Sign in to follow this  
Kashafa

Must read: Kismaayo-News expose

Recommended Posts

Kashafa   

Kismaayo-News out with another investigative piece that exposes the teetering TFG and how it has resorted to naked clan politics(in la isku habar wacdo, "alayaaay tolaay iga soo gaara" in it's final hours of existence in a desperate bid to stave off defeat. Abdullahi Yusuf is a suufi saint compared to the clan machinations of Shariif Al-Khabeeth Ahmed.

 

Full article.

Halkaasi waa laga sii talaabsaday oo Shariifka ayaa
shaqsiyan u wacay
Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere)
oo ay qaraabo yihiin
, una sheegey in
kursigiisa uu qiilqiil ku jirro
(
:D:D
) , kana codsaday in maanta ay tahay maalintii uu garab uga baahnaa, haddii uu caawiyana uu u abaal gudi doono, wararka aan heleyno qaarkood waxay sheegayaan in Maxamed Dheere Dayuurad lagu keeney Xamar .

 

Saxaafada qaar ayaa saacadihii ugu dambeeyey tabineysey in Shariifka uu kullan albaabada u laaban la leeyahay Maxamed Dheere , jiho wareer baddan ayaa ka jirra halka lagu jiheynayo Maxamed Dheere oo aan iminka gacanta ku heeynin wax awood ciidan ah, warar aanan la xaqiijinin ayaa ka hadlaya in laga yaabo in Maxamed Dheere loo magacaabo wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga.

Waxaa iyana jirta in rag ay ka midyihiin
Xusseen Weheliye Cirfo
, hogaamiye kooxeedkii heysan jirrey Afgooye looga yeerey gobolada dhexe,
Qanyare
,
Muuse iyo Xaaraan Ku-naax
ayaa dhamaantood hoos wax loogu sheegey, ayna muuqato in ay howlahooda qansanayaan.

Marka loo fiirsado dhamaan astaamaha jirra, DKMG ah waxay taagantahay halkii dowladii ka horeeysey ee Cabdullaahi Yuusuf, taasoo ah in ay hesato
oo kaliya xoogaa moori.yaan ah oo Cabdi Qeybdiid uu hogaamiyo
, iyo kumanaan xabashi ah.

On the Noble Muqaawama:

Waxaa intaasi dheer in muqaawamada ay heeysato hub casri ah oo riddo dheer oo dhawaan dalka yimid, midowga Afrika ayaa hubkani ka calaacalay, hubkani waa mid liishaankiisu dheeryahay, waxaa ka mid ah gantaalo taangiyada dhalaaliya, arrintani waa
walwalka ugu baddan ee heysta AMISOM
, waxay xittaa wararku sheegayaan in hubka lidka dayuuradaha oo casri ah uu gacanta u galay muqaawamada

Qorshaha rasmiga ah ee muqaawamada waa in markani ay galaan
dagaal fool ka fool
ah, waxayna joojiyeen qorshihii “ku dhufo oo ka dhaqaaq”, tani waxay ka turjumeysaa baaxada awoodooda, hubka ay heystaan iyo waliba dhiiranaanta ku jirta, waxay isu keeneen ciidamadii ugu badnaa oo laga fillan karay, waxay xittaa howlgaliyeen ciidamo gaar ah oo hoowshoodu ay kaliya tahay dagaal galinta, waxay ku xeeldheeryihiin dhanka muqaabaraadka.

The TFG basturd that was conceived in the fleshpots of Nairobi by the devilish congregation of warlords and war criminals and that was delivered to Mogadisho on the back of Ethiopian tanks will be terminated once and for all in the coming few weeks and months. 2010 will dawn upon Umada Soomaliyeed oo Xalaasha ah with a Islamic government operating in full swing, inshallahu tacaala.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this