Sign in to follow this  
me

New Mosque in Hargeysa

Recommended Posts

me   

Labada gudoomiy ee guurtidda iyo baarlamaanka Somaliland oo manta dhagax dhigay musaajid laga dhisay

Warkii 16-Jun-2009 iyo Qormadii: sugulle

 

Waxaa manta si wada jira u dhagax dhigay musaajid laga dhisay xarunta labada golle ee guurtida iyo baarlamaanka somaaliland labadda gudoomiye ee saleebaan maxamuud aadan iyo c/raxaam maxamed c/laahi (c/raxmaan cirro).

 

Labada gudoomiye oo ka hadalay dhagax dhiga musaajidka ayaa labaduba tilmaamay inuu ahaa wax aad loogu baahnaa dhismaha musaajidkani ,xaruntuna ay aad ugu baahnay dhismaha muusajidkan , aadna aanu u soo dhawaynayno .

 

 

 

Isku duubni waxay ugu mahad celiyeen maamulka haya,ada safalka islaamigaee wadaniga ah ee alhuda oo iyagu u hawl galay dhismaha musaajidka iyo siduu u dhismi lahaa , waxay kaloo u duceeyeen cidkastoo ka qaybqaadatay dhismaha musaajidka iyo abaabulkiisaba .

 

 

 

Waxaa kaloo isna dhagax dhiga musaajidka ka hadlay gudoomiyaha haya,ada islaamiga alhuda cabdale abiib xuseen waxaana uu ka war bixiyay dadaalka ay u galeen dhismaha musaajidka ,isagoo sheegay inay qarashka dhismaha musaajidka ay ka soo qaadeen dad muxsiniina oo reer qadara , dhismaha musaajidkuna uu si rasmiya bari u bilaami doono kuna dhamaan doono mudo bila hadii alle idmo

 

 

 

Sugulle

 

Afnugaal.com

 

Hargaysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this