Sign in to follow this  
miles-militis

300,000+ livestock ships from Bossaso today.

Recommended Posts

Xoolo Somalida waxa loo dhoofiya wadamada Carabta

Xoolo ku dhow 300 oo kun oo neef oo ari ah ayaa tobankii maalmood ee la soo dhaafay ka dhoofay dekeda magaalada Bosaso.

 

Xoolahaas ayaa loo kala dhoofiyay dalalka Saudi Arabia iyo khaliijka.

 

Waxaa kale oo hadda ku sugan maxjarka magaalada Bosaso ari kale oo gaaraya 300 oo kun sida uu sheegay wasiirka maaliyadda Puntland Faarax Cali Jaamac oo maanta shir jaraa’id ku qabtay dekedda Bosaso gudaheeda.

 

Intii xayiraada ka qaaday Saudi Arabia dhoofinta xoolaha somalida ayaa waxa jirta in xoolo badan la dhoofiyey dekedaha Bosasso iyo Berbera.

 

Xoolaha Bosasso ka dhoofay

Axmed Maxamed Cali

BBC Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this