Sign in to follow this  
Garaad Bari

Sool maha Hargeysa ee waa Sool, waana Puntland......

Recommended Posts

Garowe: “ Sool maha Hargeysa ee waa Sool, waana Puntland, waana la arki doonaa Mawqifka dawladda Puntland” Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo ka hadlay mawqifka Puntland ee magaalada Laascaanood

 

Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Md. C/rishiid Maxamed Xirsi ayaa ka hadlay xaaladaha baarlamaanka Puntland iyo mawqifkooda ku aadan xaaladaha gobalka maqan ee Puntland ee Sool, gaar ahaana magaalada Laascaanood.

 

Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa shaaciyey in ay dawladda Puntland qaadatay mawqif cad oo ku aadan xaaladaha ka taagan Puntland, isla markaasna aysan marnaba dooneyn wax dhib ku ah Shacabka Soomaaliyeed, balse ay qaadan doonto mid ay ku difaacanayso jiritaankeeda iyo isku duubnida dadkeeda Puntland ahaaneed.

 

“ Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed, mar kasta waxa ay ka talinaysaa horumarka iyo amaan ay helaan Shacabka Soomaaliyeed, waxa ay ka soo horjeedaa in dhib iyo dagaal loo horseedo dad Soomaaliyeed, balse dad badan oo aan dooneyn taas ayaa jira, waxa ayna Puntland qaadan kartaa talaabo kasta oo ay dadkaasi iskaga difaacayso” Ayuu yiri Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo ka hadlay sida ay dadka qaarkood udoonayaan dagaalo iyo dibu dhac in ay Soomaaliya ku celiyaan.

 

Mudane C/rishiid wuxuu sheegay in ay magaalada Laascaanood oo ay hada heystaan Maamulka la baxay Somaliland, ay dib gacantooda ugu soo celin doonaan oo ay ka leeyihiin qorshe uu ka gaabsaday in uu ka hadlo, isagoo cadeeyey in maalin maalmaha ka mid ah la arki doono.

 

“ Baaqyo badan oo nabdeed ayaan udirnay waxgaradka iyo Shacabka gobalada Waqooyi Galbeed Soomaaliya, oo aan leenayahay wiilashiina kala baxa Sool, wey ka gaabsadeen taasi, waxa ayna ila tahay maalin kale ayay garan doonaan” Ayuu si caro leh uyiri Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland, oo aad uga hadlayay xaaladaha magaalada ka maqan gacanta dawladda Puntland.

 

“ Maalin ayay soo galeen Somaliland Laascaanood, maalin aan fogeyne, waa ay kala bixi doonaan wiilashooda, ayagoo dhagahooda ka furaystay baaqyo caalami ah iyo dadaalo xoog leh oo ay usoo jeediyeen dad kala gedisan, Puntland-na kama leexan doonto waajibaadkeeda Dastuuriga ah ee saaran” Ayuu yiri Gudoomiyaha baarlamaanka.

 

Mr. C/rishiid wuxuu sidoo kale sheegay in ay dhawaan furmi doonaan wada hadalada baarlamaanka Puntland (31-Octobar-09), kaasoo ay uga hadli doonaan xaalado kala gedisan oo ay ku jiraan qodobo xasaasi ah oo ay eegi doonaan baarlamaanka Puntland ee Soomaaliya.

 

Miisaaniyada dawladda Puntland, Dastuurka rasmiga ah ee Puntland, Arrimaha Doorashada, Nidaamka Asxaabta badan, Xeer la dagaalanka Burcad Badeeda iyo Astaanta iyo Calanka Puntland ee gaarka ah ayaa lugu soo qaadayaa fadhiga golaha Shacabka ee dawladda Puntland ee Soomaaliyeed.

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

Taasi waa run. Arintaan arin utaala dadka u dhashey Sool weeyaan. I do not want Puntland to waste blood and treasure on these sool folks. They are capable of defending their own interests, so we should mind our own business and let them deal with the marfash dwellers up north however they deem it necessary.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Sool shuqul kumalaha somaalidiidka wareersan oo geedka ugu xiraan Daahir Riyaale. Sool waa gobol soomaaliyeed dadka sool na waa ummad jecel midnimada iyo hormarka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xaaji, this is not an issue of somaliland at all anymore, the issue is between creating a darwish-land or sticking to puntland.

 

Their is not 1 single garaad in hargeisa, all their is are people who are looking out for their personal interest and pay-cheque. They represent themselves and not really their constiteunts.

 

The serious under-lying issue facing the people of las canood is: Sub-clan issues within the darwish people in particular those around talex who have been the ruling class of darwish have not recieved overwhelming support from their fellow darwish brothers.

 

This Nairobi meeting was to sort out those internal issues and for the darwish people to stand towards 1 direction. Most likely they are going to stand behind garad saleban, as he is the heavyweight of all the garaads without a shadow of a doubt.

 

So the issue is not of somaliland, as long as 1 garaad is not in somaliland, the people majority wise can not consider hargeisa.

 

Hargeisa future is already sorted out, the day federalism was proposed is the day hargeisa dreams died out.

 

The federal option is not joking matter. This is internationally endorsed framework of somalia, no matter how long the war goes on in the ground, we can wake up 1000 years later for all the world cares, but we will still be following this system.

 

So get used to it boys and adapt to it because your future is this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr Somalia cali sandule iyo ina cambaashe ka dhadhicii iyo fuaad adan cade aniga ha iga dhadhiciin, lascanood iyo gobolka sool where part of Somaliland for the passed 2 years ciid ka mudaharadaysa na waligay ma arkiin intay heysten.

Garaad jamac garaad cali garaad jamac kalsoonidii puntland wuu kala noqday garaad jamac garaad ismacil lives in lascanood wanu raali buu ka yahay Dawlada Somaliland

Garaad selebaan na garowe wuu fadhiyaa

Dawlada somaliland did good for gobolka soo dilki badna eeh gobolka ka dhacayee wuu joogsaday remmeber when it was part of puntland dad ba lugu diili jiray lascanood wa hadaad run sheegeysiid.

 

As for federalism if u like it adigu wadankaga ku dhaq aniga ha ila iiman.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Sool defacted to Somaliland due to internal conflicts amongst the people of Sool themselves, not through mugged ones might or political strategy. Your inferiority complex and identity syndrome urges you to believe in a myth that you are significant. Sool is a home to the Darawiish and in the North East Neighborhood (Punltland) which fathered "Somaaliweyn". We shall see what comes from the conference in Nairobi and if united there should soon follow a defeat like the previous one in Dhahar (Haylaan).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Garaad jamac garad ali kalsoonida wuu kala wareegtay dawlada farole, not dawlada puntland. That is where you get confused, the garaad doesn't support farole, but is an ardent supporter of puntland.

 

If garad jamac was supporter of somafiland why is he always going around to nsum meetings? you got to be kidding yourself sxb.

 

Secondly as for your dreaming indepedence, it is not possible because of ssc and awdal. The day u included those regions, is the day your idea failed. Because these regions are either. A: Pro Somalia. B: Pro Darwishland. C: Pro Puntland.

 

Somafiland doesn't even come into the equation. So you will have no choice but to join federalism because you can't create a border for yourself because the half of somaliland regions reject it.

 

Listen sxb, i can't just sit in my house in new zealand and declare a republic just because i see it fit to do so, their procedures and protocols to follow. The same goes for your lala land. It's fake state, its going nowhere, ppl all tahrib due to poverty, your hargeisa elite are in the tfg. Awdal hates sland, ssc was never apart of it to begin with. And even your top hargeisa guys like rageh omar laugh at u.

 

Your a joke to somalis sxb and even to your own people and noone even takes your politics serious only the somaliland tfg guys talk about noone else.

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

Sool maaha hargeysa ee waa sool waana puntland. Wallahi maxaa bahashi qabyaladda ahayd weli ummadii lagu afuufayaa. This statement reminds me of the regional historic events. When caynaba was a battle ground the famous poet Yawle talked to the residents of this areas and advised them to calm down and peacfully share the God given resources pointing that conflict and war cries would scare none but the very crying lots. Just like what we are seeing today. The agressors didnt heed the advice and the result was "Hooyoi hoosta igeli".That is when the same poet who was calling for the calm followed it with the famous Poem. Inbadan baa nugaal murantu tagnayd, qolaba qola damcasnaid inay muquunshaan. I am sure TFG guru, Xiin-faniin got this in his archives.It seems now the history is repeating itself and the dwellers of this wretched part of the world still dwell in those jahiliya times while the few who were lucky to venture out of this areas could not come back with nothing more than war drumming conferences. :mad: :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Juma-nne well shukul kuma lahaa snm-land sool iyo sanaag and cayn. The garaads at the time of somaliland british colonialist never ever signed the treaty to be apart of somaliland.

 

However there is no point even arguing from historical point, because 1960 politics is totally irrelevant in todays politics.

 

I can't go to kilinka shanaad and say "hey you amharas that land was part of italian somaliland and want it come back to it's colonial borders" qof ka oglaneyo ma jirto.

 

Because colonial borders play no relevance in todays politics. It's the past, today is the present. That is why 17 years hargeisa has been the laughing stock of somalia. Miserable people lol. However i must say it has worked excellently in puntland favor, because as long as they remain unrealistical puntland has time to sort out somalia while the world ignores them. By the time somalia is sorted..Their will be f-16's from america landing at berbera giving them an ultamitum either join federalism or consider yourself a rebel!!!

 

Quite defying really, either they will be genocided and a new ppl settled in snm land or they will cede to federalism. Federalism is realistic it has the backing of big time allies around, sland seccessionism has no backing. You see who has the political leverage?

 

War dadkasi sxb, ceeb weyn baa sugeyso just watch. And the funny thing is in the history books their going to down as the people who can never be trusted for patriotism just like their forefathers.

 

As for the case of ssc, I wouldn't be to concerned, word on the street in garowe is "galkacyo was held for 2 years by usc" "las canood also seems to be the case" lakin 2 years dhaafi meyso inshallah.

 

That is just word on the street though!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

cowke i was hearing those storys for 19 years

and somaliland is still standing i was hearing this in 2001 2002 and i am stil

 

about garaad jamac i never said he supported somaliland bu the is not a puntland supporter to

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Cowke:

Juma-nne well shukul kuma lahaa snm-land sool iyo sanaag and cayn. The garaads at the time of somaliland british colonialist never ever signed the treaty to be apart of somaliland.

 

However there is no point even arguing from historical point, because 1960 politics is totally irrelevant in todays politics.

 

I can't go to kilinka shanaad and say "hey you amharas that land was part of italian somaliland and want it come back to it's colonial borders" qof ka oglaneyo ma jirto.

 

Because colonial borders play no relevance in todays politics. It's the past, today is the present. That is why 17 years hargeisa has been the laughing stock of somalia. Miserable people lol. However i must say it has worked excellently in puntland favor, because as long as they remain unrealistical puntland has time to sort out somalia while the world ignores them. By the time somalia is sorted..
Their will be f-16's from america landing at berbera giving them an ultamitum either join federalism or consider yourself a rebel!!!

Quite defying really, either they will be genocided and a new ppl settled in snm land or they will cede to federalism. Federalism is realistic it has the backing of big time allies around, sland seccessionism has no backing. You see who has the political leverage?

 

War dadkasi sxb, ceeb weyn baa sugeyso just watch. And the funny thing is in the history books their going to down as the people who can never be trusted for patriotism just like their forefathers.

 

As for the case of ssc, I wouldn't be to concerned, word on the street in garowe is "galkacyo was held for 2 years by usc" "las canood also seems to be the case" lakin 2 years dhaafi meyso inshallah.

 

That is just word on the street though!!!

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this