid baaqyo kala duwan oo beelaha ku dhaqan Puntland mudooyinkanba ay ka soo saarayeen sida loogu baahan yahay in Puntland ay la jaanqaado isbedelada ka dhacay Koonfurta Soomaaliya, isla markaana ay qaadato ku dhaqan shareecada Islaamka.

 

Lama oga weli qaabka ay noqon doonaan maxkamadaha shareecada Islaamka ee laga hirgelin doono doono deegaanada Puntland iyo waliba iney ka mid noqon doonaan iyo in kale golaha maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho, waxana arrimahan ay kala cadaan doonaan kulamada ay maalmaha soo socda yeelan doonaan culumaa'udiinka iyo maamulka Puntland, iyadoo dhinaca kalena talaabadan u maamulka Puntland ku qaatay shareecada Islaamka ay si weyn u soo dhoweeyeen beelaaha ku dhaqan deegaanadaasi.

http://pub45.bravenet.com/forum/3826882541/fetch/757797/2

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this