Sign in to follow this  
Jabhad

Latest news from occupied Somalia...The liberation war continuees.....

Recommended Posts

Jabhad   

Dagaak Ka Socda Cusbitalka Digfeer Oo Gumaysiga Tigreega Ku Sugan Yihiin

Email this Print this MOST POPULAR PDF version XML version TXT version

 

 

Qaraxyo iyo madaafiic ayaa caawa fiidkii lagu weeraray Isbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo fariisin u ah ciidamada gumaysiga Tigreega iyo shaqaalahooda Soomaalida. Weerarka oo

 

loo adeegsaday Baasuukayaal iyo qoryaha darandooriga u dhaca ayaa kuwa gumaysiga tigreegu madaafiic ku jawaabeen halkaasoo ay socoto israsaaseyn xoogan.

 

Ilaa iyo haatan lama oga khasaaraha ay weeraradaasi geysteen, iyadoo inta badan ciidanka gumaysiga tigreegu ay qariyaan khasaaraha ay geysteen. Dhinaca maanta ayaa qaar ka tirsan ciidanka gumaysiag tigreega ah oo wata Taankiyaal soo dageen wasaaradii hore ee G/dhigga Somaliya oo ku taala wadad warshadaha kuna dhow Dayniile.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Qaraxyo iyo rasaas xoogan oo lagu weeraray Isbitalka Difgeer ee Muqdisho

 

 

Mogadishu 16, Feb.07 ( Sh.M.Network) Qaraxyo iyo madaafiic ayaa caawa lagu weeraray Isbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo fariisin u ah ciidamada dowladda Ethiopia, iyadoo wali aan la soo sheegin wax qasaaro ah.

 

Kooxo aan la garaneyn ayaa Baasuukayaal ku weeraray Isbitalkii Digfeer oo ay fariisin u tahay ciidamada Ethiopia, iyadoo ciidamada Ethiopai ay jawaabo ka bixiyeen, waxaana dhacay israsaaseyn xoogan.

 

Nuur Cali oo ka mid ah dadka ku dhow deegaanka Digfeer ayaa shabelle u sheegay in qaraxyo xoogan iyo rasaas culus ay ka socoto halkaasi, taasoo qalqal galisay dadka deegaanka.

 

Mar wax laga weydiiyay qasaaraha ay geysteen qaraxyadaasi iyo rasaasta la is weydaarsanayo ayuu sheegay in ay adag tahay in la helo xog dhab ah oo ku aadan arinkaasi.

 

Arintaana waxa ay ku soo beegmatay xilli ciidamo ethiooian ah oo wata Taankiyo ay maanta soo dageen wasaaradii hore ee G/dhigga Somalia.

 

Waxii ku soo kordha kala soco shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Pentgon-kii Soomaaliya oo ay degeen Ciidamo Itoobiyaan ah..

 

Nin odey ah ayaa markii loo sheegay in Wasaaraddii hore ee Gaashaandhiga ee Soomaaliya ay shalay degeen ciidamo Itoobiyaan ah ayaa waxa uu yiri ”Aad baan uga xumay in maanta wasaaraddeenii Gaashaandhiga ay ciidamo Itoobiyaan ah degaan ama ay qabsadaan”.

 

Ismaaciil Cali ayaa isna waxa uu yiri ”Wasaradda Gaashaandhiga waxay astaan u ahayd ciidankii Xoogga Dalka Soomaaliyeed, maanta waxaa dul degay amaba qabsaday ciidamo Itoobiyaan ah, marka waa ayaandaro la soo gudboonaatay dhamaan ummadda Soomaaliyeed”.

 

”Inkastoo ay burbursan tahay wasaaraddii Gaashaan-dhiga haddana waxay noo ahayd meel ay Ummadda Soomaaliyeed u taqaan halkii laga xukumi jiray ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed” ayuu yiri wiil dhallinyaro ahoo intaa raaciyey ”maanta nama soo haweysateen Itoobiya, balse waxaa soo horkacay Soomaali kale, taariikhda ayaana xusi doonta”. Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u xoogan ayaa shalay soo degay Xarunta Gaashaandhiga, iyagoo halkaasi Baaritaan ka sameeyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Abuukar Cumar Cadaan oo la sii daayay

 

February 16, 2007 Markacadeey

 

Abuukar Cumar Cadaan oo ka mid ahaa ganacstadii horey u gacan siin jirtay golaha maxaakiimta Soomaaliyeed, kuna xirnaa dalka Kenya ayaa la sii daayey.

 

Ganacsade C/Qaadir Eenoow oo ka mid ah mas'uuliyiinta shirkada Banadir oo Abuukar Cumar Cadaan oo ka tirsanaan jiray ayaa xaqiijiyay sii deynta Abuukar Cumar Cadaan.

 

Wararka ayaa sheegaya in sii deynta Abuukar Cumar Cadaan ay timid kadib markii dowlada Kenya baaris ku heysay Abuukar ay ku weysay wax dembi ah.

 

Abuukar ayay dowlada Kenya ku eedeysay in si sharci darro ah uu ku soo galay dalka Kenya, xilli mas'uuliyiin ka tirsan golaha maxaakiimta oo ka soo cararay dagaaladii ka soconayay koonfurta SOomaaliya ay galeen dalka Kenya.

 

Siyaasiga Faarax Macalin oo gudoomiye u ah urur mucaarad ah oo ka jira dalka Kenya ayaa sheegay in xaaji Abuukar iyo wiil uu dhalay oo la xirnaa la sii daayay, isla markaana haatan si xur ah ay ugu sugan yihiin magaalada Nairobi.

 

Waxa uu sheegay in xaajiga lagu eedeeyay waxyaabo aan jirin sida in Xaajiga uu si sharci darro ah ku soo galay dalka Kenya, iyadoo uu xusay in uu ahaa nin ka soo cararay dagaalo oo doonayay in uu magangalyo ka helo dalka Kenya.

 

Si kastaba mas'uuliyiin ka tirsan golaha maxaakiimta iyo kuwa kale oo lagu eedeeyay in ay ka bar bar dagaalamayeen Maxaakiimta ayaa lagu hayaa dalka Kenya, iyada oo kuwa kalena loo direy dowlada ay u dhasheen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Mareykanka ayaa ammaan markii ugu horreysay u soo jeediyey dowladda Itoobiya, wuxuuna ku bogaadiyey dagaalkii ay ku qaaday xooggagii maxkamadaha Islaamiga ah ee Soomaaliyeed, isla markaana ay ka saartay dalka sida uu sheegay taliyaha ciidamada argagixiso la dirirka Mareykanku hogaamiyo ee fadhigoodu yahay dalka Jabuuti Admiral Richard W. Hunt.

 

 

Ciidamadaas oo loo yaqaan xoogaga Isbaheysiga geeska Afrika (Coint Task Force-Horn Africa) waxey ka kooban yihiin dalal dhowr ah oo Mareykanku hogaaminayo, wuxuuna taliyuhu hadalkan jeediyey markii uu kulan la yeeshay ra’isul wasaaraha Itoobiya Melle Zenawi, isagoo u sheegay suxufiyiinta in dedaalka Itoobiya & Mareykanka oo la isku biiriyey si xasilooni & nabad looga helo geeska Afrika, isla markaana uu mira-dhal noqdayba, waa sida uu hadalka u dhigay Jenaraalkuye.

 

 

Wuxuu sheegay Itoobiya in ay si dhow ula shaqeyneyso ciidamadooda, wuxuuna dowladda Itoobiya ku ammaanay qeybta weyn ee ay ka qaadatay howlgalo badan oo looga hor-tegayey argagixisada, kana dhacay gobolka.

 

 

Labada dal ee Mareykanka & Itoobiya ayuu sheegay taliyaha in ay leeyihiin xiriir aad u wacan, wuxuuna intaasi sii raaciyey in xiriirkaasi la sii xoojin doono mustaqbalka, isagoo si gaar ah Admiral Hunti ku bogaadiyey Itoobiya dagaalkii ay ku qaaday xooggagii argagixisada Soomaaliya, sida uu yiri, wuxuuna sii raaciyey in uu u sheegay wadahadalkii uu la yeeshay ra’isul wasaaraha Itoobiya ay howlgalkoodii Soomaaliya soo dhammeysteen, ayna si degdeg ah uga bixi doonaan dalkaasi.

 

 

Taliyaha ayaa xilkiisu u dhammaaday, waxaana la socday taliyaha cusub ee ciidamada argagixisa la dirirka waxa loogu yeero Admiral James M. Hart oo ay halkaasi isku barteen ra’isul wasaaraha Itoobiya.

 

 

 

Ra’isul wasaaraha Itoobiya ayaa isna halkaasi ka sheegay in cidiamada argagixisa la dirirka ee geeska Afrika ay door muhiim ah ka qaadanayaan sidii looga hortegi lahaa argagixisada dooneysa in ay geeska Afrika soo gasho mustaqbalka.

 

Xigasho: Wargeyska Codka Xorriyada

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

WAR DEG DEG AH : Weerar Caawa lagu qaaday Xarun Cusub (Digfeer) oo Tikreega ay fariisin ka dhigteen dhowaan.

 

 

 

Muqdisho,16,February-07 ( Qaadisiya.com) Qaraxyo iyo madaafiic ayaa caawa lagu weeraray Isbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo dhowaan ay fariisin ka sameysteen Xabashida Dalka kuso duushay.

 

Mujaahidiinta Muqaawamada ayaa ku riday Isbitalka Digfeer Dhowr Madaafiic iyagoo madaafiicdii la riday badankooda ay kudhaceen Gudaha Isbitalka oo ay ka buuxaan Tikreega Wadanka kusoo duulay.

 

Qaraxyadani kadib ayaa waxaa iyana dhacday rasaas xoogan oo ay isweydaarsadeen Mujaahidiinta ka muqaawameyneyso Gudaha dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Tikreega ee Dalka Soomaaliya kusoo duulay.

 

Majirto illaa iyo iminka wax khasaare ah oo la xaqiijiyay maadaama uu habeen yahay, waxaana caadi ahaan loo xidhay wadooyinkii isbitalka difgeer aadi jiray iyo kuwii ka bixi jiray.

 

Arintani ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa xilli ciidamo Tikree ah oo Dalka Soomaaliya kusoo duulay oo wata Taangiyo iyo gawaarida dagaalka ay maanta soo dageen Xarunta wasaaradii hore ee Gaashaan dhigga Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Yoweri Museveni: Waxaan Soomaaliya ka bilaabeynaa jihaad madow

Posted to the Web Feb 16, 21:24

 

Aayaha.com, Sabti, 17 Feb. 2007 - Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni oo ka hadlay ciidamo u dhashay dalkiisa oo kusoo fool leh Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamadiisu diyaar u yihiin in ay abuuraan nabad iyagoo ogsoon in aaney haatan wax nabad ah ka jirin Soomaaliya.

 

Madaxweyne Museveni ayaa tilmaamay in ciidamadiisu qeyb ka noqon doonaan ciidamo Afrikaan ah oo la geynayo Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ciidamada Afrikaanku aaney wax shaqo ah ku laheyn hay'adda Qaramada Midoobay.

 

Madaxweyne Musaveni oo wareysi siiyay hay'adda wararka IRIN ee ay leedahay qaramada midoobay ayaa ku hanjabay in ciidamadiisu jihaad la geli doonaan ciddii iyaga dagaal jihaad ah kusoo qaada. " If you bring Jihad, we’ll bring back Black Jihad to you"

 

"haddii aad jihaad keentaan, annaguna waxaan dib u keeneynaa jihaad madow" ayuu yiri madaxweyne Musaveni oo farriin u dirayey Shacabka Soomaaliyeed.

 

Hadalka Musaveni ee ah in ciidamada reer Uganda jihaad madow ka bilaabi doonaan Soomaaliya ayaa u muuqda mid jees jees ah, balse loo joogo in uu ka dhabeeyo keenitaanka jihaadka madow.

 

Hadalka Musaveni ayaa yimid iyadoo maanta oo Sabti ah la filayo in 1500 ciidan Ugandese ah la keeno caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

 

Inta badan Shacabka Soomaaliyeed ee xalaasha ah ayaa diidan fara gelinta ciidamada ajnabiga ah, ha ahaadeen Itoobiyaan ama Ugandese.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

After Somalia, Who is next?

Saturday 17 February 2007 02:23.

Printer-Friendly version

 

By Tekie Fessehatzion *

 

Feb 16, 2007 — The US funded proxy Ethiopian invasion of Somalia has yielded meager results for the US but substantial misery for the people of Somalia. The only gainer from the misadventure has been Meles Zenawi’ Ethiopia. It has achieved its primary mission of scuttling any chance of a stable and cohesive Somalia; it has destroyed camps used by the Oromo and ****** Liberation Fronts. The US went in thinking that there were al-Queda camps to be destroyed and high value terrorists to be captured based on information the Ethiopians had provided. None were found. Thanks to the misadventure, the warlords, Somalia’s curse, are back.

 

We know the invasion brought nothing but chaos and misery to the Somalis. And what did the US get out of the invasion it financed and blessed? It received nothing but blame for the ensuing chaos. In his February 6, 2007 testimony before the US Senate Africa Subcommittee on Foreign Relations, Professor Ken Menkhaus, described the mood in post-invasion Mogadishu as “weary, sullen, and angry. Anti-American sentiment is high. Rightly or wrongly, the US is held indirectly responsible for the collapse of public order in Mogadishu.” Although the American population at large is not aware because the major media has not said much about it, eleven American soldiers have been captured by UIC elements in southern Somalia immediately after the invasion.

 

US diplomats worked around the clock to negotiate the soldiers’ release directly with one of the key leaders of the Union of Islamic Council (UIC), Sheik Sherif Sheik Ahmed, a man the Americans call moderate and with whom they said they can negotiate but still collaborated with Ethiopia to engineer his ouster from power. There is irony here. The US is in the curious position of seeking help to release detained American soldiers captured on Somali soiI, based on faulty intelligence the Ethiopians had provided.

 

The US and Ethiopia do not have the same agenda for Somalia. The US wants to put together a unified government in Somalia; Meles wants anything but a unified government in Somalia. The US is working hard at reconciliation between the Transitional Government through “moderate” elements of the UIC, as represented by Sheik Sharif Sheik Ahmed. Meles is working behind the scenes to make sure the reconciliation does not take place. For Meles, Sheik Sharif is .unacceptable because the Sheik is a strong nationalist with a wide following in the country. Given a choice between anarchic and fragmented Somalia and one that is united, Meles chooses the former. The US wants to see a stable Somalia; Meles prefers an anarchic one. What he really wants is an ungovernable entity with diminished sovereignty, something he wanted to do to Eritrea in 2000 but could not. Now he wants the US to give him another chance to do to Eritrea what he has done to Somalia. Washington should not acquiesce to another adventure. Congress should stay firm in its request that a special envoy be appointed for Somalia since Dr. Frazer, hopelessly beholden to Meles, does not seem up to the job.

 

The ill-conceived Somalia misadventure was based on false intelligence of the composition of the Union of Islamic Council and its relationship to al-Qaeda. Even at a time when John Negroponte, the head of the National Intelligence Agency doubted the existence of al-Queda figures in Smalia, the case for the Ethiopian invasion of Somalia was based on the assertion that Somalia was a haven for terrorists. Regardless of the pre-invasion intelligence no al-Qaeda leader or member has been caught, dead or alive. May be they were never there in the first place, something neither the Ethiopians nor the US wish to acknowledge. But we have seen this type of disconnect between intelligence and prudent actions before in Iraq.

 

Like the folks who believed the WMD labs were moved to Syria when nothing could be found in Iraq, Dr. Frazer now believes the al-Qaeda types she could not find in Somalia are regrouping in Eritrea. Obviously she wants to punish Eritrea under Washington’s Doctrine of Pre-emption, the right of the US to respond by force to any perceived threat to US interest anywhere in the world before the perception becomes a reality. It does not matter if the basis of the perception was fabricated intelligence, as this surely is; as surely as the intelligence on WMD was. By no stretch of the imagination does Eritrea pose a threat to US interest. As for Eritrea harboring terrorists, it is unthinkable. Yet in a one-two punch Dr. Frazer and the Ethiopian Ministry of Foreign Affairs made statements that accused Eritrea of a planned terrorist activity (Ministry of Foreign Affairs) or abetting terrorists (Dr. Frazer).

 

According to newswire account (AFP, February 1, 2007)), Dr. Frazer reportedly expressed concern because, elements of the defeated Islamists were "trying to reconstitute themselves either out of Saudi Arabia or Eritrea." Echoing one of Meles’ favorite characterization of Eritrea, she claimed that Eritrea was a "source of regional instability." While handling Saudi Arabia gingerly, Frazer vowed that eventually “Eritrea will see the limits of its actions to destabilise the Horn of Africa.” Parenthetically we have to note that while Dr. Frazer is flexing the mighty US muscle on small and resource poor Eritrea, Saudi Arabia, accused of the same charge is being handled with a lot of deference. Not exactly an act of courage.

 

How did the American diplomat know Eritrea was a destabilizing force? Of course the Ministry of Foreign Affairs of Ethiopia told her. Juan William of NPR is right: Meles is Africa’s Ahmed Chalabi, the purveyor of self-serving intelligence to a gullible Washington establishment. Read in disbelief this gem of a statement that was issued by the Ministry the day after Frazer made her charges against Eritrea. This time the target of disinformation is the new UN Secretary General, to implant in his mind the canard that Eritrea is a terrorist state, and to convince the rest of the world that Eritrea is an outlaw. The Secretary General may be new to this sort of crude games, but it is unlikely the other participants of the 8th African Summit, the EU officials or those representing the Arab League were surprised by the mendacity of the charges. Perfecting the Chalabi art of disinformation, this is what the statement said, in part:

 

“An attempt by the Eritrean regime, to mastermind terrorist attacks have successfully been foiled, the National Intelligence and Security Service and the Anti-terrorism Taskforce under the Federal Police Commission said. The terrorist attacks had been planned to be carried out during the 8th African Union Summit in which several African leaders, the UN Secretary General, senior officials of the European Union the Arab League as well as various countries from across the world were taking part, the statement said. “—Source: Ministry?

 

Eritrea harboring terrorists? Highly unlikely. There might be lots of unflattering things that one can say about the Eritrean Government but it would be totally off-base to pin crude and ****** terrorist activity on its leaders. So what explains the campaign to demonize Eritrea? Could it be that we are witnessing the emergence of a pretext for invading Eritrea?

 

There are personal and professional reasons that explain Dr. Frazer’s antipathy towards Eritrea. Firstly, it has to do with Eritrea’s refusal to budge from the “final and binding” ruling of the Ethippian Eritrean Border Commission to comply with Ethiopia’s demand that the ruling be revised to suit Ethiopia. The American diplomat adopted Ethiopia’s position, an unusual step for someone who came in as an honest broker.

 

In particular, Dr.Frazer reinterpreted a crucial clause in the Agreement “no authority to decide on ex aequo et bono” to say that delimitation should be on what’s good and fair to the current squatters at Badme. Either she had not read the Agreement or she was willfully irresponsible in her interpretation. At the last African Studies Association Meeting she suggested that the a referendum should take place in Badme to ask the residents whether Badme should be given to Ethiopia or Eritrea, an incredible suggestion given the original residents have been ethnically cleansed out of Badme and as the Commission’s findings of August 2002 indicated have been replaced by Ethiopians while the Eritrean inhabitants are currently rotting at a refugee camp. She did not suggest whether the original residents of Badme should be given the same opportunity to express their wishes through the referendum.

 

Dr. Frazer interpreted Eritrea’s refusal to budge from the border ruling as a personal affront. Once she had determined that Ethiopia was a principal ally of the US in the “war on terror, Dr. Frazer felt that Eritrea had to comply with Ethiopia’s wishes as a reward for Addis Ababa for agreeing to do America’s bidding in Somalia.. She pressured the Border Commission to hire as a consultant an American General with no discernable experience with border issues or cartography of any kind. She compromised her neutrality when she started advocating Ethiopia’s positions. Worse, in Eritrea’s eyes was her attempt to emasculate the heart of the border ruling by suggesting that the delimitation decision should be revised to conform to Ethiopia’s request. Her open advocacy of Ethiopia’s unlawful position on the ruling, made it impossible for the Border Commission to complete its task.

 

Subsequently, Eritrea lost faith in Dr. Frazer’s professionalism and even handedness. And when the American diplomat started making wild allegation about Eritrea harboring terrorists, it appears that she was looking for a pretext to nudge Meles to invade, to make Eritrea the first victim of the Washington Doctrine on Preemption. The campaign against Eritrea can only mean that the proxy invaders of Somalia have cast their eyes towards Eritrea. Meles, of course, needs very little nudging. An invasion of Eritrea would do wonders for his sagging domestic support. As he did with Somalia with the creation of the Transitional government of Somalia, Meles has created a rump group of Eritreans with hardly any support from the Eritrean public to buy into his designs on Eritrea. The three-member “coalition of the willing” has been formed. The rationale for invasion, as dubious as it is, has been made. The question is, When would they pull the trigger ?

 

We don’t know for certain if and when an invasion is coming. Washington, at least to the extent Dr. Frazer speaks for her government, is threatening to teach Eritrea a lesson. As for Meles he needs very little incentive. He has been etching for the right moment to invade. What about the collaborating Eritreans, the ones advocating a “strategic relationship “with Ethiopia? Do they know what they are getting into? One has to question the state of mind of those who confuse the occupation of Eritrea with the liberation of its people.

 

Those who think a campaign from the south even when blessed from Washington would bring the “peace, prosperity and democracy,” don’t know what is coming. Once they bargain away Eritrea’s sovereignty, nothing good would follow: no peace, no prosperity. Democracy? Don’t even think about it. There is no such thing as democracy without sovereignty. To have a fighting chance to build democracy first you have to have a State of your own. But may be that does not matter. They are there for themselves. If their mentors succeed, a big if by itself, the hitch-hikers may get a chance to don the trappings of power, but it will be a hollow one, as it will always be controlled from outside, and sadly, to the long lasting detriment of Eritrea and its people.

 

* The author is a professor of Economics based in the USA.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this