Sign in to follow this  
AYOUB

SH. MAXAMED OO MAXKAMADDA LA HORKEENAY

Recommended Posts

AYOUB   

SH. MAXAMED OO MAXKAMADDA LA HORKEENAY SHALAY IYO WARBIXIN KU SAABSAN MAXKAMADDII SHALAY

Hargeisa (Sanaagweb.com) Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 09/11/2006 maxkamadda Hargeisa dib uga furantay dacwad ka dhan ah wadaaddo uu ka mid yahay Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil, waa kalfadhigii shan iyo tobnaad ee la horkeeno Sh. Maxamed Sh. Ismaaciil maxkamadda horteeda, waxaa saaka subaxnimadii laga soo qaaday jeelka oo ku yaalla badhtamaha magaalada Hargeisa Sheekha iyo wadaaddo kale oo uu ku jiro sheekhu, wadaadadan maxkamadda la keenayey oo sitay hal direys oo isku mid ah oo ah laba go’ oo cad cad iyo shaadhadh mad madow, iyaga oo ku dhawaaqayey ‘’Allaahu Akbar Allaahu Akbar’’.

 

http://www.sanaagweb.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this