Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland health minister arrives in laascanood.

Recommended Posts

wafticaaf.jpg Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo wafti uu hogaaminayo oo soogadhay Magaalada Laascanood

Warkii 11-Dec-2009 iyo Qormadii: NEWS

wafti uu hogaaminayo wasiirka caafimaadka somaliland Cabdi haybe ayaa saaka soogadhay magalada laascanood ee xarunta Gobolka xili isbitalka laascaanood ku jiro xaalado adag oo ay ka mid yihiin baahi dawo la,aan dhakhaatiir la,aan iyo shaqaalaha oo qaar ay ku dulman yihiin Wefdigan ayaa saaka yimid magaalada iyaga oo kulamo la qaatay madaxda caafimaadka iyo dhamaan masuuliyiinta cusbitalka sidoo kale wefdigan waxay kulamo kula qaateen gudaha magaalada qaar kamid ah dhaqaatiirta deegaanka.

 

 

 

 

iyada oo ayjiraan cabashooyin kasoo yedhaya mudooyinkanba sibitaalka weyn ee magalada lascanoodn oo ay inta badana ka hadlaan masuuliyiinta caafimaadku shaqaalaha shaqeeya oo qaar ka mid ahi mushahaar qaadan iyo shidaal laa,aan haysata matoorka isbitaalka

 

 

Wefdigan oo lasugayay malmahanba ayaa saaka lagu soo waaberiistay iyagoo ku sugan gudaha magaalada iyadoo warar soo baxayaa sheegayaan inay maalmaha soo socda ay magaalada kusoo beeganyihiin wasiiro dhowra oo uu kamid yahay wasiirka cusub ee Boostada Iyo Isgaadhsiinta maamulka somaliland Cali Sandulle,kuwaasoo safarkooda uu khuseeyo xilwaree jinta gudoomiyaha.Source:Holhol.net+afnugaal.

 

Afnugaal News DesK.

 

Contact:info@afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this