Sign in to follow this  
Xargaga

Siyaaradii Sheikh Samaale. Could this be true?

Recommended Posts

Xargaga   

SIYAARO SIYAARO SIYAARO WAA SYAARADII

 

AABAHA SOOMAALIYEED.

 

Waa irir samaali aabihiis.(sh.Abdirahmaan samaali)

 

irir waa neynaasta sh. abdi raxmaan.

 

Waxaa la ogeysiinaya dadweynaha somaaliyeed meel kasta ay joogaan in lagu qabandoono wadanka Sweden, magaalada Gothenberg siyaaradii sh.samaali waxaana loga hadlidoonaa tariiq dii shiiska iyo dad kii ow la kulmay.Qasii dooyinki sh. samaali waxaa kamid ah.

 

Aslaamo cley kom yaa baxro nawaali

 

ab ta dau bi madxi shiisk samaali

 

sheikh Samaale Maxamad oo ah reer Aala bin Caqiil bin Abi Dhaalib oo ah aabaha ay ka soo farcameen somaali badnan keeda ( 60 % )Hada kahor ayaa lago qatay guriga Aadan cade ee ahaa madax weeni hii kowaad ee somaliya. sanadka markow ahaa 1960 waxaana lagu qaban doonaa wadanka Sweden, magaalada Gothenberg siyaaradii sheikh Samaale. Siyaarada waxaa la qabandoona maalinta taarikhda ay tahay 1da mey 2006.

 

Shekha waxaa ka soo farcamay 9 ka samaale oo kala ah 1. Gardheere Samaale 2. Mayle Samaale 3. Xammare Samaale 4. Xariire Samaale 5. Gariire Samaale 6. Irir Samaale 7. Maqarre Samaale 8. Garaare Samaale 9. Yaabur Samaale.

 

wexey isleyi hii *******.

 

Shekh Samaale waxaa lagu siyaarta Yurkud, gobolka Bakool. Sheikha Samaale waa aabaha somaalida waana halka magaca somaalida uu ka soo jeedo. Sheikh Samaale waxay isku waqti ahaayeen Sheikh Maxamad ********* oo ka soo jeedo Umawiyiinta.

 

Waxaa lagala soo xiriiri karaa siyaaradaasi guddiga qaban qaabada oo kala ah Sheikh Abdi Ali iyo Sh. Fuad Xaaji Maxamad A ala-al-Caqiil bin abii dhaalib

 

Ka soo qaybgal wanaagsan iyo gacmo furan oo idin leh

 

caaqilka samaali

 

Sh. Abu Fuad haaji mahamad aala –alcaqiil bin Abdi dhaalib.

 

alaqeliah@hotmail.com

 

Ku noqo beejka

 

dayniilecom @hotmail.com

 

[ January 18, 2006, 03:24: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this