Sign in to follow this  
Liqaye

Miinooyin Dhibaatooyin Ba’an Ku Haya Dadka Ku Nool Gobalka Galgaduud.

Recommended Posts

Liqaye   

Dadka iyo duunyada ku nool degmooyin ka tirsan gobalka Galgaduud ayaa dhibaatooyin ba’an waxaa ku haya miinooyin lagu aasay xilliyadii ay socdeen dagaalada sokeeye deegaanadaasi.

 

 

 

Guddoomiyaha Degmada Ceel-dhheer Xuseen Maxamud Cosoble oo saakay u warramayay HornAfrik sheegay meelaha ugu daran ee ay miinooyinka ku jiraan

 

inay yihiin tuulooyin ka tirsan degmooyinka Ceel-dhee, Ceel-buur sida Caws-weyne, Bargaan iyo Xaaji Iimaan.

 

 

 

Deegaanadaasi ayey miinooyinka dhibaato ugu geysteen xoolo fara badan oo ay la qaraxday iyadoo dad badanna ay wax ku noqdeen.

 

 

 

Guddoomiyaha waxaa uu intaasi raaciyay in wadooyinka deegaanadaasi aysan wax gaadiid ah marin in ku dhow toban sano iyadoo miinooyinka ay xireen wadooyinkaasi, wuxuuna hey’adda ku shaqada leh hawlahaasi guddoomiyuhu ugu baaqay inay wax ka qabtaan dhibaatooyinka daran oo ay geysanayaan miinooyinka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this