Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Sharif Hassan Arrived Mogadishu

Recommended Posts

War deg deg ah

Baydhabo 05, Nov.06 ( Sh.M.Network) Wafuud uu horkacayo Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia ayaa ka soo dagay goordhaweyd garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

 

Afhayeenka Baarlamanka Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka soo kictamay saakay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, iyadoo soo dhaweyntiisa ay ka qeyb qaateen xubno ka tirsan Baarlamanka Somalia iyo waliba Mas'uuliyiin sar sare oo ka socday Midowga Maxkamadaha islaamka.

 

Wafdigaan oo si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa Shariif Xasan waxa uu gacan qaaday dadkii soo dhaweeyay.

 

Waa markii ugu horreysay oo Gudoomiyaha baarlamanka Somalia uu soo gaaro magaalada Muqdisho tan iyo markii Maxkamadaha islaamka Somalia ay la wareegeen caasimadda Somalia.

 

Socdaalka Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia uu ku yimid caasimadda ayaa ah mid uu ku doonayo in uu ku dhex dhexaadiyo dowladda iyo Maxkamadaha islaamka oo qarka isku saaran in ay ku dagaalamaan gudaha Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mogadishu 05, Nov.06 ( Sh.M.Network) Somalia’s parliament speaker Sharif Hassan Sheik Adan accompanied by a number of parliamentarians has officially landed at Mogadishu international airport where the speaker and his entourage were received by senior Union of Islamic Courts, including Sheik Hassan Dahir Aweys, the Courts judiciary council leader.

 

 

 

Shariif Hassan Sheikh Aadan

 

 

Sharif Hassan has flown from Baidoa, the temporary base for the interim government early this morning.

 

He promised he would put his shoulder to the wheel to resolve the conflict between the government of which he is member and the Islamic Courts after they could not negotiate at Khartoum negotiating table due to conditions they presented before the opening of the talks.

 

The Courts senior leaders said they would welcome any Somali individual who would try to tackle the Somali problems.

 

The arrival of Somalia’s parliament speaker comes hours after pro-Islamic Courts fighters on the suburbs of Baidoa claimed they have blown up an Ethiopian battlewagon, killing two Ethiopian soldiers.

 

Somalia has had no functioning government since 1991 when warlords toppled former president Siad Barre

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this