Sign in to follow this  
Che -Guevara

This must be tradition in P/S Land

Recommended Posts

MAAMULKA HARGEYSA OO XABSIGA DHIGEY IMAAM LAGA YAQAANO HARGEYSA

 

 

Hargeysa- Maamulka Somaliland ayaa waxa uu xabsiga u taxaabeySheekh Cabdilaahi Sheekh Maxamuud Tusbax-weyne oo ah imaam ka khudbadeeye Masaajid ku yaala isla magaalada Hargeysa iyadoo aan la garaneyn sababta keentey xadhiga Sheekha.

 

Warku waxa uu intaa ku darayaa in habeenimadii xaleyto ay ciidamada Booliska ee maamulku soo qabteen wadaadka iyadoo isla markaa ay gurigiisa kala baxeen.

 

Wadaadka ayaan wax eedeyn ah aysan Dowladu usoo jeedin iyadoo maamulada Somaliland iyo Puntland ay bilihii danbe soo wajaheen qaraxyo iyo kacdoon diineed.

 

Xukuumada masoo shaac bixin kamana soo saarin wax war ah oo kaga hadleyso qabashada wadaadkan.

 

LaasqorayNET-Hargeys a

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

The Islamic communities in those regions need to revolt.

 

Take control of your own destinty instead of waiting for the agents of foreign powers to detain or export you.

 

Take example from the Islamic community in the South.

 

Once they were weak and hunted by bounty hunters, today they rule every region in the South and dictate what happens in society. LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

He was talking about siyaasada Somaliland iyo lixda april yaa oo diirsaday. Waxaas mu masajidkisa joogo ciid ka saraysa sharciga dalka oo yala ma jirto sxb

Share this post


Link to post
Share on other sites

The security forces of the Republic of Somaliland arrested a religious preacher to question him after he reportedly called people to come against the government. Sheikh Abdillahi Mohamoud was arrested Friday evening from his house and still remain in custody.

 

Sources close to the Police told Somalilandpress that the Sheikh as been calling a religious war against Somaliland government saying they have the best chance now to wage war against Somaliland during the political crisis in the country. Police said Sh. Abdillahi will be questioned about the issue.

 

Somaliland has been hit by a political crisis since last week when the Guurti announced that they extended the government’s term for about 6 months. This has created a tension among the population and the security forces are careful that Extremists might benefit the situation and carry out terror attacks against the government institutions.

 

 

Source: Somalilandpress

Share this post


Link to post
Share on other sites

He was talking about siyaasada Somaliland iyo lixda april yaa oo diirsaday. Waxaas mu masajidkisa joogo ciid ka saraysa sharciga dalka oo yala ma jirto sxb

Oo miyaa laga xiggaa wadaadka "siyaasada dalka"?

 

Mise waa inaa masaajidka laga dheeraadaa hadii la rabo doorashooyin iyo Siyaasad soo hadal qaadintooda?

 

Xaaji_xundjuf, walaal surtagal miyaa inaad aaminsantahay kala soocinta Diinta iyo Siyaasada,

oo aanad ka warqabin dhanka afkaarta noocaas ah naga soo galeen ama asalkoodi taariikhiga, iyo sido kale mawqifka Quraanka iyo Sunnada ee kuu waajahan arrimahaa (siday Nabiga siiradiisu uga turjumayso)?

 

Waayahee, inoo macnee ujeedadaada adoo cadeynaya falsafada aad ka ambaqaadaysid...

Share this post


Link to post
Share on other sites

My friend Somaliland does have a constitution and the wadaad needs to respect the law and order of that dastuur Somaliland has. As he said the people should come against the government. But we in Somaliland have a guurti and they said the president and vice president can stay in office for another six month. So he is willing to go against the law we have in Somaliland that is the problem. For example if a Somaliland local chief or caaqil would say the same he would get arrested wadaad is a citizen of Somaliland. Nothing more nothing less.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this