Sign in to follow this  
Dhubad.

People in Baay and Bakool getting ready for Jihaad

Recommended Posts

Dhubad.   

Culuma’u-diinka Gobalada Baay iyo Bakool oo Iclaamiyey Jihaad

 

Wararka naga soo gaaraya Gobalada Baay iyo Bakool waxay sheegayaan in salaaddii Jimcaha ee shalay Masajidda ku yaala gobaladaasi laga iclaamiyay in lala jihaado ciidamada shisheeye ee la damacsan yahay in la keeno Soomaaliya.

 

“Waxaan u diyaar garoobeynaa sidii aan ula jihaadi lahayn ciidamada shisheeye iyo cid kasta oo ku taageerta†ayuu yiri Sheekh ka is taagay masjid ku Magaalada Baydhabo oo sheegay in Dowladda Federaalka ay noqotay dowlad u adeegta, Caddowga Ummadda Soomaali-yeed, isagoo farta ku fiiqay wadanka Itoobiya.

 

Dadweynaha ku nool Magaalada Baydhabo ayaa caro weyn ka muujiyay in Dowladda Federaalka siiba Baarlamaanka uu u codeeyo in Soomaaliya la keeno ciidamo ka socda wadamada Afrika gaar ahaan wadamada deriska la ah Soomaaliya sida Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti.

 

source: Somalitalk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this