Sign in to follow this  
Juje

Taliyihii Ciidanka Boliiska Goboka Banaadir oo geeriyooday.

Recommended Posts

Juje   

Taliyihii Ciidanka Boliiska Goboka Banaadir oo ku geeriyooday dagaalka ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Hodon ee gobolka Banaadir.

 

Ina Lillahi Wa Ina Illeyhi Rajicuun...!

 

Cali_saciid.jpg

 

Shabelle: MUQDISHO

 

Saraakiisha ciidamada booliska dowladda KMG Soomaaliya ayaa Idaacada Shabelle u shegay in saakay uu geeriyooday Taliyihii ciidamada Booliska dowladda KMG ee gobolka Banaadir Cali Saciid Sheekh Xasan.

Taliyaha ayaa waxaa uu ku geeriyooday sida la xaqiijiyay agagaarka Fagaaraha Tarbuunka halkaasi oo ay ka socdeen dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay xoogaga ka soo horjeeda dowladda iyo ciidamada dowladda oo uu qeyb ka mid ah hogaaminayay.

Waxaa la sheegay in ay haleeshay rasaas ka mid aheeyd kuwii lagu dagaalamayay,waxaana mayedkiisa laga saaray goobta dagaalku uu ka dhacay sida ay Shabelle u sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo ku suganaa halka uu dagaalku ka dhacay ee degmada Hodon.

 

 

Allah uu naxaristo...amin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this