Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

Siyaasada Soomaalida ee Qurbaha: Maxaa kuugu yaabka badnaa ee aad aragtey!

Recommended Posts

Anigu shaqsi ahaan waxaa iigu yaabka badnaa mar aan tagay dalka England, ayaa waxaa guri aan deganaa igu soo garaacay laba nin oo ah Tabliiq Soomaalilanders Durbadiiba waxay igu bilaabeen dacwada Soomaaliland, meeshii aan ka sugaayay Kalimatu Laa'ilaaha Ila Lah.

 

Jeebabkooda ayay waxay kasoo saareen calamo yar yar iyo Istiikaro. waxay yiraahdeen "Iibso walaal, Support garee Soomaaliland".

 

Waxaan aad ula yaabay ragan dacwada ka dhigtey faa'finta Soomaaliland, iyagoo u faafinaaya sidii Diin. Guryahana dadka ugu garaaca sidii....

 

Adigu Maxaa kuugu Yaabka Badnaa???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this